{"id":170550,"date":"2022-06-18T20:57:53","date_gmt":"2022-06-18T17:57:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170550"},"modified":"2022-06-18T20:57:53","modified_gmt":"2022-06-18T17:57:53","slug":"shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/","title":{"rendered":"Shirkadaha Duulimaadyada diyaaradaha oo joojinaya Duulimaadyada gudaha"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170551\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911433701933682.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911433701933682.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911433701933682-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga maamulka diyaaraha gudaha dalka oo maanta kulan isugu yimid ayaa shaaciyay in laga bilaabo maalinta berri ah ay gabi ahaan diyaaradaha ka shaqeeya gudaha dalka ay joojinayaan shaqadii ay hayeen.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ay si wada-jir ah u soo saareyn dhamaan madaxda Shirkada diyaaradaha ka howl-gala gudaha dalka ayaa lagu sheegay in hay\u2019adda duulista rayidka ay ku guul dareysatay xaqiijinta amniga garoomada, taasina ay ku kaliftay in ay ku dhawaaqaan shaqo joojin.<\/p>\n<p>\u201cShir ay maanta iskugu yimaadeen dhamaan shirkadaha diyaaradaha ee ku midaysan ururka (AOA) loogana hadlayay caqabado kasoo cusboonaaday qayba kamid ah garoomada dalka kuna saabsanaa ku kalsoonaanta amniga, ayaa gaba-gabadii waxaa la isla gartay in madaama Hay\u2019adda Duulista Rayidku aan u muuqan mid u heelan bad-qabka diyaaradaha iyo rakaabka saaran ayaa waxay shirkaduhu go\u2019aansadeen sidaan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa lagu yiri qoraalka \u201cLaga bilaabo barrio o Axad ah taariikhduna ay ku beegantahay 6, juun 2022-ka, in l ajoojiyay dhammaan duulimaadyadii ay shirkadaha ku tagayeen garoomada dalka illaa laga gaarayo xal badbaadin kara bad-qabka diyaaradaha iyo rakaabka saaran.\u201d<\/p>\n<p>Shaqo joojinta kasoo baxday Maamulka shirkadaha diyaaradaha gudaha dalka ayaa waxaa wali ka jawaabin dowladda, gaar ahaan hay\u2019adda duulista hawada, oo ay ku eedeeyeen inay ku guul-dareysatay ilaalinta amniga diyaarahada iyo rakaabka saaran.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170552\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911424402687766.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"826\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911424402687766.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911424402687766-240x300.jpeg 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911424402687766-336x420.jpeg 336w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga maamulka diyaaraha gudaha dalka oo maanta kulan isugu yimid ayaa shaaciyay in laga bilaabo maalinta berri ah ay gabi ahaan diyaaradaha ka shaqeeya gudaha dalka ay joojinayaan shaqadii ay hayeen. War-saxaafadeed ay si wada-jir ah u soo saareyn dhamaan madaxda Shirkada diyaaradaha ka howl-gala gudaha dalka ayaa lagu sheegay in hay\u2019adda duulista rayidka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170550","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkadaha Duulimaadyada diyaaradaha oo joojinaya Duulimaadyada gudaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkadaha Duulimaadyada diyaaradaha oo joojinaya Duulimaadyada gudaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga maamulka diyaaraha gudaha dalka oo maanta kulan isugu yimid ayaa shaaciyay in laga bilaabo maalinta berri ah ay gabi ahaan diyaaradaha ka shaqeeya gudaha dalka ay joojinayaan shaqadii ay hayeen. War-saxaafadeed ay si wada-jir ah u soo saareyn dhamaan madaxda Shirkada diyaaradaha ka howl-gala gudaha dalka ayaa lagu sheegay in hay\u2019adda duulista rayidka ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-18T17:57:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911433701933682.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/\",\"name\":\"Shirkadaha Duulimaadyada diyaaradaha oo joojinaya Duulimaadyada gudaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911433701933682.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-18T17:57:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911433701933682.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911433701933682.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkadaha Duulimaadyada diyaaradaha oo joojinaya Duulimaadyada gudaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkadaha Duulimaadyada diyaaradaha oo joojinaya Duulimaadyada gudaha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkadaha Duulimaadyada diyaaradaha oo joojinaya Duulimaadyada gudaha - Wardoon","og_description":"Guddiga maamulka diyaaraha gudaha dalka oo maanta kulan isugu yimid ayaa shaaciyay in laga bilaabo maalinta berri ah ay gabi ahaan diyaaradaha ka shaqeeya gudaha dalka ay joojinayaan shaqadii ay hayeen. War-saxaafadeed ay si wada-jir ah u soo saareyn dhamaan madaxda Shirkada diyaaradaha ka howl-gala gudaha dalka ayaa lagu sheegay in hay\u2019adda duulista rayidka ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-18T17:57:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911433701933682.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/","name":"Shirkadaha Duulimaadyada diyaaradaha oo joojinaya Duulimaadyada gudaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911433701933682.jpeg","datePublished":"2022-06-18T17:57:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911433701933682.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022618637911433701933682.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimaadyada-diyaaradaha-oo-joojinaya-duulimaadyada-gudaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkadaha Duulimaadyada diyaaradaha oo joojinaya Duulimaadyada gudaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170550"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170550"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170553,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170550\/revisions\/170553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170551"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}