{"id":170486,"date":"2022-06-15T20:10:21","date_gmt":"2022-06-15T17:10:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170486"},"modified":"2022-06-15T20:20:51","modified_gmt":"2022-06-15T17:20:51","slug":"waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/","title":{"rendered":"Waa kuma  Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n-1024x682.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n-1536x1023.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n-1068x711.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xamza Cabdi Barre inuu noqdo ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xamza Cabdi Barre oo kasoo jeeda beesha Ogaadeen, wuxuu horey u ahaa xoghayaha guud ee xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna sidoo kale soo noqday guddoomiyaha guddiga doorashada Jubaland, markii dib loo dooranayey madaxweyne Axmed Madoobe.\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xamza Cabdi Barre ayaa noqday qofkii ugu horreeyey ee kasoo jeeda beesha Ogaadeen ee xilkan loo magacaabo, sidoo kalena waa ra\u2019iisul wasaarihii ugu horreeyey ee aan qurbaha ka iman ee xilkan loo dhiibo.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Ilo-wareedyada ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu Xamza ku doortay inuu yahay qof uu yaqaan, oo ay muddo wada-shaqeynayeen, taasi oo yareyn karta khilaaf ka dhex dhashay labadooda.\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><b>Waa kuma Xamza Cabdi Barre?<\/b><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xamse Cabdi Barre waxa uu ku dhashay magaalada Kismaayo gobolka Jubbada hoose ee koonfurta Soomaaliya ku dhashay horraantii 1970.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxbarashadiisa aasaasiga ah, dugsiga hoose, dhex iyo sare waxa uu ku qaatay gudaha dalka. Jaamacadda heerka koowaad waxa uu kusoo dhigtay waddanka Yemen, halka shahaadada heerka labaad uu kusoo qaatay jaamacad ku taalla dalka Malaysia.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Hadda waa xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo laga soo doortay Jubaland, waana xildhibaankii ugu horreeyey eel aga soo doorto Jubaland, ayada oo doorashadiisa ay dhacday 28-kii December 2021.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wuxuu xubin ka yahay Xisbiga Nabadda iyo Horumarinta (UPD) ee uu hoggaanka uu u hayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo uu horay uga soo noqday xoghaye.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Inkastoo uu shaqooyin kala duwan kasoo qabtay xafiisyada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, magaciisa waxa uu si wayn u soo shaac-baxay markii uu noqday guddoomiyihii guddiga doorashada ee Jubaland, intii u dhaxeysay 2019-kii ilaa 2020-kii, markaasi oo dib loo soo doortay Axmed Madoobe.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Intii u dhaxeysay 2014-kii ilaa 2015-kii waxa uu la-taliyaha dhinaca maamulka ah u ahaa guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqii magaalada Muqdisho ee xilligaas, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Howlaha kale ee uu Xamza soo qabtay waxaa ka mid ah in uu la-taliye sare kasoo noqday Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Federaaleynta.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p>Waxbarashadiisa aasaasiga ah, dugsiga hoose, dhex iyo sare waxa uu ku qaatay gudaha dalka. Jaamacadda heerka koowaad waxa uu kusoo dhigtay waddanka Yemen, halka shahaadada heerka labaad uu kusoo qaatay jaamacad ku taalla dalka Malaysia.<\/p>\n<p>Hadda waa xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo laga soo doortay Jubaland, waana xildhibaankii ugu horreeyey eel aga soo doorto Jubaland, ayada oo doorashadiisa ay dhacday 28-kii December 2021.<\/p>\n<p>Wuxuu xubin ka yahay Xisbiga Nabadda iyo Horumarinta (UPD) ee uu hoggaanka uu u hayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo uu horay uga soo noqday xoghaye.<\/p>\n<p>Inkastoo uu shaqooyin kala duwan kasoo qabtay xafiisyada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, magaciisa waxa uu si wayn u soo shaac-baxay markii uu noqday guddoomiyihii guddiga doorashada ee Jubaland, intii u dhaxeysay 2019-kii ilaa 2020-kii, markaasi oo dib loo soo doortay Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Intii u dhaxeysay 2014-kii ilaa 2015-kii waxa uu la-taliyaha dhinaca maamulka ah u ahaa guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqii magaalada Muqdisho ee xilligaas, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).<\/p>\n<p>Howlaha kale ee uu Xamza soo qabtay waxaa ka mid ah in uu la-taliye sare kasoo noqday Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Federaaleynta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170489\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288215083_5029142677182898_2944165570399458323_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"813\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288215083_5029142677182898_2944165570399458323_n.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288215083_5029142677182898_2944165570399458323_n-300x226.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288215083_5029142677182898_2944165570399458323_n-1024x771.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288215083_5029142677182898_2944165570399458323_n-768x578.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288215083_5029142677182898_2944165570399458323_n-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288215083_5029142677182898_2944165570399458323_n-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288215083_5029142677182898_2944165570399458323_n-696x524.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288215083_5029142677182898_2944165570399458323_n-1068x804.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288215083_5029142677182898_2944165570399458323_n-558x420.jpeg 558w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xamza Cabdi Barre inuu noqdo ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xamza Cabdi Barre oo kasoo jeeda beesha Ogaadeen, wuxuu horey u ahaa xoghayaha guud ee xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna sidoo kale soo noqday guddoomiyaha guddiga doorashada Jubaland, markii dib loo dooranayey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170480,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waa kuma Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waa kuma Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xamza Cabdi Barre inuu noqdo ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xamza Cabdi Barre oo kasoo jeeda beesha Ogaadeen, wuxuu horey u ahaa xoghayaha guud ee xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna sidoo kale soo noqday guddoomiyaha guddiga doorashada Jubaland, markii dib loo dooranayey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-15T17:10:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-15T17:20:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/\",\"name\":\"Waa kuma Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-15T17:10:21+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-15T17:20:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waa kuma Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waa kuma Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waa kuma Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xamza Cabdi Barre inuu noqdo ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xamza Cabdi Barre oo kasoo jeeda beesha Ogaadeen, wuxuu horey u ahaa xoghayaha guud ee xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna sidoo kale soo noqday guddoomiyaha guddiga doorashada Jubaland, markii dib loo dooranayey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-15T17:10:21+00:00","article_modified_time":"2022-06-15T17:20:51+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/","name":"Waa kuma Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n.jpeg","datePublished":"2022-06-15T17:10:21+00:00","dateModified":"2022-06-15T17:20:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288796601_414436344056311_8369903901647832345_n.jpeg","width":2048,"height":1364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waa-kuma-raiisul-wasaaraha-cusub-xamza-cabdi-barre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waa kuma Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170486"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170486"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170490,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170486\/revisions\/170490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170480"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}