{"id":170358,"date":"2022-06-11T22:24:47","date_gmt":"2022-06-11T19:24:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170358"},"modified":"2022-06-12T11:32:59","modified_gmt":"2022-06-12T08:32:59","slug":"daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-NISA ayaa dishay ikraan Gaariga lagu qaaday ayaan naqaan"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee kasoo jeeda Beesha Ikraan Tahliil Faarax ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>Jeesow oo wareysi siiyey Shabelle TV ayaa si weyn uga horyimid hadalka kasoo baxay Fahad, wuxuuna tilmaamay in sarkaalad NISA ay ku maqan tahay gacanta hay\u2019adda NISA.<\/p>\n<p>\u201cKiiska Ikraan Tahliil wuxuu ku maqan yahay Nabad Sugid waa la ogyahay. Qof isaga is difaacaayo iyo qof isaga wax iska fogeynaayo iyo qof isaga difaac ku jiro in wax laga weydiiyo ma\u2019aha,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan baarlamaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Ikraan aysan helin baaritaan madax bannaan, ayna u baahan yihiin inay NISA shaaciso sida ay wax u dhaceen, gaar ahaan kiiska gabadhaas.<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaciyey in aan lagu qanci karin eedda uu soo jeediyey taliyihii hore ee NISA, wuxuuna tilmaamay in mar hore looga baahnaa tallaabada uu qaaday.<\/p>\n<p>\u201cNimankan hadda ayey qabsadeen laguma eedeyn karo, haddii lagu eedeynaayo, iyaga oo mucaarad ah oo dhibaato ay geysteen maalintaas ayaa lagu maxkamadeyn lahaa oo magacyada sida hada loo shaaciyey loo sheegi lahaa\u201d ayuu markale yiri Xildhibaan Jeesow.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu raaciyey \u201cWuxuu leeyahay agaasimihii hore waxaa gabadha ay aheyd baaga muudo maya Ikraan baaga muudo ma aheyn 2 bilood ayey waddanka joogtay tabar iyo koorso ay iyaga u direen oo Jaamacad iyaga u direen lacagna ka bixiyeen ayey kasoo qalin-jabisay\u201d.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo falcelin xoogan ay ka dhalatay wareysiga Fahad Yaasiin ee ku aadan qaybta kiiska Ikraan Tahliil, waxaana dadka ka hadlay ka mid ah Hooyo Qaali Guhaad oo ganafka ku dhufatay hadalka kasoo yeeray taliyihii hore ee hay\u2019ada NISA.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F403672828371782%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee kasoo jeeda Beesha Ikraan Tahliil Faarax ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin. Jeesow oo wareysi siiyey Shabelle TV ayaa si weyn uga horyimid hadalka kasoo baxay Fahad, wuxuuna tilmaamay in sarkaalad NISA ay ku maqan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170359,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-NISA ayaa dishay ikraan Gaariga lagu qaaday ayaan naqaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-NISA ayaa dishay ikraan Gaariga lagu qaaday ayaan naqaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee kasoo jeeda Beesha Ikraan Tahliil Faarax ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin. Jeesow oo wareysi siiyey Shabelle TV ayaa si weyn uga horyimid hadalka kasoo baxay Fahad, wuxuuna tilmaamay in sarkaalad NISA ay ku maqan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-11T19:24:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-12T08:32:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/daahir-jeesow.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1305\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"702\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/\",\"name\":\"DAAWO:-NISA ayaa dishay ikraan Gaariga lagu qaaday ayaan naqaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/daahir-jeesow.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-11T19:24:47+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-12T08:32:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/daahir-jeesow.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/daahir-jeesow.jpeg\",\"width\":1305,\"height\":702},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-NISA ayaa dishay ikraan Gaariga lagu qaaday ayaan naqaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-NISA ayaa dishay ikraan Gaariga lagu qaaday ayaan naqaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-NISA ayaa dishay ikraan Gaariga lagu qaaday ayaan naqaan - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee kasoo jeeda Beesha Ikraan Tahliil Faarax ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin. Jeesow oo wareysi siiyey Shabelle TV ayaa si weyn uga horyimid hadalka kasoo baxay Fahad, wuxuuna tilmaamay in sarkaalad NISA ay ku maqan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-11T19:24:47+00:00","article_modified_time":"2022-06-12T08:32:59+00:00","og_image":[{"width":1305,"height":702,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/daahir-jeesow.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/","name":"DAAWO:-NISA ayaa dishay ikraan Gaariga lagu qaaday ayaan naqaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/daahir-jeesow.jpeg","datePublished":"2022-06-11T19:24:47+00:00","dateModified":"2022-06-12T08:32:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/daahir-jeesow.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/daahir-jeesow.jpeg","width":1305,"height":702},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-ayaa-dishay-ikraan-gaariga-lagu-qaaday-ayaan-naqaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-NISA ayaa dishay ikraan Gaariga lagu qaaday ayaan naqaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170358"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170358"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170367,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170358\/revisions\/170367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170359"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}