{"id":170361,"date":"2022-06-11T22:29:24","date_gmt":"2022-06-11T19:29:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170361"},"modified":"2022-06-11T22:29:24","modified_gmt":"2022-06-11T19:29:24","slug":"daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Hooyada Ikraan oo u jawaabtay Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170362\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021914637671811892857861.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021914637671811892857861.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021914637671811892857861-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hooyadii dhashay gabadhii la waayey ee Ikraan Tahliil oo maanta hadal heynta kiiskeedu uu cirka isku shareeray ayaa ka jawaabtay eedeyntii uu Fahad Yaasiin maanta u jeediyey R\/Wasaare Rooble, Mahad Salaad iyo Cabdiraxmaan Al-Cadaala.<\/p>\n<p>Fahad ayaa wareysi uu bixiyey wuxuu maanta ku sheegay in Ikraan ay dileen seddaxdaas nin oo kaashanaya Mahad Karataay oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad ayaa si adag uga hor timid eedeyntaas ka soo yeertay Fahad Yaasiin, iyadoo sheegtay in kiiska Ikraan uusan meelna u dhaafi doonin Fahad iyo saaxiibadiisii shaqada, gaar ahaan Yaasiin Farey iyo Kulane Jiis oo ay carabaawday.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in Fahad uu uga baxay balan uu la galay gabadheeda oo sii maqan 18 maalmood, xilligaas oo uu ka balan qaaday in labo maalmood gudahood uu xog buuxda uga keeni doono halka la geeyey Ikraan, balse dib dambe uu taleefan uga qaban waayey.<\/p>\n<p>Waxay kiiskaan ka beri-yeeshay raga uu dusha ka saaray Fahad Yaasiin, iyadoo Ra\u2019iisul Wasaaraha ku amaantay sidii uu ugu hagar baxay, una qabtay doorashooyinkii dhibka badnaa ee dalka ka dhacay.<\/p>\n<p>Waxay codsi u dirsatay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ka dalbatay inuu deg deg u furo gal-dacwadeedka kiiska Ikraan oo ay geeyeen maxkmadaha dalka.<\/p>\n<p>Maamo Qaali ayaa mar kale ku celisay in Madaxweynihii hore Farmaajo uu ka hiiliyey oo ragii gabadheeda dilay uu garab siiyey, iyadoo ku catowday in Madaxweyne Xasan Sheekh ay ka dooneyso inuu u buuxiyo kaalintii ay shalay uga baahneed Farmaajo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Hooyo Qaali Guhaad waxay fariin u dirtay shacabka, culumada, odayaasha dhaqanka Soomaalida iyo dhamaan cid kasta oo garab istaagi karta, iyadoo ka codsatay in kiiskaan ay ka hadlaan oo ku garab siiyaan cadaaladda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F697631204646726%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hooyadii dhashay gabadhii la waayey ee Ikraan Tahliil oo maanta hadal heynta kiiskeedu uu cirka isku shareeray ayaa ka jawaabtay eedeyntii uu Fahad Yaasiin maanta u jeediyey R\/Wasaare Rooble, Mahad Salaad iyo Cabdiraxmaan Al-Cadaala. Fahad ayaa wareysi uu bixiyey wuxuu maanta ku sheegay in Ikraan ay dileen seddaxdaas nin oo kaashanaya Mahad Karataay oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170362,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170361","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Hooyada Ikraan oo u jawaabtay Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Hooyada Ikraan oo u jawaabtay Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hooyadii dhashay gabadhii la waayey ee Ikraan Tahliil oo maanta hadal heynta kiiskeedu uu cirka isku shareeray ayaa ka jawaabtay eedeyntii uu Fahad Yaasiin maanta u jeediyey R\/Wasaare Rooble, Mahad Salaad iyo Cabdiraxmaan Al-Cadaala. Fahad ayaa wareysi uu bixiyey wuxuu maanta ku sheegay in Ikraan ay dileen seddaxdaas nin oo kaashanaya Mahad Karataay oo ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-11T19:29:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021914637671811892857861.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"DAAWO:-Hooyada Ikraan oo u jawaabtay Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021914637671811892857861.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-11T19:29:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021914637671811892857861.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021914637671811892857861.jpeg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Hooyada Ikraan oo u jawaabtay Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Hooyada Ikraan oo u jawaabtay Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Hooyada Ikraan oo u jawaabtay Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"Hooyadii dhashay gabadhii la waayey ee Ikraan Tahliil oo maanta hadal heynta kiiskeedu uu cirka isku shareeray ayaa ka jawaabtay eedeyntii uu Fahad Yaasiin maanta u jeediyey R\/Wasaare Rooble, Mahad Salaad iyo Cabdiraxmaan Al-Cadaala. Fahad ayaa wareysi uu bixiyey wuxuu maanta ku sheegay in Ikraan ay dileen seddaxdaas nin oo kaashanaya Mahad Karataay oo ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-11T19:29:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021914637671811892857861.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/","name":"DAAWO:-Hooyada Ikraan oo u jawaabtay Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021914637671811892857861.jpeg","datePublished":"2022-06-11T19:29:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021914637671811892857861.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2021914637671811892857861.jpeg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-oo-u-jawaabtay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Hooyada Ikraan oo u jawaabtay Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170361"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170361"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170363,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170361\/revisions\/170363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170362"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}