{"id":170635,"date":"2022-06-22T11:40:57","date_gmt":"2022-06-22T08:40:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170635"},"modified":"2022-06-23T11:13:54","modified_gmt":"2022-06-23T08:13:54","slug":"daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Aadan Madoobe oo diiday in qaadka Kenya lakeeno"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02.png\" alt=\"\" width=\"1878\" height=\"1196\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02.png 1878w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02-300x191.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02-1024x652.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02-768x489.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02-1536x978.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02-696x443.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02-1068x680.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02-659x420.png 659w\" sizes=\"(max-width: 1878px) 100vw, 1878px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka digay heshiisyo caalami ah oo ay dowladda la gasho dowlado kale oo aan baarlamaanka la soo marsiinin.<\/p>\n<p>Sheekh Aadan Madoobe ayaa digniintan soo saaray, xilli haatan la hadal hayo heshiiska qaadka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, oo Nairobi ay sheegtay in dhowaan la saxiixayo.<\/p>\n<p>Aadan Madoobe, oo wareysi gaar ah siiyay BBC-da, ayaa sheegay in marka hore ay xukuumadda soo gasho heshiisyada caalamiga ah ka dibna baarlamaanka loo soo gudbiyo si ay u ansixiyaan.<\/p>\n<p>\u201cMarka ay xukuumadda ay soo gasho heshiis caalami ah baarlamaanka ayay u soo gudbineysaa oo ansixinaya, wax ka baddalaya amaba diidaya,\u201d ayuu yiri Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe).<\/p>\n<p>Aadan Madoobe oo wax laga weydiiyey waxa uga qorsheeysan heshiiska qaadka ee lagu wado in 5-ta bisha July lagu saxiixo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa yiriu<\/p>\n<p>\u201cArrimaha diblomaasiyadda Kenya iyo Soomaaliya waa inaga horreyeen oo sida lagu kalatagay ma naqaan sidaa darteed dib u eegis ayaan ku sameyn doonnaa oo hadda kuma degdegyno laakin mabdi\u2019iyan waxaan kuu sheegeyaa haddii heshiis caalami la galo waa in baarlamanka uu ansixiyaa.\u201d<\/p>\n<p>Kenya ayaa qarka u saaran inay dib u furto suuqa jaadka ee Soomaaliya iyadoo la filayo in heshiiska la saxiixo horraanta bisha Luulyo.<\/p>\n<p>Wasiirka beeraha Peter Munya ayaa dhamaadkii toddobaadkan shaaca ka qaaday in wadahadalada u dhexeeya labada dal ay galeen qeybtii ugu dambeeysay iyadoo heshiis la filayo laba toddobaad gudahood.<\/p>\n<p>\u201c5-ta bisha Luulyo ee soo socota, heshiiska waxaa lagu saxiixi doonaa halkan Nairobi,\u201d ayuu yiri Munya xilli lagu gudajiray ololaha doorashada Kenya ee lagu inay dhacdo bilowga bisha August.<\/p>\n<p>Munya ayaa markii uu hadalkan sheegayay waxa uu ku sugnaa Ismaamulka Meru oo ay ku yaallaan beeraha qaadka.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa hakisay qaadkii laga dhoofini jiray Kenya labo sannadood ka hor oo ay taariikhda ku beegnayd 19-kii Maarso, ee 2020, iyadoo sabab looga dhigayo xayiraadaha Covid-19.<\/p>\n<p>Hakinta ayaa si kastaba ha ahaatee, aan marna la qaadin kadib markii uu soo shaac baxay khilaaf diblumaasiyadeed oo u dhexeeya labada dal.<\/p>\n<p>Mamnuuciddaasi ayaa horseedday in suuqa maalinlaha ah ee qaadka uu lumiyo in ka badan 50 tan oo qaad ah oo markaas lagu qiimeeyay in ka badan 20 milyan oo shilinka Kenya ah oo dhiganta ku dhowaad 200 oo kun doolar.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F728605358468864%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka digay heshiisyo caalami ah oo ay dowladda la gasho dowlado kale oo aan baarlamaanka la soo marsiinin. Sheekh Aadan Madoobe ayaa digniintan soo saaray, xilli haatan la hadal hayo heshiiska qaadka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, oo Nairobi ay sheegtay in dhowaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170636,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170635","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Aadan Madoobe oo diiday in qaadka Kenya lakeeno - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Aadan Madoobe oo diiday in qaadka Kenya lakeeno - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka digay heshiisyo caalami ah oo ay dowladda la gasho dowlado kale oo aan baarlamaanka la soo marsiinin. Sheekh Aadan Madoobe ayaa digniintan soo saaray, xilli haatan la hadal hayo heshiiska qaadka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, oo Nairobi ay sheegtay in dhowaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-22T08:40:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-23T08:13:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02-1024x652.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"652\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/\",\"name\":\"DAAWO:-Aadan Madoobe oo diiday in qaadka Kenya lakeeno - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02.png\",\"datePublished\":\"2022-06-22T08:40:57+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-23T08:13:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02.png\",\"width\":1878,\"height\":1196},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Aadan Madoobe oo diiday in qaadka Kenya lakeeno\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Aadan Madoobe oo diiday in qaadka Kenya lakeeno - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Aadan Madoobe oo diiday in qaadka Kenya lakeeno - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka digay heshiisyo caalami ah oo ay dowladda la gasho dowlado kale oo aan baarlamaanka la soo marsiinin. Sheekh Aadan Madoobe ayaa digniintan soo saaray, xilli haatan la hadal hayo heshiiska qaadka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, oo Nairobi ay sheegtay in dhowaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-22T08:40:57+00:00","article_modified_time":"2022-06-23T08:13:54+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":652,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02-1024x652.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/","name":"DAAWO:-Aadan Madoobe oo diiday in qaadka Kenya lakeeno - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02.png","datePublished":"2022-06-22T08:40:57+00:00","dateModified":"2022-06-23T08:13:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-22-at-09.39.02.png","width":1878,"height":1196},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aadan-madoobe-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Aadan Madoobe oo diiday in qaadka Kenya lakeeno"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170635"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170635"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170635\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170637,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170635\/revisions\/170637"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170636"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170635"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170635"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170635"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}