{"id":170718,"date":"2022-06-26T15:29:51","date_gmt":"2022-06-26T12:29:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170718"},"modified":"2022-06-26T15:29:51","modified_gmt":"2022-06-26T12:29:51","slug":"daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Somaliland oo joojinaysa qaadka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170719\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"425\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya-300x199.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya-632x420.jpeg 632w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Ganacsatada qaadka ee Somaliland , ayaa go&#8217;aan ku gaadhay in ay si buuxda u joojiyaan qaadkii ay Itoobiya ka soo iibsan jireen, kadib markii ay Oromadu qaaliyaysay.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay ganacsatada waa wayn ee qaadka Itoobiya ka keena, ayaa sheegay laga bilaabo 6-da bisha July, ay gabi ahaanba ka wareegayaan qaadka Itoobiya, una wareegi doonaan Yemen iyo Kenya.<\/p>\n<p>&#8220;Oromadii waxay tidhi kiloogii qaadka ahaa $10 ku keena, waxaana LC gu ahaa $2 markaa $8 ayaa la kordhiyay, laga bilaabo maanta oo 26 ah bisha soo socota 6-deeda waanu joojinay qaadkaa, waxaana aanu ka dalbanaynaa Kenya iyo Yemen&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in go&#8217;aanka ay la ogtahay xukuumada Somaliland &#8220;Sidaasi ayaanu ku wadahadalnay wasaarada maaliyada oo kastamku ka mid yahay, qof loo cashuuri karo bisha 6-deeda qaad, ama ka keeni kara Itoobiya ma jiro&#8221;.<\/p>\n<p>&#8220;Yemeni wax bay inaga iibsataa oo xoolaha ayay inaga iibsataa, qofka wax kaa iibsada in aad wax ka iibsataa waa waajib, Kenya-na waxaanu u raraynaa kalluunka yaga&#8221; ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay sheegeen in Itoobiya ay ka dalbatay in ay qaadka ku iibsadaan lacagta dollarka, taasi oo ay sheegeen in hadii ay dhacdo ay dhaqaale burbur ku keeenayso dhaqaalaha Somaliland, isla markaana uu dollarku qaaliyoobayo, iyo in Oromadu ay go&#8217;aansatay in ay iyagu qaadka keenaan Somaliland oo gacansatada waddaniga suuqa ka saaran.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Qaadkii Itoobiya oo la joojinayo.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-CEM6T7VRYk\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ganacsatada qaadka ee Somaliland , ayaa go&#8217;aan ku gaadhay in ay si buuxda u joojiyaan qaadkii ay Itoobiya ka soo iibsan jireen, kadib markii ay Oromadu qaaliyaysay. Afhayeen u hadlay ganacsatada waa wayn ee qaadka Itoobiya ka keena, ayaa sheegay laga bilaabo 6-da bisha July, ay gabi ahaanba ka wareegayaan qaadka Itoobiya, una wareegi doonaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170719,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170718","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Somaliland oo joojinaysa qaadka Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Somaliland oo joojinaysa qaadka Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ganacsatada qaadka ee Somaliland , ayaa go&#8217;aan ku gaadhay in ay si buuxda u joojiyaan qaadkii ay Itoobiya ka soo iibsan jireen, kadib markii ay Oromadu qaaliyaysay. Afhayeen u hadlay ganacsatada waa wayn ee qaadka Itoobiya ka keena, ayaa sheegay laga bilaabo 6-da bisha July, ay gabi ahaanba ka wareegayaan qaadka Itoobiya, una wareegi doonaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-26T12:29:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"425\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/\",\"name\":\"DAAWO:-Somaliland oo joojinaysa qaadka Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-26T12:29:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya.jpeg\",\"width\":640,\"height\":425},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Somaliland oo joojinaysa qaadka Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Somaliland oo joojinaysa qaadka Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Somaliland oo joojinaysa qaadka Itoobiya - Wardoon","og_description":"Ganacsatada qaadka ee Somaliland , ayaa go&#8217;aan ku gaadhay in ay si buuxda u joojiyaan qaadkii ay Itoobiya ka soo iibsan jireen, kadib markii ay Oromadu qaaliyaysay. Afhayeen u hadlay ganacsatada waa wayn ee qaadka Itoobiya ka keena, ayaa sheegay laga bilaabo 6-da bisha July, ay gabi ahaanba ka wareegayaan qaadka Itoobiya, una wareegi doonaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-26T12:29:51+00:00","og_image":[{"width":640,"height":425,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/","name":"DAAWO:-Somaliland oo joojinaysa qaadka Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya.jpeg","datePublished":"2022-06-26T12:29:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Qaadka-Itoobiya.jpeg","width":640,"height":425},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-joojinaysa-qaadka-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Somaliland oo joojinaysa qaadka Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170718"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170718"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170720,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170718\/revisions\/170720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170719"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}