{"id":170506,"date":"2022-06-16T17:58:15","date_gmt":"2022-06-16T14:58:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170506"},"modified":"2022-06-16T17:58:15","modified_gmt":"2022-06-16T14:58:15","slug":"lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/","title":{"rendered":"lamaane katirsan Daacish oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170507\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022616637909568792204691.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022616637909568792204691.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022616637909568792204691-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday lamaane is qaba oo lagu helay dembi ah inay ka tirsanaayeen kooxda Daacish, gaar ahaan faraceeda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Lamaanaha oo lagu kala magacaabo Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa la sheegay inay la baxeen magacyo been abuur ah oo loo yaqiinay, sida Mustaf iyo Xaawo, waxaana lasoo xiray bishii March ee sanadkan 2022-ka, iyada oo lagu qabtay agabkii qaraxyada ay u isticmaalayeen iyo sidoo kale qarax diyaarsan.<\/p>\n<p>Dayib ayaa maxkamaddu sheegtay inuu kooxda u qaabilsanaa sameynta qaraxyada, halka Xaliimo ay qaabilsaneyn keydinta hubka iyo soo dhaweynta xubnaha kooxda Daacish.<\/p>\n<p>Intaas kadib xafiiska xeer ilaalinta ayaa baaris dheer kadib maxkamadda ciidamada weydiistay in la maxkamadeeyo billowgii June, isla xilligaas ayay maxkamadda aqbashay dhegeysiga dacwadda laba eedeysane.<\/p>\n<p>Xeer Ilaalinta ayaa sidoo kale maxkamadda ka hor caddeeyey in labada eedeysane ay is qabeen, laakiin ay isku guursadeen magacyada Mustaf iyo Xaawo, waxayna maxkamadda ka hor sheegeen labadooda in sarkaalkii xukumayay ee kooxda Daacish uu isku doonay.<\/p>\n<p>Dhankooda qareennada difaacayey eedeysanayaasha ayaa maxkamadda ka codsaday in loo naxariisto, loona fiiriyo qodobada dembiga fududeeyo.<\/p>\n<p>Dhowr fadhi kadib maxkamadda ayaa maanta ku wada xukuntay lamaanahan min 15-sano oo xabsi ah, sida uu dhinacyada dacwadda u sheegay Garsoore Gaashaanle Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dayib Macalim iyo Xaliimo Cabdi ayaa heysta fursad kale oo ay rafcaan uga qaadan karaan xukunka lagu riday, haddii aysan ku qanacsaneyn, sida ay shaacisay maxkamadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday lamaane is qaba oo lagu helay dembi ah inay ka tirsanaayeen kooxda Daacish, gaar ahaan faraceeda Soomaaliya. Lamaanaha oo lagu kala magacaabo Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa la sheegay inay la baxeen magacyo been [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170508,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170506","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>lamaane katirsan Daacish oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"lamaane katirsan Daacish oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday lamaane is qaba oo lagu helay dembi ah inay ka tirsanaayeen kooxda Daacish, gaar ahaan faraceeda Soomaaliya. Lamaanaha oo lagu kala magacaabo Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa la sheegay inay la baxeen magacyo been [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-16T14:58:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-16-at-15.54.56.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1262\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1246\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/\",\"name\":\"lamaane katirsan Daacish oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-16-at-15.54.56.png\",\"datePublished\":\"2022-06-16T14:58:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-16-at-15.54.56.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-16-at-15.54.56.png\",\"width\":1262,\"height\":1246},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"lamaane katirsan Daacish oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"lamaane katirsan Daacish oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"lamaane katirsan Daacish oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah - Wardoon","og_description":"Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday lamaane is qaba oo lagu helay dembi ah inay ka tirsanaayeen kooxda Daacish, gaar ahaan faraceeda Soomaaliya. Lamaanaha oo lagu kala magacaabo Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa la sheegay inay la baxeen magacyo been [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-16T14:58:15+00:00","og_image":[{"width":1262,"height":1246,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-16-at-15.54.56.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/","name":"lamaane katirsan Daacish oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-16-at-15.54.56.png","datePublished":"2022-06-16T14:58:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-16-at-15.54.56.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-16-at-15.54.56.png","width":1262,"height":1246},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lamaane-katirsan-daacish-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"lamaane katirsan Daacish oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170506"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170506"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170509,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170506\/revisions\/170509"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170508"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}