{"id":170638,"date":"2022-06-23T11:15:39","date_gmt":"2022-06-23T08:15:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170638"},"modified":"2022-06-23T11:15:49","modified_gmt":"2022-06-23T08:15:49","slug":"143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"143 milyan oo dollar oo lasiinayo abaaraha\u00a0 Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170639\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"441\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019-629x420.jpeg 629w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay 143 milyan oo doolar oo loogu talagalay si loogu caawiyo dadka nugul ee Soomaaliyeed si ay uga gudbaan xaaladaha abaarta iyo cunno yarida sii kordhaysa ee dalka oo dhan.<\/p>\n<p>Maalgelintan dheeriga ah ee la siinayo Soomaaliya, ayaa waxay xoojin dheeraad ah siin doontaa wax ka qabashada abaaraha dalka, waxayna hubin doontaa sii socoshada taageerada naf babaadinta joogtada ah.<\/p>\n<p>&#8220;Xaaladdu waa murugo, Bankiga Adduunkana waxa uu sameynayaa wax walba oo uu ku badbaadin karo kuwa ugu nugul xilligan,&#8221; ayay tiri Kristina Svensson, maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya. &#8220;Waxaan ka faa&#8217;ideysaneynaa iskaashiga aan la leenahay hay&#8217;adaha bani&#8217;aadamnimada si loo yareeyo xaaladdaha abaaraha,&#8221; ayay raacisay.<\/p>\n<p>Bangiga Adduunka ayaa sheegay in mashruucaan uu wax ka qaban doono baahida 20,000 qoys. Waxa kale oo uu tilmaamay in lacag caddaan ah oo degdeg ah la siindoono 338,000 qoys, iyo 160,000 qoys kuwaas oo iyagana dhaqaale ka helidoona mashruucaan.<\/p>\n<p>Bangiga Adduunka ayaa sidoo kale ka faa\u2019iideysanaya dhowr mashruuc oo jira si loo xoojiyo wax ka qabashada abaaraha Soomaaliya. Iyadoo loo marayo mashruuca Baxnaano.<\/p>\n<p>Tirada dadka ku tiirsan gargaarka bini&#8217;aadantinimo ayaa la saadaalinayaa inay kor u kacdo 7.7 milyan oo qof sanadkan 2022, iyadoo lagu qiyaaso 3 milyan oo qof oo gudaha ku barokacay iyo ku dhawaad 70% dadka ku nool inay ka hooseeyaan heerka faqriga caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay 143 milyan oo doolar oo loogu talagalay si loogu caawiyo dadka nugul ee Soomaaliyeed si ay uga gudbaan xaaladaha abaarta iyo cunno yarida sii kordhaysa ee dalka oo dhan. Maalgelintan dheeriga ah ee la siinayo Soomaaliya, ayaa waxay xoojin dheeraad ah siin doontaa wax ka qabashada abaaraha dalka, waxayna hubin doontaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170639,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170638","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>143 milyan oo dollar oo lasiinayo abaaraha\u00a0 Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"143 milyan oo dollar oo lasiinayo abaaraha\u00a0 Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay 143 milyan oo doolar oo loogu talagalay si loogu caawiyo dadka nugul ee Soomaaliyeed si ay uga gudbaan xaaladaha abaarta iyo cunno yarida sii kordhaysa ee dalka oo dhan. Maalgelintan dheeriga ah ee la siinayo Soomaaliya, ayaa waxay xoojin dheeraad ah siin doontaa wax ka qabashada abaaraha dalka, waxayna hubin doontaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-23T08:15:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-23T08:15:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"441\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/\",\"name\":\"143 milyan oo dollar oo lasiinayo abaaraha\u00a0 Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-23T08:15:39+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-23T08:15:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019.jpeg\",\"width\":660,\"height\":441},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"143 milyan oo dollar oo lasiinayo abaaraha\u00a0 Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"143 milyan oo dollar oo lasiinayo abaaraha\u00a0 Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"143 milyan oo dollar oo lasiinayo abaaraha\u00a0 Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay 143 milyan oo doolar oo loogu talagalay si loogu caawiyo dadka nugul ee Soomaaliyeed si ay uga gudbaan xaaladaha abaarta iyo cunno yarida sii kordhaysa ee dalka oo dhan. Maalgelintan dheeriga ah ee la siinayo Soomaaliya, ayaa waxay xoojin dheeraad ah siin doontaa wax ka qabashada abaaraha dalka, waxayna hubin doontaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-23T08:15:39+00:00","article_modified_time":"2022-06-23T08:15:49+00:00","og_image":[{"width":660,"height":441,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/","name":"143 milyan oo dollar oo lasiinayo abaaraha\u00a0 Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019.jpeg","datePublished":"2022-06-23T08:15:39+00:00","dateModified":"2022-06-23T08:15:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022623637915524767794019.jpeg","width":660,"height":441},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/143-milyan-oo-dollar-oo-lasiinayo-abaaraha-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"143 milyan oo dollar oo lasiinayo abaaraha\u00a0 Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170638"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170638"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170640,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170638\/revisions\/170640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170639"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}