{"id":170321,"date":"2022-06-10T11:32:04","date_gmt":"2022-06-10T08:32:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170321"},"modified":"2022-06-10T11:32:04","modified_gmt":"2022-06-10T08:32:04","slug":"beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Beesha caalamka oo kahadashay qalalaasihii Hargaysa ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170322\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904213390430927.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904213390430927.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904213390430927-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904213390430927-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waddamada Somaliland ka taageerada doorashooyinka iyo geedi socodka dimuquraadiyada, ayaa axsaabta iyo xukuumada ugu baaqay in ay isxakameeyaan, oo ay miiska wadahadalka kusoo noqdaan.<\/p>\n<p>Qoraal ay si wada jir ah usoo saareen waddamada Denmark, Finland, Netherlands, Norway, Sweden, Boqortooyada Ingiriiska iyo Midowga Yurub, ayaa lagu sheegay in saaxibada Somaliland ka taageera doorashooyinku ay aad uga walaacsanyihiin qalalaasihii Hargaysa ka dhacay kadib bannaanbixii Khamiistii.<\/p>\n<p>&#8220;Saxibada caalamiga ah ee la socda nidaamka dimuquraadiyadaynta Somaliland, waxay aad uga walaacsanyihiin dhacdooyinkii gacan ka hadalka watay ee Hargaysa ka dhacay kadib bannaanbixii siyaasadeed ee maanta, waxaanu dhamaan dhinacyada ku boorinaynaa in ay is xakameeyaan, si xaalada loo dajiyo, oo dhaawac iyo dhibaato looga fogaado&#8221;.<\/p>\n<p>Waxay soo jeediyeen in si loo ilaaliyo, nabada, daganaanshaha iyo dimuquraadiyada, ay dhinacyadu kusoo laabtaan miiska wadahadalada, si layskula afgarto sidii hore loogu dhaqaaqi lahaa.<\/p>\n<p>&#8220;Si loo ilaaliyo nabada, daganaanshaha iyo dimuquraadiyada Somaliland waxa muhiim ah, in dhamaan dhinacyadu ka qayb qaataan wadahadalo wax ku ool ah, oo joogto ah, si is afragad looga gaadho sidii hore loogu sii socon lahaa&#8221;.<\/p>\n<p>Ilaa 10 qof ayaa dhaawacmay intaa in leegna xabsiga ayaa loo taxaabay, kadib markii ay Ciidamada Booliiska Somaliland xoog ku hor istaageen dad ay mucaaradku sheegeen in la siinayay tababar mudaharaad galinkii hore ee Khamiistii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waddamada Somaliland ka taageerada doorashooyinka iyo geedi socodka dimuquraadiyada, ayaa axsaabta iyo xukuumada ugu baaqay in ay isxakameeyaan, oo ay miiska wadahadalka kusoo noqdaan. Qoraal ay si wada jir ah usoo saareen waddamada Denmark, Finland, Netherlands, Norway, Sweden, Boqortooyada Ingiriiska iyo Midowga Yurub, ayaa lagu sheegay in saaxibada Somaliland ka taageera doorashooyinku ay aad uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170323,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Beesha caalamka oo kahadashay qalalaasihii Hargaysa ka dhacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Beesha caalamka oo kahadashay qalalaasihii Hargaysa ka dhacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waddamada Somaliland ka taageerada doorashooyinka iyo geedi socodka dimuquraadiyada, ayaa axsaabta iyo xukuumada ugu baaqay in ay isxakameeyaan, oo ay miiska wadahadalka kusoo noqdaan. Qoraal ay si wada jir ah usoo saareen waddamada Denmark, Finland, Netherlands, Norway, Sweden, Boqortooyada Ingiriiska iyo Midowga Yurub, ayaa lagu sheegay in saaxibada Somaliland ka taageera doorashooyinku ay aad uga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-10T08:32:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/download.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"299\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/\",\"name\":\"Beesha caalamka oo kahadashay qalalaasihii Hargaysa ka dhacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/download.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-10T08:32:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/download.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/download.jpeg\",\"width\":299,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Beesha caalamka oo kahadashay qalalaasihii Hargaysa ka dhacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Beesha caalamka oo kahadashay qalalaasihii Hargaysa ka dhacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Beesha caalamka oo kahadashay qalalaasihii Hargaysa ka dhacay - Wardoon","og_description":"Waddamada Somaliland ka taageerada doorashooyinka iyo geedi socodka dimuquraadiyada, ayaa axsaabta iyo xukuumada ugu baaqay in ay isxakameeyaan, oo ay miiska wadahadalka kusoo noqdaan. Qoraal ay si wada jir ah usoo saareen waddamada Denmark, Finland, Netherlands, Norway, Sweden, Boqortooyada Ingiriiska iyo Midowga Yurub, ayaa lagu sheegay in saaxibada Somaliland ka taageera doorashooyinku ay aad uga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-10T08:32:04+00:00","og_image":[{"width":299,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/download.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/","name":"Beesha caalamka oo kahadashay qalalaasihii Hargaysa ka dhacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/download.jpeg","datePublished":"2022-06-10T08:32:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/download.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/download.jpeg","width":299,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-kahadashay-qalalaasihii-hargaysa-ka-dhacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Beesha caalamka oo kahadashay qalalaasihii Hargaysa ka dhacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170321"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170324,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170321\/revisions\/170324"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170323"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}