{"id":170256,"date":"2022-06-08T22:25:23","date_gmt":"2022-06-08T19:25:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170256"},"modified":"2022-06-08T22:25:23","modified_gmt":"2022-06-08T19:25:23","slug":"xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo magacaabay la taliyayaal cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170257\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/202268637902946544291590.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"324\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/202268637902946544291590.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/202268637902946544291590-300x147.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/202268637902946544291590-324x160.jpeg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/202268637902946544291590-533x261.jpeg 533w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa magacaabay labo lataliye oo cusub oo ku biiraya la taliyayaal hore oo uu dhowaan magacaabay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Dr. Cabduraxmaan Cabdullaahi Baadiyow u magacaabay La-Taliyihiisa Arrimaha Dastuurka, halka uu Axmed Cabbaas Axmed u magacaabay la tayihiisa Arrimaha Federaalka.<\/p>\n<p>Labada masuul ee madaxweynuhu uu magacaabay ayaa ah labo shakhsi oo heer sare ka gaaray dhinaca waxbarashada, balse xilal siyaasadeed oo la taaban karo aan soo qabanin.<\/p>\n<p>Proff: Axmed Cabaas oo kasoo jeeda Puntland ayaa kamid ahaa\u00a0 siyaasiyiin xilka madaxweynaha Puntland iskusoo sharraxay sannadkii 2014, wixii intaas ka dambeeyay siyaasada kamasoo muuqan. Dhinaca waxbarashada ayuu u badnaa.<\/p>\n<p>Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow isagu wuxuu markii ugu dambeeyay ahaa la-taliyihii\u00a0 Arrimaha Nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta ee xukuumadii raysal wasaare Kheyre.<\/p>\n<p>Dr, Cabdiraxmaan Baadiyow, waa aqoonyahan waqtigiisa galiyay dhinaca tacliinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa magacaabay labo lataliye oo cusub oo ku biiraya la taliyayaal hore oo uu dhowaan magacaabay. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Dr. Cabduraxmaan Cabdullaahi Baadiyow u magacaabay La-Taliyihiisa Arrimaha Dastuurka, halka uu Axmed Cabbaas Axmed u magacaabay la tayihiisa Arrimaha Federaalka. Labada masuul ee madaxweynuhu uu magacaabay ayaa ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170258,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo magacaabay la taliyayaal cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo magacaabay la taliyayaal cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa magacaabay labo lataliye oo cusub oo ku biiraya la taliyayaal hore oo uu dhowaan magacaabay. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Dr. Cabduraxmaan Cabdullaahi Baadiyow u magacaabay La-Taliyihiisa Arrimaha Dastuurka, halka uu Axmed Cabbaas Axmed u magacaabay la tayihiisa Arrimaha Federaalka. Labada masuul ee madaxweynuhu uu magacaabay ayaa ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-08T19:25:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-08-at-20.24.54.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1250\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1248\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo magacaabay la taliyayaal cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-08-at-20.24.54.png\",\"datePublished\":\"2022-06-08T19:25:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-08-at-20.24.54.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-08-at-20.24.54.png\",\"width\":1250,\"height\":1248},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo magacaabay la taliyayaal cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo magacaabay la taliyayaal cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo magacaabay la taliyayaal cusub - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa magacaabay labo lataliye oo cusub oo ku biiraya la taliyayaal hore oo uu dhowaan magacaabay. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Dr. Cabduraxmaan Cabdullaahi Baadiyow u magacaabay La-Taliyihiisa Arrimaha Dastuurka, halka uu Axmed Cabbaas Axmed u magacaabay la tayihiisa Arrimaha Federaalka. Labada masuul ee madaxweynuhu uu magacaabay ayaa ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-08T19:25:23+00:00","og_image":[{"width":1250,"height":1248,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-08-at-20.24.54.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/","name":"Xasan Sheekh oo magacaabay la taliyayaal cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-08-at-20.24.54.png","datePublished":"2022-06-08T19:25:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-08-at-20.24.54.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-08-at-20.24.54.png","width":1250,"height":1248},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-magacaabay-la-taliyayaal-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo magacaabay la taliyayaal cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170256"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170259,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170256\/revisions\/170259"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170258"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}