{"id":170765,"date":"2022-06-28T19:10:23","date_gmt":"2022-06-28T16:10:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170765"},"modified":"2022-06-28T19:10:23","modified_gmt":"2022-06-28T16:10:23","slug":"somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/","title":{"rendered":"Somaliland oo joojisay xujaydii sannadkan xajin laha"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170766\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022628637920054407746531.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"387\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022628637920054407746531.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022628637920054407746531-300x176.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Gabi ahaanba waxa la joojiyay xujaydii reer Somaliland ee sannadkan gudan laha waajibaadka xajka, kadib markii xukuumada Soomaaliya ay dhintay tiradii ay reer Somaliland ku lahaayeen samiga xujayda, sida xukuumada Somaliland sheegtay.<\/p>\n<p>Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Cabdirisaaq Xuseen Albaani, oo warbaahinta la hadlay, ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay is hortaagtay in reer Somaliland helaan saamigii ay xaqa u lahaayeen.<\/p>\n<p>&#8220;Mudadii ay Somaliland jirtayba reer Somaliland waxay xajka iyo cimrada gudashadeeda kala kulmeen dhibaatooyin kala duwan, oo si toos ah iyo si dadban ba ay ula badheedheen xukuumadihii kala danbeeyay ee Soomaaliya, iyaga oo carqaladeeyay oo is hortaagay in reer Somaliland helaan tiradii xujayda ee ay xaqa u lahaayeen&#8221; ayuu yidhi Wasiir Albaani.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in talaabada dowlada Soomaaliya ay kaliftay in shacabka Somaliland ay xajka ka baaqdaan, tirada la siiyay oo aan u cuntamin awgeed &#8220;Taasi oo keentay in dhamaan shacabka Somaliland ee tiradoodu gaadhsiisantahay 4.5 milyan iyo dheeraadka, ay ka baaqdaan in ay sannadkan ka qaybgalaan guddashada rukniga 5aad ee diinta Islaamka, ee ah xajka&#8221; .<\/p>\n<p>Waxa uu xukuumada Soomaaliya ku eedeeyay in ay mudoba u xusul duubaysay sidii ay u dhimi lahaye tirada xujayda ee reer Somaliland, taasi oo uu ku micneeyay ku takrifal ay dowlada Soomaaliya ku samaysay saamigii ay Somaliland lahayd.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in saamigii ay Somaliland ku lahayd xajka, la siiyay dadka reer Muqdisho, oo suuqa Bakaaraha lagu iibinayo, wuxuuna dowlada Sacuudiga ugu baqaay in ay soo faragaliso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabi ahaanba waxa la joojiyay xujaydii reer Somaliland ee sannadkan gudan laha waajibaadka xajka, kadib markii xukuumada Soomaaliya ay dhintay tiradii ay reer Somaliland ku lahaayeen samiga xujayda, sida xukuumada Somaliland sheegtay. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Cabdirisaaq Xuseen Albaani, oo warbaahinta la hadlay, ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay is hortaagtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170766,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170765","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo joojisay xujaydii sannadkan xajin laha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo joojisay xujaydii sannadkan xajin laha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gabi ahaanba waxa la joojiyay xujaydii reer Somaliland ee sannadkan gudan laha waajibaadka xajka, kadib markii xukuumada Soomaaliya ay dhintay tiradii ay reer Somaliland ku lahaayeen samiga xujayda, sida xukuumada Somaliland sheegtay. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Cabdirisaaq Xuseen Albaani, oo warbaahinta la hadlay, ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay is hortaagtay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-28T16:10:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022628637920054407746531.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"387\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/\",\"name\":\"Somaliland oo joojisay xujaydii sannadkan xajin laha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022628637920054407746531.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-28T16:10:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022628637920054407746531.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022628637920054407746531.jpeg\",\"width\":660,\"height\":387},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo joojisay xujaydii sannadkan xajin laha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo joojisay xujaydii sannadkan xajin laha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo joojisay xujaydii sannadkan xajin laha - Wardoon","og_description":"Gabi ahaanba waxa la joojiyay xujaydii reer Somaliland ee sannadkan gudan laha waajibaadka xajka, kadib markii xukuumada Soomaaliya ay dhintay tiradii ay reer Somaliland ku lahaayeen samiga xujayda, sida xukuumada Somaliland sheegtay. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Cabdirisaaq Xuseen Albaani, oo warbaahinta la hadlay, ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay is hortaagtay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-28T16:10:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":387,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022628637920054407746531.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/","name":"Somaliland oo joojisay xujaydii sannadkan xajin laha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022628637920054407746531.jpeg","datePublished":"2022-06-28T16:10:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022628637920054407746531.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2022628637920054407746531.jpeg","width":660,"height":387},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-xujaydii-sannadkan-xajin-laha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo joojisay xujaydii sannadkan xajin laha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170765"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170765"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170767,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170765\/revisions\/170767"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170766"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}