{"id":170325,"date":"2022-06-10T11:35:02","date_gmt":"2022-06-10T08:35:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170325"},"modified":"2022-06-10T11:35:02","modified_gmt":"2022-06-10T08:35:02","slug":"somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/","title":{"rendered":"Somaliland oo u jawaabtay beesha caalamka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170326\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904210836907974.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"325\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904210836907974.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904210836907974-300x148.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904210836907974-324x160.jpeg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904210836907974-533x261.jpeg 533w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Fariin lagu baahiyay boga Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland, ayay xukuumada Somaliland beesha caalamka ugu sheegtay in ay ka xuntahay khasaarihii ka dhashay mudaharaadyadii subaxdii Khamiista ay xisbiyada mucaaradku ku qabteen Hargaysa.<\/p>\n<p>&#8220;Xukuumada Somaliland waxa murug galiyay dhacdadii saaka ka dhacday Hargaysa, halkaasi oo mucaaradku ay soo abaabuleen mudoharaado sharci daro ah, kuwaasi oo ka hor imanaya sharciga iyo qawaaniinta Jamhuuriyada Somaliland&#8221; ayaa lagu yidhi fariinta.<\/p>\n<p>Waxa kale oo lagu sheegay fariintan beesha caalamka loo diray in Somaliland ay ogtahay isla markaana qirsantahay taageerada beesha caalamku ka gaysato geedi socodka dimuquraadiyada Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Ka wasaarada arrimaha dibada ee dowlada Somaliland ahaan, waanu qirsanahay taageerada ay beesha caalamku ka gaysato habsami u socodka dimuquraadiyada Somaliland&#8221; ayaa lagu yidhi fariinta.<\/p>\n<p>Waxay fariintu intaa ku dartay in xukuumada Somaliland ay ilaalinayso nabadgalyada muwaadiniinteeda, isla markaana, ay ka go&#8217;antahay sii wadista wadahadaladii u socday axsaabta mucaaradka Somaliland, mucaaradkana ay ku dhiirigalinayso in ay kusoo noqdaan.<\/p>\n<p>&#8220;Ka dowlad ahaan waxaanu balan qaadayna nabada iyo badqabka muwaadiniintayada, waxaanu sii wadaynaa wadahadaladii socday, mucaaradkana waxaanu ku dhiirigalinaynaa in ay wadaan wadahadalada&#8221; ayaa lagu yidhi fariinta.<\/p>\n<p>Ilaa 10 qof ayaa dhaawacmay intaa in leegna xabsiga ayaa loo taxaabay, kadib markii ay Ciidamada Booliiska Somaliland xoog ku hor istaageen dad ay mucaaradku sheegeen in la siinayay tababar mudaharaad.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170327\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904210454996577.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"854\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904210454996577.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904210454996577-232x300.jpeg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022610637904210454996577-325x420.jpeg 325w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fariin lagu baahiyay boga Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland, ayay xukuumada Somaliland beesha caalamka ugu sheegtay in ay ka xuntahay khasaarihii ka dhashay mudaharaadyadii subaxdii Khamiista ay xisbiyada mucaaradku ku qabteen Hargaysa. &#8220;Xukuumada Somaliland waxa murug galiyay dhacdadii saaka ka dhacday Hargaysa, halkaasi oo mucaaradku ay soo abaabuleen mudoharaado sharci daro ah, kuwaasi oo ka hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170325","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo u jawaabtay beesha caalamka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo u jawaabtay beesha caalamka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Fariin lagu baahiyay boga Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland, ayay xukuumada Somaliland beesha caalamka ugu sheegtay in ay ka xuntahay khasaarihii ka dhashay mudaharaadyadii subaxdii Khamiista ay xisbiyada mucaaradku ku qabteen Hargaysa. &#8220;Xukuumada Somaliland waxa murug galiyay dhacdadii saaka ka dhacday Hargaysa, halkaasi oo mucaaradku ay soo abaabuleen mudoharaado sharci daro ah, kuwaasi oo ka hor [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-10T08:35:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/\",\"name\":\"Somaliland oo u jawaabtay beesha caalamka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg\",\"datePublished\":\"2022-06-10T08:35:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo u jawaabtay beesha caalamka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo u jawaabtay beesha caalamka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo u jawaabtay beesha caalamka - Wardoon","og_description":"Fariin lagu baahiyay boga Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland, ayay xukuumada Somaliland beesha caalamka ugu sheegtay in ay ka xuntahay khasaarihii ka dhashay mudaharaadyadii subaxdii Khamiista ay xisbiyada mucaaradku ku qabteen Hargaysa. &#8220;Xukuumada Somaliland waxa murug galiyay dhacdadii saaka ka dhacday Hargaysa, halkaasi oo mucaaradku ay soo abaabuleen mudoharaado sharci daro ah, kuwaasi oo ka hor [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-10T08:35:02+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/","name":"Somaliland oo u jawaabtay beesha caalamka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg","datePublished":"2022-06-10T08:35:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-u-jawaabtay-beesha-caalamka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo u jawaabtay beesha caalamka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170325"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170325"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170328,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170325\/revisions\/170328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127285"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}