{"id":170589,"date":"2022-06-20T12:01:16","date_gmt":"2022-06-20T09:01:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170589"},"modified":"2022-06-20T12:01:16","modified_gmt":"2022-06-20T09:01:16","slug":"deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/","title":{"rendered":"Deni oo sheegay in aan lagala tashan Magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162944\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday hadalo muujinayay in uu ka careesan yahay in Ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya\u00a0 loo magacaabay shaqsi aan deegaankiisa kasoo jeedin.<\/p>\n<p>Siciid Deni oo shalay kulan qado ah la qaatay Xildhibaano katirsan Puntland ayuu ku faanay in isagu sabab weyn u ahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh doorashada ku guuleesto, waxa uuna dhanka kale cadeeyay in Xasan Sheekh sidii uu ka filayay uusan ka helin.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay\u00a0 Deni in doorashadii federaarlka Puntland\u00a0 ku khasaaray oo aysan waxba ugu soo kordhin marka laga reebo in Farmaajo baxay, waxa uuna xusay in kooxo kala duwan isku baheesteen saameyna ku yeesheen Xildhibaanadii Puntland lagu doortay.<\/p>\n<p>Madaxwenaha Puntland ayaana sheegay in magacaabiusta Ra\u2019isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya aheyd mid kaliya ku koobneed Madaxweyne Xasan Sheekh balse isagu wax talo iyo tasaaleyn toona uusan ku laheyn.<\/p>\n<p>Siciid Deni ayaa sheegay in waqti siin doonaan dowladda cusub uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayna eegi doonaan sida uu wax u maamulo, waxa uuna xusay in Madaxweynaha ku qiimeyn doonaan hadba sida uu u shaqeeyo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni oo codadkiisa ku taageeray Xasan Sheekh ayaa filayay in Ra\u2019isul Wasaaraha isaga loo magacaabo ama sidoo kale xilkaasi isaga lagu sharfo oo loo magacaabo qof uu wato, balse taasa ayaana dhicin waxaana loo magacaabay shaqsi uusan wadan.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha cusub ee dalka ayaa loo magacaabay siyaasi kasoo jeeda deegaanada maamulka Jubbaland gaar ahaan shaqsi u qabiil ah sidoo kale watay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo isna doorashada ku taageeray Xasan Sheekh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday hadalo muujinayay in uu ka careesan yahay in Ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya\u00a0 loo magacaabay shaqsi aan deegaankiisa kasoo jeedin. Siciid Deni oo shalay kulan qado ah la qaatay Xildhibaano katirsan Puntland ayuu ku faanay in isagu sabab weyn u ahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh doorashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162530,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo sheegay in aan lagala tashan Magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo sheegay in aan lagala tashan Magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday hadalo muujinayay in uu ka careesan yahay in Ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya\u00a0 loo magacaabay shaqsi aan deegaankiisa kasoo jeedin. Siciid Deni oo shalay kulan qado ah la qaatay Xildhibaano katirsan Puntland ayuu ku faanay in isagu sabab weyn u ahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh doorashada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-20T09:01:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/deni.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/\",\"name\":\"Deni oo sheegay in aan lagala tashan Magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/deni.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-20T09:01:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/deni.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/deni.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo sheegay in aan lagala tashan Magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo sheegay in aan lagala tashan Magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo sheegay in aan lagala tashan Magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday hadalo muujinayay in uu ka careesan yahay in Ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya\u00a0 loo magacaabay shaqsi aan deegaankiisa kasoo jeedin. Siciid Deni oo shalay kulan qado ah la qaatay Xildhibaano katirsan Puntland ayuu ku faanay in isagu sabab weyn u ahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh doorashada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-20T09:01:16+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/deni.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/","name":"Deni oo sheegay in aan lagala tashan Magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/deni.jpeg","datePublished":"2022-06-20T09:01:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/deni.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/deni.jpeg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-in-aan-lagala-tashan-magacaabista-raisul-wasaaraha-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo sheegay in aan lagala tashan Magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170589"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170590,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170589\/revisions\/170590"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162530"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}