{"id":170731,"date":"2022-06-27T12:42:33","date_gmt":"2022-06-27T09:42:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170731"},"modified":"2022-06-27T12:42:33","modified_gmt":"2022-06-27T09:42:33","slug":"bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/","title":{"rendered":"Bayle Oo Diiday Inuu Hor Tago Xeer-Ilaalinta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170707\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022625637917413256239623.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"394\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022625637917413256239623.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022625637917413256239623-300x179.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa soo saaray qoraal uu ku diiday warqadii loogu yeeray ee ka soo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, taas oo fareysay in Isniinta berri uu tago xafiiska xeer ilaaliyaha, si wax looga weydiiyo arrimo ku saabsan maaliyadda dalka.<\/p>\n<p>Wasiir Beyle ayaa cadeeyey inay soo gaartay warqadda xeer ilaaliyaha ee loogu yeeray, balse wuxuu muujiyey inay ku jiraan qaladaad dhanka sharciga ah, isagoo sheegay in arrintaan uu uga dambey doono garyaqaanka guud ee dowladda.<\/p>\n<p>\u201cSida uu qabo qodobka 3-aad farqadiisa 2-aad, xarafka B, oo sharaxa dhismaha xafiiska garyaqaanka guud ee dowladda. Garyaqaanka guud ee dowladda wuxuu masuul ka yahay difaacida dowladda iyo xubnaha u shaqeeya, maxkamadaha hortooda,\u201d ayuu qoraalkiisa ku yiri wasiir Beyle.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in isagoo raacaya xeerkaas, kana digtoon in lagu xad gudbo masuuliyadda iyo waajibaadka garyaqaanka guud ee dowladda, \u201cUu si xushamad leh ugu soo jeedinayo xeer ilaaliyaha in xafiiskiisu uu u hoggaansamo habraacyada iyo xeerarka la dejiyey ee lagu talo galay in lagu maamulo arrimaha dowladda iyo dalka.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa qoraalkiisa ku cadeeyey in wasaaraddu ay diyaar u tahay in garyaqaanka guud ee dowladda ay la wadaagto wixii macluumaad ah ee xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranku uu uga soo baahdo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170732\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290565893_3534316773520201_1611089525752785081_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"702\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290565893_3534316773520201_1611089525752785081_n.jpeg 702w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290565893_3534316773520201_1611089525752785081_n-219x300.jpeg 219w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290565893_3534316773520201_1611089525752785081_n-696x952.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/290565893_3534316773520201_1611089525752785081_n-307x420.jpeg 307w\" sizes=\"(max-width: 702px) 100vw, 702px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa soo saaray qoraal uu ku diiday warqadii loogu yeeray ee ka soo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, taas oo fareysay in Isniinta berri uu tago xafiiska xeer ilaaliyaha, si wax looga weydiiyo arrimo ku saabsan maaliyadda dalka. Wasiir Beyle ayaa cadeeyey inay soo gaartay warqadda xeer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170707,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170731","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Bayle Oo Diiday Inuu Hor Tago Xeer-Ilaalinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Bayle Oo Diiday Inuu Hor Tago Xeer-Ilaalinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa soo saaray qoraal uu ku diiday warqadii loogu yeeray ee ka soo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, taas oo fareysay in Isniinta berri uu tago xafiiska xeer ilaaliyaha, si wax looga weydiiyo arrimo ku saabsan maaliyadda dalka. Wasiir Beyle ayaa cadeeyey inay soo gaartay warqadda xeer [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-27T09:42:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022625637917413256239623.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"394\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/\",\"name\":\"Bayle Oo Diiday Inuu Hor Tago Xeer-Ilaalinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022625637917413256239623.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-27T09:42:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022625637917413256239623.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022625637917413256239623.jpeg\",\"width\":660,\"height\":394},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Bayle Oo Diiday Inuu Hor Tago Xeer-Ilaalinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Bayle Oo Diiday Inuu Hor Tago Xeer-Ilaalinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Bayle Oo Diiday Inuu Hor Tago Xeer-Ilaalinta - Wardoon","og_description":"Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa soo saaray qoraal uu ku diiday warqadii loogu yeeray ee ka soo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, taas oo fareysay in Isniinta berri uu tago xafiiska xeer ilaaliyaha, si wax looga weydiiyo arrimo ku saabsan maaliyadda dalka. Wasiir Beyle ayaa cadeeyey inay soo gaartay warqadda xeer [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-27T09:42:33+00:00","og_image":[{"width":660,"height":394,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022625637917413256239623.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/","name":"Bayle Oo Diiday Inuu Hor Tago Xeer-Ilaalinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022625637917413256239623.jpeg","datePublished":"2022-06-27T09:42:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022625637917413256239623.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022625637917413256239623.jpeg","width":660,"height":394},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bayle-oo-diiday-inuu-hor-tago-xeer-ilaalinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Bayle Oo Diiday Inuu Hor Tago Xeer-Ilaalinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170731"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170731"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170731\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170733,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170731\/revisions\/170733"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170707"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170731"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170731"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170731"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}