{"id":170311,"date":"2022-06-09T17:56:07","date_gmt":"2022-06-09T14:56:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170311"},"modified":"2022-06-09T22:01:43","modified_gmt":"2022-06-09T19:01:43","slug":"daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Taliye Dabagale oo hanjabaad udiray banaan baxayaasha Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170318\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/202269637903749171744222.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/202269637903749171744222.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/202269637903749171744222-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale, ayaa mucaaradka uga digay mudaharaadyada ay ku baaqeen, isaga oo sheegay in ciidamadii booliiska ee joogay mudaharaadkii saaka xabad nool lagu riday.<\/p>\n<p>Dabagale waxa uu sheegay in aan la mudaharaadi karin ilaa xeerarka lasoo buuxiyo, waxa uu sheegay in booliisku anay ogolaanayn mudoharaad sharci daro ah, qofkii sidaa sameeyaana uu nabada cadow ku yahay.<\/p>\n<p>&#8220;Qofkasta iskama mudaharaadi karo ilaa oo uu xeerarka dalka u yaala soo maro, mudaharaad aan sharciga waafaqsanayn in anaan ogolaanayn waanu sheegnay maalintii hore &#8230; qofkii is yidhaahda wixii aan waxa ahayn mar waa qof kharbubaad inagu wada, amnigeenana wax yeelaya&#8221; ayuu yidhi Dabagale.<\/p>\n<p>Waxa uu ku andacooday in shacabka Somaliland anay mudoharaadka aqoonin, isaga oo sheegay in rasaas nool lagala horyimid ciidamada booliiska ee saaka ku sugnaa goobta mudaharaadka.<\/p>\n<p>&#8220;Waynu arkaynay ceebtii saaka dhacday ee inta dadkii lasoo abaabulay, mudaharaad kii bilaa sharciga ahaa lasoo qaaday, dadkii lasoo kiciyay, rasaas nool nalagu riday, oo ciidanka booliiska lagu riday, qof wal oo baraha bulshada daawadow arag, ciidankii baabuurta shabaglayaasha ah watay oo aan rasaas ridayn oo xabad lala dhacayo&#8221; ayuu yidhi Dabagale.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa subixii hore ee Khamiista joojiyay mudaharaad tijaabo ah oo ay soo qaban qaabiyeen axsaabta mucaaradka Somaliland, halkaasi oo lagu dhaawacay dad 10 qof ku dhow oo u badan saraakiil ka tirsan mucaaradka, isla markaana tiro inta ka badan xabsiga la dhigay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmobakayle%2Fvideos%2F562973068550104%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale, ayaa mucaaradka uga digay mudaharaadyada ay ku baaqeen, isaga oo sheegay in ciidamadii booliiska ee joogay mudaharaadkii saaka xabad nool lagu riday. Dabagale waxa uu sheegay in aan la mudaharaadi karin ilaa xeerarka lasoo buuxiyo, waxa uu sheegay in booliisku anay ogolaanayn mudoharaad sharci daro ah, qofkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170312,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170311","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Taliye Dabagale oo hanjabaad udiray banaan baxayaasha Hargaysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Taliye Dabagale oo hanjabaad udiray banaan baxayaasha Hargaysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale, ayaa mucaaradka uga digay mudaharaadyada ay ku baaqeen, isaga oo sheegay in ciidamadii booliiska ee joogay mudaharaadkii saaka xabad nool lagu riday. Dabagale waxa uu sheegay in aan la mudaharaadi karin ilaa xeerarka lasoo buuxiyo, waxa uu sheegay in booliisku anay ogolaanayn mudoharaad sharci daro ah, qofkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-09T14:56:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-09T19:01:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-15.54.56.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1362\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"830\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Taliye Dabagale oo hanjabaad udiray banaan baxayaasha Hargaysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-15.54.56.png\",\"datePublished\":\"2022-06-09T14:56:07+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-09T19:01:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-15.54.56.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-15.54.56.png\",\"width\":1362,\"height\":830},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Taliye Dabagale oo hanjabaad udiray banaan baxayaasha Hargaysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Taliye Dabagale oo hanjabaad udiray banaan baxayaasha Hargaysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Taliye Dabagale oo hanjabaad udiray banaan baxayaasha Hargaysa - Wardoon","og_description":"Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale, ayaa mucaaradka uga digay mudaharaadyada ay ku baaqeen, isaga oo sheegay in ciidamadii booliiska ee joogay mudaharaadkii saaka xabad nool lagu riday. Dabagale waxa uu sheegay in aan la mudaharaadi karin ilaa xeerarka lasoo buuxiyo, waxa uu sheegay in booliisku anay ogolaanayn mudoharaad sharci daro ah, qofkii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-09T14:56:07+00:00","article_modified_time":"2022-06-09T19:01:43+00:00","og_image":[{"width":1362,"height":830,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-15.54.56.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/","name":"DAAWO:-Taliye Dabagale oo hanjabaad udiray banaan baxayaasha Hargaysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-15.54.56.png","datePublished":"2022-06-09T14:56:07+00:00","dateModified":"2022-06-09T19:01:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-15.54.56.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-09-at-15.54.56.png","width":1362,"height":830},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-dabagale-oo-hanjabaad-udiray-banaan-baxayaasha-hargaysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Taliye Dabagale oo hanjabaad udiray banaan baxayaasha Hargaysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170311"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170311"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170319,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170311\/revisions\/170319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170312"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}