{"id":170444,"date":"2022-06-15T11:17:56","date_gmt":"2022-06-15T08:17:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170444"},"modified":"2022-06-15T11:17:56","modified_gmt":"2022-06-15T08:17:56","slug":"kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/","title":{"rendered":"Kenya oo raali galin ka bixisay xad gudub diplumaasiyadeed oo ay Soomaaliya kusamaysay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170445\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908526004853438.jpeg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908526004853438.jpeg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908526004853438-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa raali-gelin ka bixisay in calanka Somaliland shalay lagu arkay munaasabad uu madaxweyne Uhuru Kenyatta ku casuumay diblomaasiyiinta caalamiga ah ee ee ku sugan Nairobi.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Munaasabaddaas ayaa waxaa isaga baxay safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan kadib markii uu goobta ku arkay calanka Somaliland iyo wakiilka Somaliland u fadhiya Nairobi.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Safaaradda Soomaaliya ayaa kadib qoraal ay u dirtay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya uga cabatay arrintaas, ayada oo sheegtay in tallaabadaas ay xadgudub ku tahay qarannimada, madax-banaanida iyo sharafta dhuleed ee Soomaaliya.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ayada oo cabashadaas ka jawaabeysa ayey Wasaaradda Arrimaha Dibeddda Kenya waxay xalay soo saartay qoraal ku socda safaaradda Soomaaliya, kuna bixineyso raali-gelin<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cWasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya waxay qireysaa warqadda kasoo baxday safaaradda Soomaaliya ee ku taariikheysan 14-ka June 2022 iyo inay dareenkeena kusoo jeedisay in calanka Somaliland uu ka mid ahaa calamadii yaalay dhacdo sanadeedkii diblomaasyadda,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cWasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya waxay ka xun tahay<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><span class=\"s1\">sida aan ku talo-galka iyo munaasibka ahayn ee calanka Somaliland uga soo dhex muuqday dhacdo sanadeedka diblomasiyadda. Wasaaraddu waxay kale oo rajaynaysaa inay dib u xaqiijiso aqoonsiga qarannimada hal dawlad oo federaal ah oo Soomaaliyeed iyo jiritaanka qaranka federaalka Soomaaliya.\u201d<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wasaaradda ayaa intaas ku dartay inay aad uga shalaynayso dhibaato kasta iyo ceebtii ka dhalatay arrintan.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dhacdadii shalay ayaa imaneysa ayada oo Soomaaliya iyo Kenya ay isku soo dhowaadeen kadib dib u doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh, ayada oo madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu Muqdisho u yimid calaamo-saarkii Xasan Sheekh.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Kenya ayaa rajo ka qabta in dib loo fasaxo khaatkii la keeni jiray Soomaaliya, balse dowladda fedeeraalka Soomaaliya ayaa arrintaas ku xirtay shuruudo dhowr ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><b><span class=\"Apple-converted-space\">Hoos ka aqriso warqadda kasoo baxday Kenya<\/span><\/b><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170446\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908524305941601.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"825\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908524305941601.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908524305941601-240x300.jpeg 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908524305941601-336x420.jpeg 336w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa raali-gelin ka bixisay in calanka Somaliland shalay lagu arkay munaasabad uu madaxweyne Uhuru Kenyatta ku casuumay diblomaasiyiinta caalamiga ah ee ee ku sugan Nairobi. Munaasabaddaas ayaa waxaa isaga baxay safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan kadib markii uu goobta ku arkay calanka Somaliland iyo wakiilka Somaliland u fadhiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170445,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170444","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo raali galin ka bixisay xad gudub diplumaasiyadeed oo ay Soomaaliya kusamaysay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo raali galin ka bixisay xad gudub diplumaasiyadeed oo ay Soomaaliya kusamaysay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa raali-gelin ka bixisay in calanka Somaliland shalay lagu arkay munaasabad uu madaxweyne Uhuru Kenyatta ku casuumay diblomaasiyiinta caalamiga ah ee ee ku sugan Nairobi. Munaasabaddaas ayaa waxaa isaga baxay safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan kadib markii uu goobta ku arkay calanka Somaliland iyo wakiilka Somaliland u fadhiya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-15T08:17:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908526004853438.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/\",\"name\":\"Kenya oo raali galin ka bixisay xad gudub diplumaasiyadeed oo ay Soomaaliya kusamaysay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908526004853438.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-15T08:17:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908526004853438.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908526004853438.jpeg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo raali galin ka bixisay xad gudub diplumaasiyadeed oo ay Soomaaliya kusamaysay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo raali galin ka bixisay xad gudub diplumaasiyadeed oo ay Soomaaliya kusamaysay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo raali galin ka bixisay xad gudub diplumaasiyadeed oo ay Soomaaliya kusamaysay - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa raali-gelin ka bixisay in calanka Somaliland shalay lagu arkay munaasabad uu madaxweyne Uhuru Kenyatta ku casuumay diblomaasiyiinta caalamiga ah ee ee ku sugan Nairobi. Munaasabaddaas ayaa waxaa isaga baxay safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan kadib markii uu goobta ku arkay calanka Somaliland iyo wakiilka Somaliland u fadhiya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-15T08:17:56+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908526004853438.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/","name":"Kenya oo raali galin ka bixisay xad gudub diplumaasiyadeed oo ay Soomaaliya kusamaysay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908526004853438.jpeg","datePublished":"2022-06-15T08:17:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908526004853438.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022615637908526004853438.jpeg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-raali-galin-ka-bixisay-xad-gudub-diplumaasiyadeed-oo-ay-soomaaliya-kusamaysay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo raali galin ka bixisay xad gudub diplumaasiyadeed oo ay Soomaaliya kusamaysay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170444"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170444"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170444\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170448,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170444\/revisions\/170448"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170445"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170444"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170444"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170444"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}