{"id":170605,"date":"2022-06-21T11:21:21","date_gmt":"2022-06-21T08:21:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170605"},"modified":"2022-06-21T11:21:21","modified_gmt":"2022-06-21T08:21:21","slug":"daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Shabaabki Boosaaso dadka kulayn jiray oo maxkamad lasootagay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170606\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa lasoo taagay afar nin oo ku eedeysan inay katirsanaayeen shabakad kooxaha Daacish iyo Ashabaab, kuwaas oo magaalada Bosaso ka geysan jiray qaraxyada iyo dilalka.<\/p>\n<p>Raggaan ayaa maxkamada horteeda ka qirtay dambiyada lagu eedeeyay oo ay ku jiraan, qaraxyadii Bosaso lagula eegtay madaxweynaha Puntland oo ay ku geeriyoodeen labo askari, dilkii Suldaan Muuse Koonte oo sannadkii 2019 lagu dilay isagoo ku jira salaadii jimcaha.<\/p>\n<p>Waxyaabaha kale ee ay qirteen waxaa kamid ah qaraxyadii dhowaan ka dhacay magaalada Bosaso, sida qaraxii lagu dilay qaar kamid ah labo caaqil oo kamid ahaa ergadii doorashada kursiga wasiir Jamaal iyo dhaawaca afar kale.<\/p>\n<p>Maxkamadda waxay sheegtay raggaan inay markii hore wax ku dili jireen magaca kooxda Daacish, balse markii dambe ay u wareegeen kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale ku eedeysan yihiin inay kamid ahaayeen dadkii ka qeyb qaatay weerarkii xabsiga Bosaso lagu qaaday sannadki hore.<\/p>\n<p>Waxay maxkamaddu shaacisay liis dad ah oo ay ku jiraan masuuliyiin, saraakiil ciidan, ganacsato iyo madax dhaqameed u qorsheysanaa inay ku qaarijiyaan magaalada Bosaso.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, maxkamadaynta raggaan oo weli socota ayaa la filayaa in maalmaha soo socota lasoo gabagabeeyo.<\/p>\n<p>Magacyada eedeysanayaasha.<\/p>\n<p>Jaamac Aadan Tusbaxle<\/p>\n<p>Ayuub Cumar Shire<\/p>\n<p>Cabdullaahi Salaad Booos Mohange<\/p>\n<p>Maxamed Abshir Muuse Olyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=312&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FDalmarMediaServices%2Fvideos%2F1665933877110031%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"312\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa lasoo taagay afar nin oo ku eedeysan inay katirsanaayeen shabakad kooxaha Daacish iyo Ashabaab, kuwaas oo magaalada Bosaso ka geysan jiray qaraxyada iyo dilalka. Raggaan ayaa maxkamada horteeda ka qirtay dambiyada lagu eedeeyay oo ay ku jiraan, qaraxyadii Bosaso lagula eegtay madaxweynaha Puntland oo ay ku geeriyoodeen labo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170606,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Shabaabki Boosaaso dadka kulayn jiray oo maxkamad lasootagay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Shabaabki Boosaaso dadka kulayn jiray oo maxkamad lasootagay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa lasoo taagay afar nin oo ku eedeysan inay katirsanaayeen shabakad kooxaha Daacish iyo Ashabaab, kuwaas oo magaalada Bosaso ka geysan jiray qaraxyada iyo dilalka. Raggaan ayaa maxkamada horteeda ka qirtay dambiyada lagu eedeeyay oo ay ku jiraan, qaraxyadii Bosaso lagula eegtay madaxweynaha Puntland oo ay ku geeriyoodeen labo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-21T08:21:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Shabaabki Boosaaso dadka kulayn jiray oo maxkamad lasootagay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-21T08:21:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Shabaabki Boosaaso dadka kulayn jiray oo maxkamad lasootagay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Shabaabki Boosaaso dadka kulayn jiray oo maxkamad lasootagay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Shabaabki Boosaaso dadka kulayn jiray oo maxkamad lasootagay - Wardoon","og_description":"Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa lasoo taagay afar nin oo ku eedeysan inay katirsanaayeen shabakad kooxaha Daacish iyo Ashabaab, kuwaas oo magaalada Bosaso ka geysan jiray qaraxyada iyo dilalka. Raggaan ayaa maxkamada horteeda ka qirtay dambiyada lagu eedeeyay oo ay ku jiraan, qaraxyadii Bosaso lagula eegtay madaxweynaha Puntland oo ay ku geeriyoodeen labo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-21T08:21:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/","name":"DAAWO:-Shabaabki Boosaaso dadka kulayn jiray oo maxkamad lasootagay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg","datePublished":"2022-06-21T08:21:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022621637913729038364043.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaabki-boosaaso-dadka-kulayn-jiray-oo-maxkamad-lasootagay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Shabaabki Boosaaso dadka kulayn jiray oo maxkamad lasootagay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170605"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170605"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170607,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170605\/revisions\/170607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170606"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}