{"id":170271,"date":"2022-06-09T11:38:33","date_gmt":"2022-06-09T08:38:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170271"},"modified":"2022-06-09T11:39:38","modified_gmt":"2022-06-09T08:39:38","slug":"mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/","title":{"rendered":"Mudaaharaadyo waa wayn oo Hargaysa kadhacay+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170273\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot_20220609-105023_Facebook.jpeg\" alt=\"\" width=\"604\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot_20220609-105023_Facebook.jpeg 604w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot_20220609-105023_Facebook-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot_20220609-105023_Facebook-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 604px) 100vw, 604px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Maanta Magaalada Hargrysa ee degaannada Somailand ka bilaawday Banaanbax rabshado wato oo ay dhigayaan Xisbiyada mucaaradka Somaliland, waxaana rasaaseeyay Ciidamada Booliska.<\/p>\n<p>Banaanbaxa oo uu horkacayay Guddoomiyaha Xisbiga Kucaaradka ah ee WADANI ayaa rasaastii ay ku fureen Ciidamada Booliska waxaa la sheegay inay ku dhaawacmeen Xildhibaan Barkhad Batuun masuuliyiin iyo Shacab, kuwaas oo la geeyay Isbitaalka Magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Banaanbaxa ayaa waxaa Mucaaradka ay uga soo horjeedaan dib u dhigidda doorashada Madaxweynaha oo ku beegan bisha November ee sanadkaan, waxaana banaanbaxayaasha ay ku dhawaaqayeen Muuse Biixi ha dhaco iyo Erayo kale.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliska Soomaliland ayaa sidoo kale Maanta xiray 5 Xubnood oo isugu jira Xildhibaano iyo Siyaasiyiin katirsan Xisbiga mucaaradka ah ee WADANI.<\/p>\n<p>Xaaladda Magaalada Hargeysa ayaa Maanta kacsan, waxaana inta badan xiran Goobaha Ganacsiga, iyada oo Baraha Bulshada lagu faafiyay muuqaalo muujinaya Ciidamada Booliska Somaliland oo jirdilaya Haween ka qeyb galaya banaanbaxa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmuniirhasan%2Fvideos%2F448647027084985%2F&amp;show_text=false&amp;width=267&amp;t=0\" width=\"267\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHassangallaydh%2Fvideos%2F5882727811753978%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHassangallaydh%2Fvideos%2F574978897325654%2F&amp;show_text=false&amp;width=269&amp;t=0\" width=\"269\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta Magaalada Hargrysa ee degaannada Somailand ka bilaawday Banaanbax rabshado wato oo ay dhigayaan Xisbiyada mucaaradka Somaliland, waxaana rasaaseeyay Ciidamada Booliska. Banaanbaxa oo uu horkacayay Guddoomiyaha Xisbiga Kucaaradka ah ee WADANI ayaa rasaastii ay ku fureen Ciidamada Booliska waxaa la sheegay inay ku dhaawacmeen Xildhibaan Barkhad Batuun masuuliyiin iyo Shacab, kuwaas oo la geeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170272,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170271","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mudaaharaadyo waa wayn oo Hargaysa kadhacay+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mudaaharaadyo waa wayn oo Hargaysa kadhacay+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Maanta Magaalada Hargrysa ee degaannada Somailand ka bilaawday Banaanbax rabshado wato oo ay dhigayaan Xisbiyada mucaaradka Somaliland, waxaana rasaaseeyay Ciidamada Booliska. Banaanbaxa oo uu horkacayay Guddoomiyaha Xisbiga Kucaaradka ah ee WADANI ayaa rasaastii ay ku fureen Ciidamada Booliska waxaa la sheegay inay ku dhaawacmeen Xildhibaan Barkhad Batuun masuuliyiin iyo Shacab, kuwaas oo la geeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-09T08:38:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-09T08:39:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-09.36.32-1024x684.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"684\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/\",\"name\":\"Mudaaharaadyo waa wayn oo Hargaysa kadhacay+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-09.36.32.png\",\"datePublished\":\"2022-06-09T08:38:33+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-09T08:39:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-09.36.32.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-09.36.32.png\",\"width\":1854,\"height\":1238},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mudaaharaadyo waa wayn oo Hargaysa kadhacay+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mudaaharaadyo waa wayn oo Hargaysa kadhacay+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mudaaharaadyo waa wayn oo Hargaysa kadhacay+VIDEO - Wardoon","og_description":"Waxaa Maanta Magaalada Hargrysa ee degaannada Somailand ka bilaawday Banaanbax rabshado wato oo ay dhigayaan Xisbiyada mucaaradka Somaliland, waxaana rasaaseeyay Ciidamada Booliska. Banaanbaxa oo uu horkacayay Guddoomiyaha Xisbiga Kucaaradka ah ee WADANI ayaa rasaastii ay ku fureen Ciidamada Booliska waxaa la sheegay inay ku dhaawacmeen Xildhibaan Barkhad Batuun masuuliyiin iyo Shacab, kuwaas oo la geeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-09T08:38:33+00:00","article_modified_time":"2022-06-09T08:39:38+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":684,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-09.36.32-1024x684.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/","name":"Mudaaharaadyo waa wayn oo Hargaysa kadhacay+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-09.36.32.png","datePublished":"2022-06-09T08:38:33+00:00","dateModified":"2022-06-09T08:39:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-09.36.32.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-09.36.32.png","width":1854,"height":1238},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mudaaharaadyo-waa-wayn-oo-hargaysa-kadhacayvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mudaaharaadyo waa wayn oo Hargaysa kadhacay+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170271"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170271"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170275,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170271\/revisions\/170275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170272"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}