{"id":170692,"date":"2022-06-24T20:41:25","date_gmt":"2022-06-24T17:41:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170692"},"modified":"2022-06-24T20:41:25","modified_gmt":"2022-06-24T17:41:25","slug":"xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Xilliga codka Kalsoonida loo qaadayo R\/Wasaaraha cusub oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170694\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa-.webp\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa-.webp 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa--300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa--1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa--768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa--1536x1023.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa--696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa--1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa--631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta berri ah oo Sabti ah uu jiro Kulan-weynihii Golaha, kaasi oo codka kalsoonida loogu qaadayo Ra\u2019iisul wasaaraha magacaaban.<\/p>\n<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa loo diray farriin qoraaleed lagu wargelinayo fadhiga maalinta, kaasi oo lagu sheegay in fadhiga uu ka dhacayo Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa.<\/p>\n<p>\u201cBeri oo Sabti ah 25 June waxaa jira kulan-weynihii Golaha Shacabka Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya. Ajendaha kulanka u codeynta kalsooni siinta R\/Wasaaraha magacaaban. Goobta: Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeisa \u2013 Wakhtiga \u2013 09.00 Subaxnimo,\u201d ayaa lagu qoraalka loo diray Xildhibaanada.<\/p>\n<p>Kulanka berri ayaa la filayey inay Arbacadii yeeshaan Xildhibaanada baarlamaanka ayaa dib ugu dhacay maadama ay dalka ka maqnaayeen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Guddoomiye Aadan Madoobe.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa kulamo kala gaara la yeeshay xildhibaannada Baarlamaanka, isagoo ka codsaday inay kalsoonidooda siiyaan, wuxuuna heystaa ballanqaadyo badan, balse waxaa kulanka dib u dhigay arrimo farsamo.<\/p>\n<p>Xamza ayaa taageero buuxda ka haysta xildhibaanada labada aqal, waxaana la filayaa in cod aqlabiyad leh lagu ansixiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta berri ah oo Sabti ah uu jiro Kulan-weynihii Golaha, kaasi oo codka kalsoonida loogu qaadayo Ra\u2019iisul wasaaraha magacaaban. Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa loo diray farriin qoraaleed lagu wargelinayo fadhiga maalinta, kaasi oo lagu sheegay in fadhiga uu ka dhacayo Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170694,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170692","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xilliga codka Kalsoonida loo qaadayo R\/Wasaaraha cusub oo la shaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xilliga codka Kalsoonida loo qaadayo R\/Wasaaraha cusub oo la shaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta berri ah oo Sabti ah uu jiro Kulan-weynihii Golaha, kaasi oo codka kalsoonida loogu qaadayo Ra\u2019iisul wasaaraha magacaaban. Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa loo diray farriin qoraaleed lagu wargelinayo fadhiga maalinta, kaasi oo lagu sheegay in fadhiga uu ka dhacayo Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-24T17:41:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa-.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/\",\"name\":\"Xilliga codka Kalsoonida loo qaadayo R\/Wasaaraha cusub oo la shaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa-.webp\",\"datePublished\":\"2022-06-24T17:41:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa-.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa-.webp\",\"width\":2048,\"height\":1364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xilliga codka Kalsoonida loo qaadayo R\/Wasaaraha cusub oo la shaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xilliga codka Kalsoonida loo qaadayo R\/Wasaaraha cusub oo la shaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xilliga codka Kalsoonida loo qaadayo R\/Wasaaraha cusub oo la shaaciyay - Wardoon","og_description":"Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta berri ah oo Sabti ah uu jiro Kulan-weynihii Golaha, kaasi oo codka kalsoonida loogu qaadayo Ra\u2019iisul wasaaraha magacaaban. Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa loo diray farriin qoraaleed lagu wargelinayo fadhiga maalinta, kaasi oo lagu sheegay in fadhiga uu ka dhacayo Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-24T17:41:25+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa-.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/","name":"Xilliga codka Kalsoonida loo qaadayo R\/Wasaaraha cusub oo la shaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa-.webp","datePublished":"2022-06-24T17:41:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa-.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Xamza-Cabdi-Barre-Xamsa-.webp","width":2048,"height":1364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-codka-kalsoonida-loo-qaadayo-r-wasaaraha-cusub-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xilliga codka Kalsoonida loo qaadayo R\/Wasaaraha cusub oo la shaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170692"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170692"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170695,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170692\/revisions\/170695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170694"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}