{"id":170794,"date":"2022-06-29T11:14:53","date_gmt":"2022-06-29T08:14:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170794"},"modified":"2022-06-29T11:14:53","modified_gmt":"2022-06-29T08:14:53","slug":"wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/","title":{"rendered":"Wasiir Beyle oo maalintii labaad su aalo lawaydiinayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170795\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1.webp\" alt=\"\" width=\"670\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1.webp 670w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1-300x193.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1-654x420.webp 654w\" sizes=\"(max-width: 670px) 100vw, 670px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah mar kale kulan ku yeelan doona Xarunta Villa Hargeysa, Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu yahay Akhrinta labaad ee Miisaaniyadda dowladda ee sanadkaan 2022.<\/p>\n<p>Xildhibaanada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa sidoo kale sii wadi doona su\u2019aalo weydiinta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maalintii shalay hortegay Xildhibaanada.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdiraxmaan Beyle ayey Xildhibaanada Baarlamaanka su\u2019aalo adeg ka weeydiiyeen Miisaaniyadda dowladda Federaalka ee shanti sanno ee lasoo dhaafay, wuxuuna Wasiirka su\u2019aalaha la weydiiyay ay doodo ka dhex dheliyeen Golaha.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa lagu eedeeyay in Wasiiraddiisa aysan xisaab xir sameeynin dowladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, in kastoo Wasiirka ku dooday in xisaab xir la sameeyay.<\/p>\n<p>Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulanka ay Maanta yeelanayaan kusii wadi doona su\u2019aalaha ay weydiinayaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah mar kale kulan ku yeelan doona Xarunta Villa Hargeysa, Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu yahay Akhrinta labaad ee Miisaaniyadda dowladda ee sanadkaan 2022. Xildhibaanada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa sidoo kale sii wadi doona su\u2019aalo weydiinta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170795,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Beyle oo maalintii labaad su aalo lawaydiinayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Beyle oo maalintii labaad su aalo lawaydiinayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah mar kale kulan ku yeelan doona Xarunta Villa Hargeysa, Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu yahay Akhrinta labaad ee Miisaaniyadda dowladda ee sanadkaan 2022. Xildhibaanada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa sidoo kale sii wadi doona su\u2019aalo weydiinta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-29T08:14:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"670\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/\",\"name\":\"Wasiir Beyle oo maalintii labaad su aalo lawaydiinayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1.webp\",\"datePublished\":\"2022-06-29T08:14:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1.webp\",\"width\":670,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Beyle oo maalintii labaad su aalo lawaydiinayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Beyle oo maalintii labaad su aalo lawaydiinayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Beyle oo maalintii labaad su aalo lawaydiinayo - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah mar kale kulan ku yeelan doona Xarunta Villa Hargeysa, Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu yahay Akhrinta labaad ee Miisaaniyadda dowladda ee sanadkaan 2022. Xildhibaanada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa sidoo kale sii wadi doona su\u2019aalo weydiinta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-29T08:14:53+00:00","og_image":[{"width":670,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/","name":"Wasiir Beyle oo maalintii labaad su aalo lawaydiinayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1.webp","datePublished":"2022-06-29T08:14:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Sa-670x430-1.webp","width":670,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-maalintii-labaad-su-aalo-lawaydiinayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Beyle oo maalintii labaad su aalo lawaydiinayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170794"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170794"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170796,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170794\/revisions\/170796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170795"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}