{"id":170797,"date":"2022-06-29T11:20:55","date_gmt":"2022-06-29T08:20:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170797"},"modified":"2022-06-29T11:20:55","modified_gmt":"2022-06-29T08:20:55","slug":"daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wararkii U Danbeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170663\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289945079_420885766744702_8167440494132559070_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289945079_420885766744702_8167440494132559070_n.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289945079_420885766744702_8167440494132559070_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289945079_420885766744702_8167440494132559070_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289945079_420885766744702_8167440494132559070_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/289945079_420885766744702_8167440494132559070_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga waayey xanuunka COVID-19, kadib markii uu maanta maray baaritaan lagu sameeyey, sida uu shaaciyey afhayeenka madaxtooyada Cabdikriin Cali Kaar.<\/p>\n<p>Afhayeenka oo marti ku ahaa barnaamij ka baxay TV-ga Somali Cable ayaa xaqiijiyay in baaritaankii galabta lagu sameeyay madaxweynaha uu muujiyey inuu ka caafimaaday xanuunkaas, isla markaana uu dhawaan la hadli doono bulshada.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha waxaa la baaray mar kale, waana laga waayey xanuunkii, waxaan umadda Soomaaliyeed ee xogta madaxweynaha raadineysay la wadaagayaa in maanta baaritaankii madaxweynaha la marsiiyey uu muujiyey in ka caafimaadan Covid-19,\u201d ayuu yiri Cabdikriin Cali Kaar.<\/p>\n<p>Sidoo kale Afhayeen Cabdikariin ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu sida ugu dhaqsiyaha badan dadk ula hadli doono, una soo shaqo geli doono, iyadoo weli la raacayo tilmaamaha caafimaadka.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa rajo gelinaya dadka Soomaaliyeed oo ka walwalsanaa xanuunka laga sheegay madaxweynaha cusub ee dalka oo laga sugayo dhismaha dowlad adag oo baahi badan ay u qabaan dadka Soomaaliyeed oo ka soo baxay xaalad hubanti la\u2019aan ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F1385372285299268%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga waayey xanuunka COVID-19, kadib markii uu maanta maray baaritaan lagu sameeyey, sida uu shaaciyey afhayeenka madaxtooyada Cabdikriin Cali Kaar. Afhayeenka oo marti ku ahaa barnaamij ka baxay TV-ga Somali Cable ayaa xaqiijiyay in baaritaankii galabta lagu sameeyay madaxweynaha uu muujiyey inuu ka caafimaaday xanuunkaas, isla markaana uu dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170656,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170797","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wararkii U Danbeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Xasan Sheekh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wararkii U Danbeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Xasan Sheekh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga waayey xanuunka COVID-19, kadib markii uu maanta maray baaritaan lagu sameeyey, sida uu shaaciyey afhayeenka madaxtooyada Cabdikriin Cali Kaar. Afhayeenka oo marti ku ahaa barnaamij ka baxay TV-ga Somali Cable ayaa xaqiijiyay in baaritaankii galabta lagu sameeyay madaxweynaha uu muujiyey inuu ka caafimaaday xanuunkaas, isla markaana uu dhawaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-29T08:20:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288994898_420886160077996_7424548498827681545_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1418\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wararkii U Danbeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Xasan Sheekh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288994898_420886160077996_7424548498827681545_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-29T08:20:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288994898_420886160077996_7424548498827681545_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288994898_420886160077996_7424548498827681545_n.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1418},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wararkii U Danbeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Xasan Sheekh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wararkii U Danbeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Xasan Sheekh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wararkii U Danbeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Xasan Sheekh - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga waayey xanuunka COVID-19, kadib markii uu maanta maray baaritaan lagu sameeyey, sida uu shaaciyey afhayeenka madaxtooyada Cabdikriin Cali Kaar. Afhayeenka oo marti ku ahaa barnaamij ka baxay TV-ga Somali Cable ayaa xaqiijiyay in baaritaankii galabta lagu sameeyay madaxweynaha uu muujiyey inuu ka caafimaaday xanuunkaas, isla markaana uu dhawaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-29T08:20:55+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1418,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288994898_420886160077996_7424548498827681545_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/","name":"DAAWO:-Wararkii U Danbeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Xasan Sheekh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288994898_420886160077996_7424548498827681545_n.jpeg","datePublished":"2022-06-29T08:20:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288994898_420886160077996_7424548498827681545_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/288994898_420886160077996_7424548498827681545_n.jpeg","width":2048,"height":1418},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wararkii-u-danbeeyay-xaaladda-caafimaad-ee-xasan-sheekh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wararkii U Danbeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Xasan Sheekh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170797"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170798,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170797\/revisions\/170798"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170656"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}