{"id":170029,"date":"2022-06-03T10:00:45","date_gmt":"2022-06-03T07:00:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170029"},"modified":"2022-06-03T10:00:45","modified_gmt":"2022-06-03T07:00:45","slug":"dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Cabdiweli Gaas\u201cMarkaan xilka waayay ayuu miyirku ii soo laabtay\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170030\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Puntland, horayna usoo noqday Ra\u2019iisul Wasaarihii Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ka sheekeeyay sida uu xaalkiisu noqday markii uu labo jeer ku guul darraystay xil uu u tartamayay.<\/p>\n<p>Gaas, oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya ayaa isaga oo u warramay Banaamijka Muusigga iyo Salaamaha ee BBC-da sheegay in xilliga lagu jiro loollanka siyaasadeed ay adag tahay inaad qaadato talooyinka qaarkood ee wax ku oolka kuu ah, ee laguu soo jeediyo.<\/p>\n<p>Siyaasiinta ayaa marka ay raadinayaan jagooyinka waxay galaan tartan siyaasadeed oo adag, kaasi oo ay rabaan inay ku hantaan guusha.<\/p>\n<p>Arrintaasi ayaanu wax ka weydiinay Ra\u2019iisul wasaarihii hore, Cabdiweli Cali Gaas, isagoo ka sheekeeyay xili uu isu sharaxay labo kursi, kuwaasi oo kala ahaa madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Puntland, oo labadaba uu ku guul darraystay.<\/p>\n<p>\u201cHorta been kuu sheegi maayo, runtii waa iga dhab labada xilba markaan waayey ayuu miyirku ii soo laabtay, horta fiiri qofka marka uu tartan ku jiro miyir ma leh sow ma ogid,\u201d ayuu yidhi Gaas.<\/p>\n<p>Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxa uu soo noqday Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya intii u dhaxeysay bishii June ee sanadkii 2011 ilaa bishii October ee sanadkii 2012, wax yar kaddibna waxa uu noqday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee xiligaasi la dhisay.<\/p>\n<p>Muddadii uu ahaa Ra\u2019iisul Wasaaraha, Cabdiweli Cali Gaas waxaa uu dejiyay \u201d Geeddisocodka Ku-meel-gaadhka ah, kaasoo ah geeddi-socod siyaasadeed oo keenay halbeeg cad oo horseeday in dalka laga dhiso hay\u2019ado dimuqraaddi ah oo joogto ah.<\/p>\n<p>8-dii January ee sanadkii 2014-kii ayaa loo doortay Madaxweynihii 5-aad ee dowlad goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Cabdiweli Gaas ayaa mar uu ka hadlayey xilliyada xilka la doonayo in ay adag tahay go\u2019aan qaadashadu, qofkana uusan aqbali karin talooyin badan oo ku aaddan kursiga uu u hanqal taagayo.<\/p>\n<p>\u201cNasteexada ugu fiican haddii lagu siiyo xitaa ma qaadanaysid, taadaa ayaa kuu cad, dadku iyaga oo u jeeda inaysan guulaysanayn, xitaa mararka qaarkood adiga oo markaad xisaabtanto ujeeda in aad guul daraysanayso, ayaad kusii adkaysaneynaa, marka siyaasaddu waa khamaar,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Cabdiweli ayaa inta uusan noqonin Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya soo noqday wasiirka qorsheynta iyo ku xigeenka Ra\u2019iisul Wasaarihii hore, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, oo xiligaas khilaaf siyaasad uu soo kala dhex galay isaga iyo madaxwenihii waqtigaas, Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>Xigasho: BBC<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F587684765908619%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Puntland, horayna usoo noqday Ra\u2019iisul Wasaarihii Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ka sheekeeyay sida uu xaalkiisu noqday markii uu labo jeer ku guul darraystay xil uu u tartamayay. Gaas, oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya ayaa isaga oo u warramay Banaamijka Muusigga iyo Salaamaha ee BBC-da sheegay in xilliga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170030,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Cabdiweli Gaas\u201cMarkaan xilka waayay ayuu miyirku ii soo laabtay\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Cabdiweli Gaas\u201cMarkaan xilka waayay ayuu miyirku ii soo laabtay\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Puntland, horayna usoo noqday Ra\u2019iisul Wasaarihii Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ka sheekeeyay sida uu xaalkiisu noqday markii uu labo jeer ku guul darraystay xil uu u tartamayay. Gaas, oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya ayaa isaga oo u warramay Banaamijka Muusigga iyo Salaamaha ee BBC-da sheegay in xilliga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-03T07:00:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Cabdiweli Gaas\u201cMarkaan xilka waayay ayuu miyirku ii soo laabtay\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-03T07:00:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Cabdiweli Gaas\u201cMarkaan xilka waayay ayuu miyirku ii soo laabtay\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Cabdiweli Gaas\u201cMarkaan xilka waayay ayuu miyirku ii soo laabtay\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Cabdiweli Gaas\u201cMarkaan xilka waayay ayuu miyirku ii soo laabtay\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Puntland, horayna usoo noqday Ra\u2019iisul Wasaarihii Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ka sheekeeyay sida uu xaalkiisu noqday markii uu labo jeer ku guul darraystay xil uu u tartamayay. Gaas, oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya ayaa isaga oo u warramay Banaamijka Muusigga iyo Salaamaha ee BBC-da sheegay in xilliga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-03T07:00:45+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/","name":"DHAGAYSO:-Cabdiweli Gaas\u201cMarkaan xilka waayay ayuu miyirku ii soo laabtay\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889.jpeg","datePublished":"2022-06-03T07:00:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021215637489679558035889.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-cabdiweli-gaasmarkaan-xilka-waayay-ayuu-miyirku-ii-soo-laabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Cabdiweli Gaas\u201cMarkaan xilka waayay ayuu miyirku ii soo laabtay\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170029"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170031,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170029\/revisions\/170031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170030"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}