{"id":170220,"date":"2022-06-07T21:59:03","date_gmt":"2022-06-07T18:59:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170220"},"modified":"2022-06-07T21:59:03","modified_gmt":"2022-06-07T18:59:03","slug":"daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muxudiin Darbaweyne oo u digay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170221\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne.webp\" alt=\"\" width=\"656\" height=\"510\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne.webp 656w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne-300x233.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne-540x420.webp 540w\" sizes=\"(max-width: 656px) 100vw, 656px\" \/><\/p>\n<p>Muxudiin Darbaweyne oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdisho ayaa dadka ku nool gobolka Banaadir ugu baaqay inay dhigaan banaan-bax ay uga soo hor jeedaan ololaha magaalada ka socda ee guriga loogu dhisayo Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Muxudiin ayaa carabka ku adkeeyey in Farmaajo iyo kooxdiisa ay wadaan fowdo ka dhan ah dowladda cusub, isla markaana aysan u dul-qaada doonin in Farmaajo oo indha sarcaadiyo dadka reer Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWar dadka reer Muqdishow in Madaxweynihii la doortay ay dad kale Madaxweyne kale ka geys dhistaan ma raalibaad ka tihiin? Maxaa dhacay maad waxaan ka dhiidhisaan, ma qaada karno waxa socda ee banaan-baxyo aan uga hor tagno, war reer Muqdisho laba Madaxweyne ma yeela karaan,\u201d ayuu yiri Muxudiin Darbaweyne.<\/p>\n<p>Sidoo kale Nabadoon Muxudiin ayaa Farmaajo ugu baaqay inuu ka xishoodo dadka reer Muqdisho, isagoo ugu baaqay inay dalka isaga baxaan dadka fowdada ku bilaabay dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>\u201cWar reer Muqdishow dadkaan hadey inka xishoo waayaan iska qabta oo garaaca, qof kasta qof haku aado, maxay buuq noogu furayaan 3 bilood ayaa Farmaajo ra\u2019iisul wasaare laga sugayee, maxaa laga rabaa Xasan Sheekh oo aan bil dhameysan?\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku sii daray, \u201cDulmi, jidadka oo la idinka xiro, dil iyo cagajugleyn horaad uga soo daasheen reer Muqdishow ee iska qabta Farmaajo iyo kooxdiisa, magaaladaan labo madaxweyne ma yeela karto, Madaxweynaheenu waa Xasan Sheekh.\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu ugu baaqay Farmaajo in shantii sano ee la sugaayey oo kale uu sugo Xasan Sheekh, \u201cHadii aad Farmaajo baaqeena maqli weyso waa la iska kaa qabanaa, war waa inaad deg deg dalka uga baxdaan dadkiina fowdada wadow, laba dowladood ma wada joogi karaan Muqdisho, wixii idinku dhaca masuul kama nihin, hadaa ka dhiga adeygtaan baaqeena,\u201d ayuu yiri Muxudiin Darbaweyne.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Daawo<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=315&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fcaliyare.cali%2Fvideos%2F728503724868921%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muxudiin Darbaweyne oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdisho ayaa dadka ku nool gobolka Banaadir ugu baaqay inay dhigaan banaan-bax ay uga soo hor jeedaan ololaha magaalada ka socda ee guriga loogu dhisayo Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Muxudiin ayaa carabka ku adkeeyey in Farmaajo iyo kooxdiisa ay wadaan fowdo ka dhan ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170221,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170220","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muxudiin Darbaweyne oo u digay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muxudiin Darbaweyne oo u digay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muxudiin Darbaweyne oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdisho ayaa dadka ku nool gobolka Banaadir ugu baaqay inay dhigaan banaan-bax ay uga soo hor jeedaan ololaha magaalada ka socda ee guriga loogu dhisayo Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Muxudiin ayaa carabka ku adkeeyey in Farmaajo iyo kooxdiisa ay wadaan fowdo ka dhan ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-07T18:59:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"656\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muxudiin Darbaweyne oo u digay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne.webp\",\"datePublished\":\"2022-06-07T18:59:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne.webp\",\"width\":656,\"height\":510},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muxudiin Darbaweyne oo u digay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muxudiin Darbaweyne oo u digay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muxudiin Darbaweyne oo u digay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Muxudiin Darbaweyne oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdisho ayaa dadka ku nool gobolka Banaadir ugu baaqay inay dhigaan banaan-bax ay uga soo hor jeedaan ololaha magaalada ka socda ee guriga loogu dhisayo Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Muxudiin ayaa carabka ku adkeeyey in Farmaajo iyo kooxdiisa ay wadaan fowdo ka dhan ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-07T18:59:03+00:00","og_image":[{"width":656,"height":510,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/","name":"DAAWO:-Muxudiin Darbaweyne oo u digay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne.webp","datePublished":"2022-06-07T18:59:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Muxyadiin-muxudiin-darbaweyne.webp","width":656,"height":510},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxudiin-darbaweyne-oo-u-digay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muxudiin Darbaweyne oo u digay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170220"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170220"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170220\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170222,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170220\/revisions\/170222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170221"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170220"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170220"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170220"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}