{"id":170418,"date":"2022-06-14T17:49:56","date_gmt":"2022-06-14T14:49:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170418"},"modified":"2022-06-14T17:49:56","modified_gmt":"2022-06-14T14:49:56","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo\u00a0 kabaxay shir Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170419\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ee Kenya Ambasaddor Maxamed Axmed Nuur Tarzan ayaa maanta ka baxay shir dowladda Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye u fadhiya magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Shirkaan oo uu shir guddoominayay madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayuu safiirka Soomaaliya uga baxay kadib markii uu soo galay mas&#8217;uul la sheegay inuu yahay safiirka Somaliland u jooga Kenya, arrintaas oo buuq badan dhalisay.<\/p>\n<p>Tallaabadan ay maanta qaadday dowladda Kenya waxay dhaawac ku noqon kartaa xiriirka ay Kenya doonaysay inay la sameysato dowladda cusub ee madaxweyne Xasan Sheikh,\u00a0 iyagoo weliba u ololeynayay in xanibaada laga qaado Qaadka.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa horey ugu dhalleecaysay Kenya inay fara galin ku hayso midnimada iyo madax bannaanida Soomaaliya, kadib markii wakiillo u magacaabatay maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Bishii January ee sannadkan, dowladda Kenya ayaa eedayntaas kadib waxay beddeshay mowqifkeedii, iyadoo sheegtay in ay Somaliland u aragto maamul hoos yimaada dowladda federalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Soomaaliya ee Kenya Ambasaddor Maxamed Axmed Nuur Tarzan ayaa maanta ka baxay shir dowladda Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye u fadhiya magaalada Nairobi. Shirkaan oo uu shir guddoominayay madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayuu safiirka Soomaaliya uga baxay kadib markii uu soo galay mas&#8217;uul la sheegay inuu yahay safiirka Somaliland u jooga Kenya, arrintaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170418","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo\u00a0 kabaxay shir Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo\u00a0 kabaxay shir Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirka Soomaaliya ee Kenya Ambasaddor Maxamed Axmed Nuur Tarzan ayaa maanta ka baxay shir dowladda Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye u fadhiya magaalada Nairobi. Shirkaan oo uu shir guddoominayay madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayuu safiirka Soomaaliya uga baxay kadib markii uu soo galay mas&#8217;uul la sheegay inuu yahay safiirka Somaliland u jooga Kenya, arrintaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-14T14:49:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/\",\"name\":\"Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo\u00a0 kabaxay shir Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-14T14:49:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n.jpeg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo\u00a0 kabaxay shir Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo\u00a0 kabaxay shir Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo\u00a0 kabaxay shir Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye - Wardoon","og_description":"Safiirka Soomaaliya ee Kenya Ambasaddor Maxamed Axmed Nuur Tarzan ayaa maanta ka baxay shir dowladda Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye u fadhiya magaalada Nairobi. Shirkaan oo uu shir guddoominayay madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayuu safiirka Soomaaliya uga baxay kadib markii uu soo galay mas&#8217;uul la sheegay inuu yahay safiirka Somaliland u jooga Kenya, arrintaas [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-14T14:49:56+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/","name":"Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo\u00a0 kabaxay shir Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n.jpeg","datePublished":"2022-06-14T14:49:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288070771_10160221258228729_7862942398021549827_n.jpeg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kabaxay-shir-kenya-u-qabatay-safiiradda-dalalka-shisheeye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo\u00a0 kabaxay shir Kenya u qabatay safiiradda dalalka shisheeye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170418"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170418"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170420,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170418\/revisions\/170420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170419"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}