{"id":170701,"date":"2022-06-25T11:43:47","date_gmt":"2022-06-25T08:43:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170701"},"modified":"2022-06-25T11:43:47","modified_gmt":"2022-06-25T08:43:47","slug":"daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiir katirsan Puntland oo sheegay cidda masuul ka ahayd guul darradii Deni"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162944\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir katirsan maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay xildhibaannada Puntland lagasoo doortay inay masuul ka yihiin guul darradii madaxweyne Deni kasoo gaartay doorashadii madaxtinimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Tamarta iyo macdanta Puntland, Caarshe Maxamed Siciid Aw-Muuse, oo dhinaca kale kamid ahaa tiimkii ololaha doorashada Deni, ayaa daboolka ka qaaday in dhaqaale badan oo lagu bixiyay soo bixitaanka xildhibaannadan aanay suurto galin, in madaxweyne Deni uu ka helo codadkii uu kaga bahnaa.<\/p>\n<p>\u201cNasiib darrada eedeeda xildhibaannadeenii baa iska lahaa, haddii runta la isku sheego. Waa in lagu dhiirto oo runta la isku sheego. dhaqaale badanaa lagu bixiyay, nabaro badan ayaa la isku geystay. Waxaas oo dhan waxaa loo sameynayay inaan cirbada kululaysada ku dhufano siyaasada Soomaaliya, si ay horey ugu socoto, laakiin nasiib darro ma suurtoobin,\u201d ayuu yiri wasiirka.<\/p>\n<p>Wasiirkan ayaa sidoo kale xaqiijiyay in guul darrada madaxweyne Deni kadib ay Puntland raadisay raysal wasaaraha Soomaaliya, wuxuuna sheegay in aanay ka suurtoobin xagga madaxweyne Xasan Sheikh.<\/p>\n<p>Wuxuu caddeeyay inay Puntland hadda kadib ku mashquulidoonin arrimaha dhismaha dowladda federalka islamarkaana ay ka hor imaandoonto wax walba oo Puntland horey uga diiday Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201cWixii qaldan waan sheegaynaa, waxaan leennahay, waxaas waa laga fiican yahay. Farmaajo wax kale kuma diidanayn, Simply aragtiyo siyaasadeed ayaa lagu kala duwanaa. Haddii aragtiyo siyaasadeed oo lagu kala duwan yahay timaado, waan tilmaamaynaa. Marka wixii aan Farmaajo ka diidnay yaanan nala ku dayin ayaan leennahay,\u201d ayuu hadalkiisa raaciyay Caarshe.<\/p>\n<p>Puntland oo dowladdii hore ku ahayd mucaarad xooggan tan iyo wax yar kadib markii madaxweyne Farmaajo la doortay, lama oga wada shaqaynta dhexmari doonta madaxweyne Xasan Sheikh.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100008257395526%2Fvideos%2F703019727446924%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir katirsan maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay xildhibaannada Puntland lagasoo doortay inay masuul ka yihiin guul darradii madaxweyne Deni kasoo gaartay doorashadii madaxtinimada Soomaaliya. Wasiirka Tamarta iyo macdanta Puntland, Caarshe Maxamed Siciid Aw-Muuse, oo dhinaca kale kamid ahaa tiimkii ololaha doorashada Deni, ayaa daboolka ka qaaday in dhaqaale badan oo lagu bixiyay soo bixitaanka xildhibaannadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170701","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiir katirsan Puntland oo sheegay cidda masuul ka ahayd guul darradii Deni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiir katirsan Puntland oo sheegay cidda masuul ka ahayd guul darradii Deni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir katirsan maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay xildhibaannada Puntland lagasoo doortay inay masuul ka yihiin guul darradii madaxweyne Deni kasoo gaartay doorashadii madaxtinimada Soomaaliya. Wasiirka Tamarta iyo macdanta Puntland, Caarshe Maxamed Siciid Aw-Muuse, oo dhinaca kale kamid ahaa tiimkii ololaha doorashada Deni, ayaa daboolka ka qaaday in dhaqaale badan oo lagu bixiyay soo bixitaanka xildhibaannadan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-25T08:43:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiir katirsan Puntland oo sheegay cidda masuul ka ahayd guul darradii Deni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-25T08:43:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiir katirsan Puntland oo sheegay cidda masuul ka ahayd guul darradii Deni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiir katirsan Puntland oo sheegay cidda masuul ka ahayd guul darradii Deni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiir katirsan Puntland oo sheegay cidda masuul ka ahayd guul darradii Deni - Wardoon","og_description":"Wasiir katirsan maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay xildhibaannada Puntland lagasoo doortay inay masuul ka yihiin guul darradii madaxweyne Deni kasoo gaartay doorashadii madaxtinimada Soomaaliya. Wasiirka Tamarta iyo macdanta Puntland, Caarshe Maxamed Siciid Aw-Muuse, oo dhinaca kale kamid ahaa tiimkii ololaha doorashada Deni, ayaa daboolka ka qaaday in dhaqaale badan oo lagu bixiyay soo bixitaanka xildhibaannadan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-25T08:43:47+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/","name":"DAAWO:-Wasiir katirsan Puntland oo sheegay cidda masuul ka ahayd guul darradii Deni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","datePublished":"2022-06-25T08:43:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-katirsan-puntland-oo-sheegay-cidda-masuul-ka-ahayd-guul-darradii-deni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiir katirsan Puntland oo sheegay cidda masuul ka ahayd guul darradii Deni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170701"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170701"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170701\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170702,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170701\/revisions\/170702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162944"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170701"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170701"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170701"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}