{"id":169974,"date":"2022-06-02T11:35:46","date_gmt":"2022-06-02T08:35:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169974"},"modified":"2022-06-02T11:35:46","modified_gmt":"2022-06-02T08:35:46","slug":"dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Macawiisley oo si yaab leh uga aargutay Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169975\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42.png\" alt=\"\" width=\"1774\" height=\"1204\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42.png 1774w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42-300x204.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42-1024x695.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42-768x521.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42-1536x1042.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42-696x472.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42-1068x725.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42-619x420.png 619w\" sizes=\"(max-width: 1774px) 100vw, 1774px\" \/><\/p>\n<p>Maleeshiyaad ka tirsan beesha Xawaadle ayaa weerar aar gudasho ah ku qaaday fariisin ay kooxda Al-Shabaab ku laheed degaan lagu magacaabo Booco oo ka tirsan gobolka Hiiraan, iyagoo dilay ku dhowaad 20 dagaalame.<\/p>\n<p>Dableydaan oo qaab qabiil u abaabulan ayaa ka jawaabaysay dilkii Nabadoon Cali Macalin Maxamuud (Cali Dheere) 27-kii May loogu geystay magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Nin ka mid ah ragga weeraray Al-Shabaab ee beesha Xawaadle ayaa BBC u sheegay inay weerarka ka hor la xariireen kooxda, iyagoo weydiiyey sababta loo dilay Nabadoonka, balse wuxuu sheegay inay si kibir ku jiro ay ugu jawaabeen, iyagoo uga been abuurtay inuu ku jiray ergadii xildhibaanada soo dooratay.<\/p>\n<p>\u201cNabaddoonkeennii oo aan naqaanno in uu ahaa nin nadiif ah oo Muslim ah, ummadda aan dhibaatayn, cid kale aan gardaysan, doorasho aan ka qaybgelin, ergo kale aan ka qayb qaadan, ayay noo sheegeen in uu gaal murtad ah ahaa, jawaabtooduna nalama su\u2019aali karo ayay noqotay, si isla weyni leh ayay noola hadleen,\u201d ayuu yiri nin ka mid ah dableyda dagaalka ku qaadday Al-Shabaab oo sababo amni dartood u codsaday in aan la magacaabin.<\/p>\n<p>Ninkaas ayaa sidoo kale sheegay in Al-Shabaab ay horay Beledweyne ugu dishay dad badan oo qabiilkooda ka soo jeeda, balse hadda kadib aysan aqbali doonin dilalkii loogu geysa jiray shaatiga Shabaabka.<\/p>\n<p>\u201cWaxay ahaayen dad annaga eheladeenna ah oo habeenkii inta badan marka ay cishaha ka soo baxaan ay dilayeen, inta badanna waa ay ka garaabi waayeen. Marka lala hadlana waxay dhahayeen nalama hadli kartaan oo nama weydiin kartaan dadkaas gaalada ah ee murtidiinta ah. Mana garan karno annagu halka dadkeenu ay gaalo iyo murtadiin ku noqdeen,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray.<\/p>\n<p>Ninkaan ayaa xusay inay weerareen \u2018taliskii ugu weynaa\u2019 ee Al-Shabaab ay ku lahaayeen degaanka Booco ee gobolka Hiiraan, isla markaana ay dileen in ka badan toban dagaalame, sidoo kalena ay la wareegeen saldhiggii iyo maxkamad ay halkaas ku lahaayeen. Wuxuu sheegay inay dagaalkii shalay ku qabteen maxaabiis ay markii dambe sii daayeen.<\/p>\n<p>Mar la waydiiyay dhankooda khasaaraha gaaray wuxuu ku jawaabay, \u201cAnnaga wax khasaare ah oo nasoo gaaray ma jiro, dad aad u taxaddaraya oo meesha si feejigan ku galay ayaan ahayn.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWay sarriigasho beeshay haddiiba qofka isaga oo aan dambi gelin la dilayo, haddii uu galana la dilayo, qof haddii la dilo qof un baa loo dilaa, marka mudankii ay laheeyeen ayaan marsiinay Al-Shabaab oo dhawr toban qof ayaan ka dilnay, haddii ay berri sidoo kale nagu sameeyaanna sidii si lamid ayaan u xasuuqi doonnaa,\u201d ayuu yiri ninkaan oo magaciisa sababo amni loo qariyey.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii ninkaan wuxuu sheegay in ay qabiil ahaan isku abaabuleen, ayna ka go\u2019an tahay in qofkii Shabaab ka disho ay u aaraan, macawiisleydaan is abaabushay ayaa shalay degaanka Booco kala wareegtay Al-Shabaab, kadib dagaal culus oo ka dhacay degaanka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F735177141010255%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maleeshiyaad ka tirsan beesha Xawaadle ayaa weerar aar gudasho ah ku qaaday fariisin ay kooxda Al-Shabaab ku laheed degaan lagu magacaabo Booco oo ka tirsan gobolka Hiiraan, iyagoo dilay ku dhowaad 20 dagaalame. Dableydaan oo qaab qabiil u abaabulan ayaa ka jawaabaysay dilkii Nabadoon Cali Macalin Maxamuud (Cali Dheere) 27-kii May loogu geystay magaalada Beledweyne. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169975,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169974","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Macawiisley oo si yaab leh uga aargutay Al-Shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Macawiisley oo si yaab leh uga aargutay Al-Shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maleeshiyaad ka tirsan beesha Xawaadle ayaa weerar aar gudasho ah ku qaaday fariisin ay kooxda Al-Shabaab ku laheed degaan lagu magacaabo Booco oo ka tirsan gobolka Hiiraan, iyagoo dilay ku dhowaad 20 dagaalame. Dableydaan oo qaab qabiil u abaabulan ayaa ka jawaabaysay dilkii Nabadoon Cali Macalin Maxamuud (Cali Dheere) 27-kii May loogu geystay magaalada Beledweyne. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-02T08:35:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42-1024x695.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"695\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Macawiisley oo si yaab leh uga aargutay Al-Shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42.png\",\"datePublished\":\"2022-06-02T08:35:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42.png\",\"width\":1774,\"height\":1204},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Macawiisley oo si yaab leh uga aargutay Al-Shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Macawiisley oo si yaab leh uga aargutay Al-Shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Macawiisley oo si yaab leh uga aargutay Al-Shabaab - Wardoon","og_description":"Maleeshiyaad ka tirsan beesha Xawaadle ayaa weerar aar gudasho ah ku qaaday fariisin ay kooxda Al-Shabaab ku laheed degaan lagu magacaabo Booco oo ka tirsan gobolka Hiiraan, iyagoo dilay ku dhowaad 20 dagaalame. Dableydaan oo qaab qabiil u abaabulan ayaa ka jawaabaysay dilkii Nabadoon Cali Macalin Maxamuud (Cali Dheere) 27-kii May loogu geystay magaalada Beledweyne. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-02T08:35:46+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":695,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42-1024x695.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/","name":"DHAGAYSO:-Macawiisley oo si yaab leh uga aargutay Al-Shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42.png","datePublished":"2022-06-02T08:35:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-02-at-09.34.42.png","width":1774,"height":1204},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-macawiisley-oo-si-yaab-leh-uga-aargutay-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Macawiisley oo si yaab leh uga aargutay Al-Shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169974"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169974"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169976,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169974\/revisions\/169976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169975"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}