{"id":170250,"date":"2022-06-08T18:07:16","date_gmt":"2022-06-08T15:07:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170250"},"modified":"2022-06-08T18:07:16","modified_gmt":"2022-06-08T15:07:16","slug":"rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/","title":{"rendered":"Rooble oo qaabilay taliye ku-xigeenkii hore NISA"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170251\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n.webp\" alt=\"\" width=\"648\" height=\"470\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n.webp 648w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n-300x218.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n-324x235.webp 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n-579x420.webp 579w\" sizes=\"(max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay taliye ku-xigeenkii hore ee Hay\u2019adda NISA General Cabdalla Cabdalla Maxamed oo uu horey shaqo joojin ugu sameeyey taliyihii hore ee hay\u2019addaas Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.<\/p>\n<p>Inkastoo xafiiska ra\u2019iisul waaaraha uusan wax faahfaahin ka bixin kulankaas, haddana Cabdalla Cabdalla oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay inuu ra\u2019iisul wasaare Rooble uga mahadcelinayo qaabilada uu u sameeyey iyo inuu mar kale dalka dib ugus oo dhaweeyey.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad ugu mahad-celinayaa ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo Maanta igu qaabilay xafiiskiisa, si rasmi ahna iigu soo soo dhaweeyay inaan dib ugu soo laabtay dalkayga Hooyo, waxaana u rajaynayaa guul iyo mustaqbal wanaagsan, runtii ra\u2019iisul wasaare Rooble waa badbaadiyaha qaranka, wuxuu khatar badan usoo galay in dalkaan doorasho ka dhacdo si nabad ah, wada ogol ah, xilkana lagu kala wareego si nabdoon,\u201d ayuu Cabdalla Cabdalla ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook.<\/p>\n<p><strong>Xil ka qaadistii lagu sameeyey\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Cabdalla Cabdalla oo ahaa taliye ku xigeenkii koowaad ee hey\u2019adda NISA iyo Taliye ku-xigeenkii kale ee hay\u2019adaas Cabdulqaadir Maxamad Nuur oo Jaamac ku magac-dheer ayaa labadaba xilka laga qaaday kadib laba toddobaad oo qaraxyo is xig-xigay lala beegsaday agagaarka madaxtooyada, kuwaas oo ay dad ku dhinteen, kuna dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Dowladdii hore ma sheegin sababta xilka looga qaaday Cabdalla Cabdalla, isagana wareysii uu siiyey VOA markii xilka laga qaaday kadib ayuu ku sheegay in uusan ogeyn sababta xilka looga qaaday.<\/p>\n<p><strong>Xubinimada NISa oo laga saaray<\/strong><\/p>\n<p>War qoraal ah oo 01-09-2018 kasoo baxay Hey\u2019adda ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba liiska xubnaha NISA laga saarey Gen. Cabdalla Cabdalla Maxamed, kaasoo soo noqday taliye ku xigeenka koowaad ee Hay\u2019addaan.<\/p>\n<p>Sababta ayaa lagu shaaciyay inay salka ku hayso wareysi uu siiyay Cabdalla VOA-da, oo eedeymo cul-culus ugu jeediyay hoggaanka sare ee NISA, oo uu sheegay inaysan u shaqeynin si waafaqsan nimaadka dowladnimo.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago qaladaad uu sheegay inay ka jireen gudaha Hay\u2019adda, ayuu carabka ku dhuftay hay\u2019adda Nabad Sugida Soomaaliya ay noqotay mid lagu caburiyo shaqsiyaadka dhaliila madaxa sare ee Dowladda Federaalka, oo lagu weeraro.<\/p>\n<p>Qoraalka NISA kasoo baxay ayaa lagu cadeeyay in go\u2019aanka Cabadalla Cabdalla looga saarey Hay\u2019adda ay qaateen Guddi la sheegay in la sameeyay, kuwaasoo baaris ku sameeyay sida hadalka loo dhigay qaladaadkii uu wareysiga ku galay.<\/p>\n<p>Si gaar ah, waxaa farta lagu fiiqay in arrimaha xasaasiga ah ee uu banaanka soo dhigay Cabadalla Cabadalla uu ku lumiyay xubinnimadiisa Hay\u2019adda, taasoo la sheegay inay ka hor-imaaneyso hanaanka shaqo ee hay\u2019adda NISA iyo danaha qaran.<\/p>\n<p>Arrimaha xasaasiga ah ee uu daboolka ka qaaday Cabdalla ayaa waxaa qayb ka ah in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku dhex-leeyihiin gudaha Hay\u2019addaan xubno kuwaasoo si dhow ula shaqeeya una gudbiyay xogta dowladda.<\/p>\n<p><strong>Darajooyinkii ciidan<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaaho Farmaajo ayaa 09 September sanadkii 2018 ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay hay\u2019adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed kadib soojeedin ka timid Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo uu xilligaas ahaa Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay taliye ku-xigeenkii hore ee Hay\u2019adda NISA General Cabdalla Cabdalla Maxamed oo uu horey shaqo joojin ugu sameeyey taliyihii hore ee hay\u2019addaas Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Inkastoo xafiiska ra\u2019iisul waaaraha uusan wax faahfaahin ka bixin kulankaas, haddana Cabdalla Cabdalla oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170251,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170250","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo qaabilay taliye ku-xigeenkii hore NISA - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo qaabilay taliye ku-xigeenkii hore NISA - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay taliye ku-xigeenkii hore ee Hay\u2019adda NISA General Cabdalla Cabdalla Maxamed oo uu horey shaqo joojin ugu sameeyey taliyihii hore ee hay\u2019addaas Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Inkastoo xafiiska ra\u2019iisul waaaraha uusan wax faahfaahin ka bixin kulankaas, haddana Cabdalla Cabdalla oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-08T15:07:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"648\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"470\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/\",\"name\":\"Rooble oo qaabilay taliye ku-xigeenkii hore NISA - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n.webp\",\"datePublished\":\"2022-06-08T15:07:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n.webp\",\"width\":648,\"height\":470},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo qaabilay taliye ku-xigeenkii hore NISA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo qaabilay taliye ku-xigeenkii hore NISA - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo qaabilay taliye ku-xigeenkii hore NISA - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay taliye ku-xigeenkii hore ee Hay\u2019adda NISA General Cabdalla Cabdalla Maxamed oo uu horey shaqo joojin ugu sameeyey taliyihii hore ee hay\u2019addaas Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Inkastoo xafiiska ra\u2019iisul waaaraha uusan wax faahfaahin ka bixin kulankaas, haddana Cabdalla Cabdalla oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-08T15:07:16+00:00","og_image":[{"width":648,"height":470,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/","name":"Rooble oo qaabilay taliye ku-xigeenkii hore NISA - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n.webp","datePublished":"2022-06-08T15:07:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/285666741_553769012784797_3668230860405714044_n.webp","width":648,"height":470},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-qaabilay-taliye-ku-xigeenkii-hore-nisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo qaabilay taliye ku-xigeenkii hore NISA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170250"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170250"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170250\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170252,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170250\/revisions\/170252"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170251"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}