{"id":170712,"date":"2022-06-26T11:01:52","date_gmt":"2022-06-26T08:01:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170712"},"modified":"2022-06-26T11:04:07","modified_gmt":"2022-06-26T08:04:07","slug":"soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/","title":{"rendered":"Soomaaliya waxaan leeyahay aynu kala gar baxno"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170713\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022626637918059055358228.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022626637918059055358228.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022626637918059055358228-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dowlada Soomaaliya ugu baaqay in ay Somaliland ka garbaxdo, oo anay kaliya afmacaan kula hadal.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay xuska munaasinada maalinta xoriyada Somaliland ee\u00a0 26 Juun oo ka qabsoontay qasriga madaxtooyada, ayaa sheegay in loo baahanyahay in Somaliland iyo dowlada Soomaaliya ay gar dhigtaan.<\/p>\n<p>&#8220;Dowlada cusub ee ay dhisanayaan, iyo ninkaa odayga ah ee wadahadaladeena iyo aynu xogogaal badan u tirinayno, ee madaxweynaha ah iyo hadalkaa wanaagsan ee mar walba yidhaahdaan walaalahayaga Somaliland waanu wanaajinaynaa, waar hana wanaajinine aynu kala garbaxno ayaan leeyahay&#8221; ayuu yidhi madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p>Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa hakad galay in muddo ah, iyada oo xukuumada Somaliland ay dowlda Soomaaliya ku eedeeysay in anay daacad ka ahayn ka midhodhalinta wadahadalada.<\/p>\n<p>Hadba, madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo horay woxogaa horumar ah uga sameeyay wadahadalada wakhtigii hore ee uu talada hayay, ayaa laga rajaynayaa in uu dib u ambaqaado wadahadaladii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dowlada Soomaaliya ugu baaqay in ay Somaliland ka garbaxdo, oo anay kaliya afmacaan kula hadal. Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay xuska munaasinada maalinta xoriyada Somaliland ee\u00a0 26 Juun oo ka qabsoontay qasriga madaxtooyada, ayaa sheegay in loo baahanyahay in Somaliland iyo dowlada Soomaaliya ay gar dhigtaan. &#8220;Dowlada cusub ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170713,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170712","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya waxaan leeyahay aynu kala gar baxno - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya waxaan leeyahay aynu kala gar baxno - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dowlada Soomaaliya ugu baaqay in ay Somaliland ka garbaxdo, oo anay kaliya afmacaan kula hadal. Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay xuska munaasinada maalinta xoriyada Somaliland ee\u00a0 26 Juun oo ka qabsoontay qasriga madaxtooyada, ayaa sheegay in loo baahanyahay in Somaliland iyo dowlada Soomaaliya ay gar dhigtaan. &#8220;Dowlada cusub ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-26T08:01:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-26T08:04:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022626637918059055358228.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/\",\"name\":\"Soomaaliya waxaan leeyahay aynu kala gar baxno - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022626637918059055358228.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-26T08:01:52+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-26T08:04:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022626637918059055358228.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022626637918059055358228.jpeg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya waxaan leeyahay aynu kala gar baxno\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya waxaan leeyahay aynu kala gar baxno - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya waxaan leeyahay aynu kala gar baxno - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dowlada Soomaaliya ugu baaqay in ay Somaliland ka garbaxdo, oo anay kaliya afmacaan kula hadal. Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay xuska munaasinada maalinta xoriyada Somaliland ee\u00a0 26 Juun oo ka qabsoontay qasriga madaxtooyada, ayaa sheegay in loo baahanyahay in Somaliland iyo dowlada Soomaaliya ay gar dhigtaan. &#8220;Dowlada cusub ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-26T08:01:52+00:00","article_modified_time":"2022-06-26T08:04:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022626637918059055358228.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/","name":"Soomaaliya waxaan leeyahay aynu kala gar baxno - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022626637918059055358228.jpeg","datePublished":"2022-06-26T08:01:52+00:00","dateModified":"2022-06-26T08:04:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022626637918059055358228.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022626637918059055358228.jpeg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-waxaan-leeyahay-aynu-kala-gar-baxno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya waxaan leeyahay aynu kala gar baxno"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170712"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170712"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170714,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170712\/revisions\/170714"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170713"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}