{"id":170364,"date":"2022-06-12T11:17:50","date_gmt":"2022-06-12T08:17:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170364"},"modified":"2022-06-12T11:17:50","modified_gmt":"2022-06-12T08:17:50","slug":"labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/","title":{"rendered":"Labada aqal oo yeelanaya kulankii ugu horeeyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170365\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay in uu jiro kalfadhi wadajir ah oo ay yeelanayaan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ajendaha Kalfadhigan ayaa lagu sheegay akhrinta Koowaad ee Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee 2022-ka.<\/p>\n<p>Tan iyo sidii ay u dhacday doorashadii madaxweynaha dalka weli barlamaanku ma yeelan kulan rasmi ah. Waxaana maalmo dhowayd fashilmay kulan loo ballansanaa in looga doodo Ajandaha Xeer-hoosaadka Golaha shacabka<\/p>\n<p>kulankaas ayaa markii dambe dib loo dhigay ka dib markii xildhibaannadu ay soo wada xaadiri waayeen.<\/p>\n<p>kulankaas oo ay soo xaadireen 70 Xildhibaan ayuu guddoomiyuhu sheegay in xildhibaanada maqan si deg deg ah ay u soo xaadiraan Baarlamaanka, isla markaana dib la iskugu soo laabto 12 June oo maanta ah.<\/p>\n<p>Kooramka la\u2019aanta barlamaanka ayaa loo tirinayaa iyadoo xildhibaanno badan ay dalka ka baxeen markii ay dhacday doorashadii madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay in uu jiro kalfadhi wadajir ah oo ay yeelanayaan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ajendaha Kalfadhigan ayaa lagu sheegay akhrinta Koowaad ee Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee 2022-ka. Tan iyo sidii ay u dhacday doorashadii madaxweynaha dalka weli barlamaanku ma yeelan kulan rasmi ah. Waxaana maalmo dhowayd fashilmay kulan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170365,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170364","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Labada aqal oo yeelanaya kulankii ugu horeeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Labada aqal oo yeelanaya kulankii ugu horeeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay in uu jiro kalfadhi wadajir ah oo ay yeelanayaan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ajendaha Kalfadhigan ayaa lagu sheegay akhrinta Koowaad ee Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee 2022-ka. Tan iyo sidii ay u dhacday doorashadii madaxweynaha dalka weli barlamaanku ma yeelan kulan rasmi ah. Waxaana maalmo dhowayd fashilmay kulan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-12T08:17:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/\",\"name\":\"Labada aqal oo yeelanaya kulankii ugu horeeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-12T08:17:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Labada aqal oo yeelanaya kulankii ugu horeeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Labada aqal oo yeelanaya kulankii ugu horeeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Labada aqal oo yeelanaya kulankii ugu horeeyay - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay in uu jiro kalfadhi wadajir ah oo ay yeelanayaan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ajendaha Kalfadhigan ayaa lagu sheegay akhrinta Koowaad ee Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee 2022-ka. Tan iyo sidii ay u dhacday doorashadii madaxweynaha dalka weli barlamaanku ma yeelan kulan rasmi ah. Waxaana maalmo dhowayd fashilmay kulan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-12T08:17:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/","name":"Labada aqal oo yeelanaya kulankii ugu horeeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728.jpeg","datePublished":"2022-06-12T08:17:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022612637905946364248728.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/labada-aqal-oo-yeelanaya-kulankii-ugu-horeeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Labada aqal oo yeelanaya kulankii ugu horeeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170364"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170364"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170364\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170366,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170364\/revisions\/170366"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170365"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170364"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170364"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170364"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}