{"id":170396,"date":"2022-06-13T15:50:24","date_gmt":"2022-06-13T12:50:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170396"},"modified":"2022-06-13T15:50:24","modified_gmt":"2022-06-13T12:50:24","slug":"daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Fahad Yaasiin oo kahadlay ciidamada Soomaalida ee tababarka loogu qaaday Eratariya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170397\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637907044136343479.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"376\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637907044136343479.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637907044136343479-300x171.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Agaasimihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka, Fahad Yaasiin ayaa sheegay in uusan jirin hal askari oo katirsan ciidamadii dowladda Soomaaliya udirtay Eritrea oo ka qeyb galay dagaaladii ka dhacay waqooyiga Ethiopia.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin oo bixiyay qeybtii ugu dambeysay wareysi taxane ah oo laga qaaday, ayuu ku sheegay in jabhadda TPLF iyo siyaasiyiin Soomaaliyeed oo u shaqeeya siduu hadalka u dhigay ay faafiyeen been abuur ku saabsan in ciidamada loo diray Eritrea loo adeegsaday colaada Ethiopia ka aloosan.<\/p>\n<p>\u201cWarka ah in ciidamadu ay ka qeyb galeen dagaalka waqooyiga Ethipia waxaa faafiyay Tigree iyo kuwa Tigreega u shaqeeya ee Soomaaliya jooga. Siyaasiin ayaa jira oo Soomaaliya jooga oo Tigreega shaqaale u ah.&#8221;<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay ciidamadan inay fursad qaali u tahay dowladda madaxweyne Xasan Sheikh oo uu sheegay inay helidoonto ciidamo aad u tababaran oo dalka xasilin kara.<\/p>\n<p>\u201cMaanta madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu haystaa fursad dahabi ah oo amniga dalka uu uga shaqeyn karo. Midda kale Ciidamadan markay dalka yimaadaan oo la arko, dadkii dhihi jiray dagaal ayay ka qeyb galeen ee hooyooyinka caloosha kasoo ridi jiray, way yixi yixidoonaan,\u201d ayuu yiri Fahaad Yaasiin.<\/p>\n<p>Wuxuu ugu dambayn sheegay inuu kalsooni buuxda inay Eritrea ay tababarkii ugu fiicnaa siisay askarta Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay ciidamadan in muddo fog laga faa\u2019idaysandoono.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/t7iuJ5bee3w\" width=\"910\" height=\"512\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka, Fahad Yaasiin ayaa sheegay in uusan jirin hal askari oo katirsan ciidamadii dowladda Soomaaliya udirtay Eritrea oo ka qeyb galay dagaaladii ka dhacay waqooyiga Ethiopia. Fahad Yaasiin oo bixiyay qeybtii ugu dambeysay wareysi taxane ah oo laga qaaday, ayuu ku sheegay in jabhadda TPLF iyo siyaasiyiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170397,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Fahad Yaasiin oo kahadlay ciidamada Soomaalida ee tababarka loogu qaaday Eratariya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Fahad Yaasiin oo kahadlay ciidamada Soomaalida ee tababarka loogu qaaday Eratariya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka, Fahad Yaasiin ayaa sheegay in uusan jirin hal askari oo katirsan ciidamadii dowladda Soomaaliya udirtay Eritrea oo ka qeyb galay dagaaladii ka dhacay waqooyiga Ethiopia. Fahad Yaasiin oo bixiyay qeybtii ugu dambeysay wareysi taxane ah oo laga qaaday, ayuu ku sheegay in jabhadda TPLF iyo siyaasiyiin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-13T12:50:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637907044136343479.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"376\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/\",\"name\":\"DAAWO:-Fahad Yaasiin oo kahadlay ciidamada Soomaalida ee tababarka loogu qaaday Eratariya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637907044136343479.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-13T12:50:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637907044136343479.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637907044136343479.jpeg\",\"width\":660,\"height\":376},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Fahad Yaasiin oo kahadlay ciidamada Soomaalida ee tababarka loogu qaaday Eratariya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Fahad Yaasiin oo kahadlay ciidamada Soomaalida ee tababarka loogu qaaday Eratariya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Fahad Yaasiin oo kahadlay ciidamada Soomaalida ee tababarka loogu qaaday Eratariya - Wardoon","og_description":"Agaasimihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka, Fahad Yaasiin ayaa sheegay in uusan jirin hal askari oo katirsan ciidamadii dowladda Soomaaliya udirtay Eritrea oo ka qeyb galay dagaaladii ka dhacay waqooyiga Ethiopia. Fahad Yaasiin oo bixiyay qeybtii ugu dambeysay wareysi taxane ah oo laga qaaday, ayuu ku sheegay in jabhadda TPLF iyo siyaasiyiin [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-13T12:50:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":376,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637907044136343479.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/","name":"DAAWO:-Fahad Yaasiin oo kahadlay ciidamada Soomaalida ee tababarka loogu qaaday Eratariya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637907044136343479.jpeg","datePublished":"2022-06-13T12:50:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637907044136343479.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022613637907044136343479.jpeg","width":660,"height":376},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-oo-kahadlay-ciidamada-soomaalida-ee-tababarka-loogu-qaaday-eratariya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Fahad Yaasiin oo kahadlay ciidamada Soomaalida ee tababarka loogu qaaday Eratariya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170396"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170398,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170396\/revisions\/170398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170397"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}