{"id":169968,"date":"2022-06-01T22:20:40","date_gmt":"2022-06-01T19:20:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169968"},"modified":"2022-06-01T22:20:40","modified_gmt":"2022-06-01T19:20:40","slug":"fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/","title":{"rendered":"Fahad Yaasiin oo laga qaaday Ciidankii ilaalada u ahaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-131589\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png\" alt=\"\" width=\"549\" height=\"616\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png 549w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin-267x300.png 267w\" sizes=\"(max-width: 549px) 100vw, 549px\" \/><\/p>\n<p>Sida ay ilo wareedyo ka tirsan hey\u2019adda NISA xaqiijiyeen Taliyaha cusub ee hey\u2019adda NISA Mahad Salaad ayaa amar ku bixiyey inay soo xaroodaan askarta iyo gaadiidka ilaalada ka ah guriga Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>Illaa 30 askari oo ka tirsan ciidanka NISA iyo labo gaari oo kuwa dagaalka ah ayaa la siiyey amarkaan, kuwaas oo ilaalo ahaan u jooga guriga Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>Waxaa maanta aad baraha bulshada loogu faafiyey war sheegayey in la weeraray hoyga Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin, balse waxaan laxaqiijiyay in uusan dhicin wax weerar ah.<\/p>\n<p>Ciidamadaan oo wata laba gaari ayaa lagu amray inay ku soo laabtaan shaqadoodii hore, maadaama ay ka mid yihiin ilaalada Taliyaha NISA oo hadda loo magacaabay Mahad Salaad.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin ayaa hada dalka ka maqan, wuxuuna bartamihii bishii hore u safray dalka Turkiga, maalin kadib markii la doortay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin oo mar ahaa jiheeyaha siyaasadda Soomaaliya ayaa hadda dibad joog ka ah siyaasadda, kadib markii uu guul dareystay madaxweyne Farmaajo oo mudo uu kala shaqeynaayey dib u doorashadiisa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay ilo wareedyo ka tirsan hey\u2019adda NISA xaqiijiyeen Taliyaha cusub ee hey\u2019adda NISA Mahad Salaad ayaa amar ku bixiyey inay soo xaroodaan askarta iyo gaadiidka ilaalada ka ah guriga Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin. Illaa 30 askari oo ka tirsan ciidanka NISA iyo labo gaari oo kuwa dagaalka ah ayaa la siiyey amarkaan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131589,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169968","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fahad Yaasiin oo laga qaaday Ciidankii ilaalada u ahaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fahad Yaasiin oo laga qaaday Ciidankii ilaalada u ahaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida ay ilo wareedyo ka tirsan hey\u2019adda NISA xaqiijiyeen Taliyaha cusub ee hey\u2019adda NISA Mahad Salaad ayaa amar ku bixiyey inay soo xaroodaan askarta iyo gaadiidka ilaalada ka ah guriga Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin. Illaa 30 askari oo ka tirsan ciidanka NISA iyo labo gaari oo kuwa dagaalka ah ayaa la siiyey amarkaan, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-01T19:20:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"616\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/\",\"name\":\"Fahad Yaasiin oo laga qaaday Ciidankii ilaalada u ahaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png\",\"datePublished\":\"2022-06-01T19:20:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png\",\"width\":549,\"height\":616},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fahad Yaasiin oo laga qaaday Ciidankii ilaalada u ahaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fahad Yaasiin oo laga qaaday Ciidankii ilaalada u ahaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fahad Yaasiin oo laga qaaday Ciidankii ilaalada u ahaa - Wardoon","og_description":"Sida ay ilo wareedyo ka tirsan hey\u2019adda NISA xaqiijiyeen Taliyaha cusub ee hey\u2019adda NISA Mahad Salaad ayaa amar ku bixiyey inay soo xaroodaan askarta iyo gaadiidka ilaalada ka ah guriga Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin. Illaa 30 askari oo ka tirsan ciidanka NISA iyo labo gaari oo kuwa dagaalka ah ayaa la siiyey amarkaan, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-01T19:20:40+00:00","og_image":[{"width":549,"height":616,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/","name":"Fahad Yaasiin oo laga qaaday Ciidankii ilaalada u ahaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png","datePublished":"2022-06-01T19:20:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Fahad-Yaasiin.png","width":549,"height":616},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-laga-qaaday-ciidankii-ilaalada-u-ahaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fahad Yaasiin oo laga qaaday Ciidankii ilaalada u ahaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169968"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169968"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169969,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169968\/revisions\/169969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131589"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}