{"id":170748,"date":"2022-06-28T12:45:46","date_gmt":"2022-06-28T09:45:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170748"},"modified":"2022-06-28T12:59:46","modified_gmt":"2022-06-28T09:59:46","slug":"daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201dWaa tuug Tuug dhalay hadii aysan dowladaada xisaab xir sameynin\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170749\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50.png\" alt=\"\" width=\"1282\" height=\"778\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50.png 1282w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50-300x182.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50-1024x621.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50-768x466.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50-696x422.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50-1068x648.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50-692x420.png 692w\" sizes=\"(max-width: 1282px) 100vw, 1282px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo ku saabsan Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda dowladda ee 2022 ka.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa hor tagay Baarlamaanka Golaha Shacabka, iyadoo Su\u2019aalo laga weydiiyay arrimaha ku aaddan Miisaaniyadda Dowladda.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayuu kaga warbixiyay arrimaha Miisaaniyadda, waxaana intii uu Baarlamaanka ka hor hadlayay uu carrabka ku dhuftay in sanadkii hore ay wasaaraddiisu sameysay Xisaab xir. Taasi oo Xildhibaanada qaar ay su\u2019aalo galiyeen.<\/p>\n<p>Wasiirka Cadbiraxmaan Beyle ayaa sheegay in aysan jirin xisaab-xir ku maqan wasaaradda Maaliyadda, isagoona ku eedeeyay Baarlamaankii hore in aysan sameeynin xisaab xir.<\/p>\n<p>\u201dAduunyada oo dhan baa ku oraneysa Tuug Tuug dhalay hadii aysan dowladaada xisaab xir sameynin\u201d ayuu yiri Wasiir Cabdiraxman Ducaale Beyle oo ka kahor hadlaayay Xildhibaanada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaanada ayaa wasiirka weydiiyay su\u2019aalo kale oo muhiim ah, oo ku aaddan arrinta Maaliyadda iyo sida ay Wasaaraddiisu u maaraysay, intii uu xafiisla fadhiyay, waxaana Wasiir Beyle uu ka jawaabay su\u2019aalaha ay Xildhibaanadu weydiiyeen, kuwaasi oo qaarkood ahaa kuwo aad xasaasi u ah.<\/p>\n<p>Kulankaan maanta oo diiradda lagu saarayo Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda ayaa horay Xildhibaanada loogu wargaliyay in ay soo xaadiraan, waxaana haatan xarunta ku sugan dhammaan Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F350868250460179%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo ku saabsan Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda dowladda ee 2022 ka. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa hor tagay Baarlamaanka Golaha Shacabka, iyadoo Su\u2019aalo laga weydiiyay arrimaha ku aaddan Miisaaniyadda Dowladda. Xildhibaanada ayuu kaga warbixiyay arrimaha Miisaaniyadda, waxaana intii uu Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170749,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170748","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201dWaa tuug Tuug dhalay hadii aysan dowladaada xisaab xir sameynin\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201dWaa tuug Tuug dhalay hadii aysan dowladaada xisaab xir sameynin\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo ku saabsan Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda dowladda ee 2022 ka. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa hor tagay Baarlamaanka Golaha Shacabka, iyadoo Su\u2019aalo laga weydiiyay arrimaha ku aaddan Miisaaniyadda Dowladda. Xildhibaanada ayuu kaga warbixiyay arrimaha Miisaaniyadda, waxaana intii uu Baarlamaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-28T09:45:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-28T09:59:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1282\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"778\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201dWaa tuug Tuug dhalay hadii aysan dowladaada xisaab xir sameynin\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50.png\",\"datePublished\":\"2022-06-28T09:45:46+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-28T09:59:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50.png\",\"width\":1282,\"height\":778},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201dWaa tuug Tuug dhalay hadii aysan dowladaada xisaab xir sameynin\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201dWaa tuug Tuug dhalay hadii aysan dowladaada xisaab xir sameynin\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201dWaa tuug Tuug dhalay hadii aysan dowladaada xisaab xir sameynin\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo ku saabsan Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda dowladda ee 2022 ka. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa hor tagay Baarlamaanka Golaha Shacabka, iyadoo Su\u2019aalo laga weydiiyay arrimaha ku aaddan Miisaaniyadda Dowladda. Xildhibaanada ayuu kaga warbixiyay arrimaha Miisaaniyadda, waxaana intii uu Baarlamaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-28T09:45:46+00:00","article_modified_time":"2022-06-28T09:59:46+00:00","og_image":[{"width":1282,"height":778,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/","name":"DAAWO:-\u201dWaa tuug Tuug dhalay hadii aysan dowladaada xisaab xir sameynin\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50.png","datePublished":"2022-06-28T09:45:46+00:00","dateModified":"2022-06-28T09:59:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Screenshot-2022-06-28-at-10.40.50.png","width":1282,"height":778},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-tuug-tuug-dhalay-hadii-aysan-dowladaada-xisaab-xir-sameynin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201dWaa tuug Tuug dhalay hadii aysan dowladaada xisaab xir sameynin\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170748"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170748"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170758,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170748\/revisions\/170758"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170749"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}