{"id":170560,"date":"2022-06-19T12:24:39","date_gmt":"2022-06-19T09:24:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170560"},"modified":"2022-06-19T12:24:39","modified_gmt":"2022-06-19T09:24:39","slug":"kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/","title":{"rendered":"Kenya oo Qaadka Miirowga u dhoofin doonta Soomaaliya, 5-ta Luulyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-170561\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa.jpeg\" alt=\"\" width=\"1160\" height=\"652\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa.jpeg 1160w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa-1024x576.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa-696x391.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa-1068x600.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1160px) 100vw, 1160px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa markale faah faahin dheeraad ah ka bixisay halka ay marayaan wadahallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ee lagu doonayo in lagu fasaxo qaadka dalkaas oo sanadihii lasoo dhaafay ka xayirnaa Somalia.<\/p>\n<p>Wasiirka beeraha ee Kenya Peter Munya ayaa u sheegay\u00a0<em>Wargeyska The Star<\/em>\u00a0in qaadka ay Soomaaliya si rasmi ah u fasixi doonto 5-ta bisha soo socota July ee sanadkan 2022-ka.<\/p>\n<p>Peter Munya ayaa xusay in heshiis ku aadan qaadka ay labada dowladood ku saxiixi doonaan magaalada Nairobi oo ay isugu tagi doonaan madaxda labada dal.<\/p>\n<p>\u201cShanta July ayaa heshiiska lagu saxiixi doonaa halkaan oo ah magaalada Nairobi\u201d ayuu yiri wasiirka beeraha ee wadanka Kenya.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiir Peter Munya ayaa ka gaabsaday waxa ay dowladda Soomaaliya ku bedelaneyso qaadka dib loo fasaxayo oo ay Kenya ka hesho dhaqaale fara badan, Soomaaliya ayaana ah suuqa weyn ee loo soo dhoofin jiray qaadka laga keeno dalkaasi.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa horey dhankeeda shuruudo waa weyn u hordhigtay dowladda Kenya, waxaana ka mid ah arrimaha ay dalbatay oo ay dooneyso in la fuliyo\u00a0<strong>1<\/strong>-Ku biiritaanka Ururka Bulshada Bariga Afrika,\u00a0<strong>2<\/strong>\u2013 Fududeynta safarka iyo\u00a0<strong>3<\/strong>\u2013 Dhoofinta Kalluunka.<\/p>\n<p><span class=\"s2\">Khaatka Soomaaliya ayaa waxaa horey u mamnuucay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), oo taas beddelkeed fasaxay khaatka Itoobiya oo ay dalka keenaan dad isaga ku dhow siyaasad ahaan iyo ehel ahaan intaba.<\/span><\/p>\n<p>Si kastaba, arrimahaan ayaa kusoo aadaya, iyada oo isbedel siyaasadeed uu ka dhacay Soomaaliya, kadib doorashadii uu kasoo baxay Madaxweyne Xasan Sheekh ee 15-kii May.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.theeastafrican.co.ke\/tea\/business\/kenyatta-mohamud-talks-trade-miraa-flights-resumption-3844346\"><span style=\"background-color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa markale faah faahin dheeraad ah ka bixisay halka ay marayaan wadahallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ee lagu doonayo in lagu fasaxo qaadka dalkaas oo sanadihii lasoo dhaafay ka xayirnaa Somalia. Wasiirka beeraha ee Kenya Peter Munya ayaa u sheegay\u00a0Wargeyska The Star\u00a0in qaadka ay Soomaaliya si rasmi ah u fasixi doonto 5-ta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170561,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170560","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo Qaadka Miirowga u dhoofin doonta Soomaaliya, 5-ta Luulyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo Qaadka Miirowga u dhoofin doonta Soomaaliya, 5-ta Luulyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Kenya ayaa markale faah faahin dheeraad ah ka bixisay halka ay marayaan wadahallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ee lagu doonayo in lagu fasaxo qaadka dalkaas oo sanadihii lasoo dhaafay ka xayirnaa Somalia. Wasiirka beeraha ee Kenya Peter Munya ayaa u sheegay\u00a0Wargeyska The Star\u00a0in qaadka ay Soomaaliya si rasmi ah u fasixi doonto 5-ta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-19T09:24:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1160\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"652\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/\",\"name\":\"Kenya oo Qaadka Miirowga u dhoofin doonta Soomaaliya, 5-ta Luulyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-19T09:24:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa.jpeg\",\"width\":1160,\"height\":652,\"caption\":\"A Somali trader takes khat, a mild narcotic drug meant for exports to Somalia, out of bags, 21 June 2003 at the small Wilson airport in Nairobi. Kenya has imposed a ban on all flights from the country into war-wracked neighboring Somalia, sources at Nairobi Airport's control tower said 21 June. Kenya has in the past accused Somalia, which has not had a recognised government since dictator Mohamed Siad Barre was overthrown in January 1991, of being responsible for the infiltration of arms into the country. AFP PHOTO\/SIMON MAINA\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo Qaadka Miirowga u dhoofin doonta Soomaaliya, 5-ta Luulyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo Qaadka Miirowga u dhoofin doonta Soomaaliya, 5-ta Luulyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo Qaadka Miirowga u dhoofin doonta Soomaaliya, 5-ta Luulyo - Wardoon","og_description":"Dowladda Kenya ayaa markale faah faahin dheeraad ah ka bixisay halka ay marayaan wadahallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ee lagu doonayo in lagu fasaxo qaadka dalkaas oo sanadihii lasoo dhaafay ka xayirnaa Somalia. Wasiirka beeraha ee Kenya Peter Munya ayaa u sheegay\u00a0Wargeyska The Star\u00a0in qaadka ay Soomaaliya si rasmi ah u fasixi doonto 5-ta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-19T09:24:39+00:00","og_image":[{"width":1160,"height":652,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/","name":"Kenya oo Qaadka Miirowga u dhoofin doonta Soomaaliya, 5-ta Luulyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa.jpeg","datePublished":"2022-06-19T09:24:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/miraa.jpeg","width":1160,"height":652,"caption":"A Somali trader takes khat, a mild narcotic drug meant for exports to Somalia, out of bags, 21 June 2003 at the small Wilson airport in Nairobi. Kenya has imposed a ban on all flights from the country into war-wracked neighboring Somalia, sources at Nairobi Airport's control tower said 21 June. Kenya has in the past accused Somalia, which has not had a recognised government since dictator Mohamed Siad Barre was overthrown in January 1991, of being responsible for the infiltration of arms into the country. AFP PHOTO\/SIMON MAINA"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-qaadka-miirowga-u-dhoofin-doonta-soomaaliya-5-ta-luulyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo Qaadka Miirowga u dhoofin doonta Soomaaliya, 5-ta Luulyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170560"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170560"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170560\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170562,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170560\/revisions\/170562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170561"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}