{"id":169977,"date":"2022-06-02T11:41:32","date_gmt":"2022-06-02T08:41:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169977"},"modified":"2022-06-02T11:41:32","modified_gmt":"2022-06-02T08:41:32","slug":"dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/","title":{"rendered":"Dad isku qoys ah oo lagu dilay Dhoobleey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169978\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1654141754297.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1654141754297.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1654141754297-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay waxaa ay laba qof oo Shacab ahaa ku dileen duleedka Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose, iyaga oo dilka kadib Goobta isaga baxsaday.<\/p>\n<p>labada qof ee la dilay oo ahaa dad isku qoys ah ayaa maleeshiyaadka hubeysan ay ugu tageen guryahooda, waxaana wararka la helayo ay sheegayaan in dilkaan uu salka ku haayo arrimo la xiriira aanooyin qabiil.<\/p>\n<p>Ciidamo katirsan kuwa Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku baxay halka uu dilka ka dhacay balse aysan ku guuleysan inay gacanta ku dhigaan maleeshiyaadkii hubeysnaa ee dilka u geystay dadka Shacabka ahaa.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay ayaa degano hoosyimaada degmooyinka Dhoobley Afmadow iyo degaanka Gariley\u00a0 waxaa kajiray colaad Beeleedyo, waxaana habeen ka hor degaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose arrimo la xiriira aano qabiil loogu dilay hal qof halka laba kalena loogu dhaawacay.<\/p>\n<p>Maamulka Jubbaland ee ka arrimiya degaannada Gobolka Jubbada Hoose ayaan weli ka hadlin dilalkaas, iyada oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ay degaannada Gobolkaas kusoo laab laabteen colaad Beeleedyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay waxaa ay laba qof oo Shacab ahaa ku dileen duleedka Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose, iyaga oo dilka kadib Goobta isaga baxsaday. labada qof ee la dilay oo ahaa dad isku qoys ah ayaa maleeshiyaadka hubeysan ay ugu tageen guryahooda, waxaana wararka la helayo ay sheegayaan in dilkaan uu salka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169978,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dad isku qoys ah oo lagu dilay Dhoobleey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dad isku qoys ah oo lagu dilay Dhoobleey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay waxaa ay laba qof oo Shacab ahaa ku dileen duleedka Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose, iyaga oo dilka kadib Goobta isaga baxsaday. labada qof ee la dilay oo ahaa dad isku qoys ah ayaa maleeshiyaadka hubeysan ay ugu tageen guryahooda, waxaana wararka la helayo ay sheegayaan in dilkaan uu salka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-02T08:41:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1654141754297.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/\",\"name\":\"Dad isku qoys ah oo lagu dilay Dhoobleey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1654141754297.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-02T08:41:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1654141754297.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1654141754297.jpeg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dad isku qoys ah oo lagu dilay Dhoobleey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dad isku qoys ah oo lagu dilay Dhoobleey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dad isku qoys ah oo lagu dilay Dhoobleey - Wardoon","og_description":"Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay waxaa ay laba qof oo Shacab ahaa ku dileen duleedka Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose, iyaga oo dilka kadib Goobta isaga baxsaday. labada qof ee la dilay oo ahaa dad isku qoys ah ayaa maleeshiyaadka hubeysan ay ugu tageen guryahooda, waxaana wararka la helayo ay sheegayaan in dilkaan uu salka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-02T08:41:32+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1654141754297.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/","name":"Dad isku qoys ah oo lagu dilay Dhoobleey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1654141754297.jpeg","datePublished":"2022-06-02T08:41:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1654141754297.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/FB_IMG_1654141754297.jpeg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-isku-qoys-ah-oo-lagu-dilay-dhoobleey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dad isku qoys ah oo lagu dilay Dhoobleey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169977"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169977"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169979,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169977\/revisions\/169979"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169978"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}