{"id":170351,"date":"2022-06-11T14:51:27","date_gmt":"2022-06-11T11:51:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170351"},"modified":"2022-06-11T15:12:05","modified_gmt":"2022-06-11T12:12:05","slug":"daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Fahad, Ilraan waxaa dilay Rooble,mahad Salaad ,Al cadaala iyo Mahad Karataay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170337\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39.png\" alt=\"\" width=\"1566\" height=\"1050\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39.png 1566w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39-300x201.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39-1024x687.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39-768x515.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39-1536x1030.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39-696x467.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39-1068x716.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39-626x420.png 626w\" sizes=\"(max-width: 1566px) 100vw, 1566px\" \/><\/p>\n<p>Agaasimihii hore ee hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo aheyd sarkaalad ka tirsan hay\u2019adda NISA, balse la sheegay inay u gacan gashay Al-Shabaab, ayna dileen, taas oo abuurtay xiisad xoogan.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin ayaa qaybta 3-aad wareysi taxane ah oo looga qaaday markii ugu horreysay ku shaaciyey xog la-yaableh, wuxuuna tilmamay in mas\u2019uuliyiin iyo dalal shisheeye ay iska kaashadeen kiiska Ikraan Tahliil Faarax, si loo sumadcad dilo hay\u2019adda Nabad Sugidda.<\/p>\n<p>La-taliyihii hore ee amniga qaranka Fahad Yaasiin oo carab baabay dadkaasi ayaa ku sheegay inay yihiin Xildhibaan Mahad Salaad Maxamed, wasiir ku xigeenka warfaafinta, Cabdiraxmaan Al-Cadaala, sidoo kalena sheegay inuu wax ka ogaa ra\u2019iisul wasaare Rooble.<\/p>\n<p>\u201cGabadhaas gaari ayaa lagu qaaday nin xildhibaan ah oo la yiraahdo Mahad Salaad baa lala kulansiiyey, isagaa gaari ku qaaday, gaarigiibaa laga qaaday waxaa la geeyey Daaru-Salaam xaafad la yiraahdo oo Xamar ku taalla oo dadka magaalada ugu ladan ay dagan yihiin gurigaas ayaa laga qaaday waxaa la marsiiyey Shabeelaha Hoose, meel Jilib u dhow ayaa la geeyey halkaas ayaana lagu dilay,\u201d ayuu yiri Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dilka gabadha uu fuliyey Mahad Karataay oo ka mid ah madaxda sare ee Al-Shabaab, isaga oo sheegay inay aqoon isku leeyihiin Mahad Salaad.<\/p>\n<p>\u201cNin la yiraahdo Mahad Karataay oo madaxda Shabaabka ka mid ah ayaa howlgalka fuliyey oo xiriir dhow ay leeyihiin Mahad Salaad,\u201d ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu yiri \u201cRa\u2019iisul wasaaruhuna wuu ka war qabay dhibaatadaas in loo geysanaayana. Aaqiro qofka gabadhaas la weydiinaayo waa Ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, farsamada lagu fuliyeyna Al-Cadaala ayaa iska lahaa gacanta fulisayna waa Mahad Salaad cida dishayna waa Al-Shabaab,\u201d ayuu markale yiri.<\/p>\n<p>Fahad ma shaacin dalalka uu sheegay inay qayb-qaateen \u2018dilka Ikraan\u2019, balse wuxuu tilmaamay inay yihiin labad dowladood.<\/p>\n<p>\u201cWaa laba dowladood, hadda ma rabo inaan magacyadooda sheego dadka Soomaaliyeedna waa fahmayaan,\u201d ayuu yiri Fahad.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in kiiskan dartiis uu isaga halis badan u galay, isla-markaana lagu celiyey waddanka Jabuuti, xilligaas oo uu doonayey sida uu sheegay inuu kiiskan Ikraan Tahliil horgeeyo Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka Soomaaliya,.<\/p>\n<p>Hadalkan kasoo yeeray Fahad Yaasiin ayaa kusoo beegmaya, iyada oo horey mas\u2019uuliyiinta uu hadda eedda u jeediyey qudhooda ay kiiska Ikraan dhabarka u saareen isaga iyo NISA.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FGaylanMedia%2Fvideos%2F408216251209711%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FMustaqbalMedia%2Fvideos%2F419341310199401%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimihii hore ee hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo aheyd sarkaalad ka tirsan hay\u2019adda NISA, balse la sheegay inay u gacan gashay Al-Shabaab, ayna dileen, taas oo abuurtay xiisad xoogan. Fahad Yaasiin ayaa qaybta 3-aad wareysi taxane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170337,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170351","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Fahad, Ilraan waxaa dilay Rooble,mahad Salaad ,Al cadaala iyo Mahad Karataay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Fahad, Ilraan waxaa dilay Rooble,mahad Salaad ,Al cadaala iyo Mahad Karataay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimihii hore ee hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo aheyd sarkaalad ka tirsan hay\u2019adda NISA, balse la sheegay inay u gacan gashay Al-Shabaab, ayna dileen, taas oo abuurtay xiisad xoogan. Fahad Yaasiin ayaa qaybta 3-aad wareysi taxane [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-11T11:51:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-11T12:12:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1566\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1050\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Fahad, Ilraan waxaa dilay Rooble,mahad Salaad ,Al cadaala iyo Mahad Karataay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39.png\",\"datePublished\":\"2022-06-11T11:51:27+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-11T12:12:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39.png\",\"width\":1566,\"height\":1050},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Fahad, Ilraan waxaa dilay Rooble,mahad Salaad ,Al cadaala iyo Mahad Karataay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Fahad, Ilraan waxaa dilay Rooble,mahad Salaad ,Al cadaala iyo Mahad Karataay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Fahad, Ilraan waxaa dilay Rooble,mahad Salaad ,Al cadaala iyo Mahad Karataay - Wardoon","og_description":"Agaasimihii hore ee hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo aheyd sarkaalad ka tirsan hay\u2019adda NISA, balse la sheegay inay u gacan gashay Al-Shabaab, ayna dileen, taas oo abuurtay xiisad xoogan. Fahad Yaasiin ayaa qaybta 3-aad wareysi taxane [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-11T11:51:27+00:00","article_modified_time":"2022-06-11T12:12:05+00:00","og_image":[{"width":1566,"height":1050,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/","name":"DAAWO:-Fahad, Ilraan waxaa dilay Rooble,mahad Salaad ,Al cadaala iyo Mahad Karataay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39.png","datePublished":"2022-06-11T11:51:27+00:00","dateModified":"2022-06-11T12:12:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-10-at-14.21.39.png","width":1566,"height":1050},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-ilraan-waxaa-dilay-rooblemahad-salaad-al-cadaala-iyo-mahad-karataay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Fahad, Ilraan waxaa dilay Rooble,mahad Salaad ,Al cadaala iyo Mahad Karataay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170351"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170351"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170354,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170351\/revisions\/170354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170337"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}