{"id":170389,"date":"2022-06-13T11:09:24","date_gmt":"2022-06-13T08:09:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170389"},"modified":"2022-06-13T11:09:24","modified_gmt":"2022-06-13T08:09:24","slug":"xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo la filayo inuu saacadaha soo socda ku dhawaaqo Raysal wasaare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170390\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637906867969515873.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637906867969515873.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637906867969515873-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Shabakadda HOL ayaa sheegaya in la filaayo in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqi doono madaxweynaha Soomaaliya Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wararku waxay intaasi ku darayaan in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu soo gabagabeeyay kulamadii iyo la tashiyadii ugu dambeeyay ee uu ugu guur galayay soo magacaabista wasiirka koowaad ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa mashquul xoogan laga dareemayay Xafiiska madaxweynaha Soomaaliya oo ay buux dhaafinayeen shaqsiyaad kala duwan oo si weyn u doonayo in loo magacaabo xilka Raysal wasaaraha Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid yihiin rag horay ugu dhex jiray saaxadda siyaasadda iyo kuwa haatan ku cusub siyaasada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dastuurka dalka Soomaaliya kuma qorna in madaxweynaha marka la doorto uu muddo 30 cisho gudahood ku soo magacaabo Raysal wasaare, waxaana xusid mudan in Axdi Qarameedkii lagu soo dhisay dowladdii KMG aheyd ee Imbagati uu dhigayay in madaxweynaha 30 cisho gudahood uu kusoo magacaabo Raysal Wasaare, taasoo noqotay dhaqan soo jireen ah.<\/p>\n<p>Wararka hoose ee aan heleyno waxay intaasi kusii darayaan in madaxweynaha Soomaaliya uu Raysal wasaarahiisa u magacaabi doono saacadaha nagu soo aadan shaqsi kasoo jeeda maamulada Puntland ama Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Shabakadda HOL ayaa sheegaya in la filaayo in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqi doono madaxweynaha Soomaaliya Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Wararku waxay intaasi ku darayaan in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu soo gabagabeeyay kulamadii iyo la tashiyadii ugu dambeeyay ee uu ugu guur galayay soo magacaabista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170390,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170389","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo la filayo inuu saacadaha soo socda ku dhawaaqo Raysal wasaare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo la filayo inuu saacadaha soo socda ku dhawaaqo Raysal wasaare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Shabakadda HOL ayaa sheegaya in la filaayo in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqi doono madaxweynaha Soomaaliya Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Wararku waxay intaasi ku darayaan in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu soo gabagabeeyay kulamadii iyo la tashiyadii ugu dambeeyay ee uu ugu guur galayay soo magacaabista [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-13T08:09:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637906867969515873.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo la filayo inuu saacadaha soo socda ku dhawaaqo Raysal wasaare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637906867969515873.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-13T08:09:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637906867969515873.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637906867969515873.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo la filayo inuu saacadaha soo socda ku dhawaaqo Raysal wasaare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo la filayo inuu saacadaha soo socda ku dhawaaqo Raysal wasaare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo la filayo inuu saacadaha soo socda ku dhawaaqo Raysal wasaare - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Shabakadda HOL ayaa sheegaya in la filaayo in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqi doono madaxweynaha Soomaaliya Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Wararku waxay intaasi ku darayaan in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu soo gabagabeeyay kulamadii iyo la tashiyadii ugu dambeeyay ee uu ugu guur galayay soo magacaabista [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-13T08:09:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637906867969515873.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/","name":"Xasan Sheekh oo la filayo inuu saacadaha soo socda ku dhawaaqo Raysal wasaare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637906867969515873.jpeg","datePublished":"2022-06-13T08:09:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637906867969515873.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637906867969515873.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-la-filayo-inuu-saacadaha-soo-socda-ku-dhawaaqo-raysal-wasaare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo la filayo inuu saacadaha soo socda ku dhawaaqo Raysal wasaare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170389"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170389"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170391,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170389\/revisions\/170391"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170390"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}