{"id":170819,"date":"2022-06-30T11:18:23","date_gmt":"2022-06-30T08:18:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170819"},"modified":"2022-06-30T11:18:23","modified_gmt":"2022-06-30T08:18:23","slug":"wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/","title":{"rendered":"Wiil Dhalinyara Ah Oo meedkiisa Laga Helay Xeebta Kawaan Bari"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saaka xeebta Kawaan Bari ee degmada Kaaraan laga helay meydka Wiil dhalinyara ah, kaasoo bada ay soo tuftay.<\/p>\n<p>Wiilkan dhalinyarada ah oo lagu magacaabi jiray C\/risaaq Cali ayaa la waayay talaadadii oo markii cid ugu wardanbeysay ku dabaalanayay xeebta Liido, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay ehelkiisa baadi goob ugu jireen, walow meydkiisa saaka la helay.<\/p>\n<p>Meydka wiilkaasi markii la arkay ayaa waxaa qaatay ehalada wiilka dhintay kaasoo qoyska uu ka soo jeeda daganaayeen xaafada Buula-xubeey ee Degmada Wadajir<\/p>\n<p>Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Baddu qaado ayaa inta badan waxay sababsadaan iyagoo aan aqoon fiican u lahayn badda iyo mowjadaha hiraraka Badda oo mararka qaar sidii ay ku ogaayeen wax iska badalaan taasoo keeni karta dhimashada caruur iyo dhalinyaro badan oo aqoon u lahayn ku dabaalashada Badda .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saaka xeebta Kawaan Bari ee degmada Kaaraan laga helay meydka Wiil dhalinyara ah, kaasoo bada ay soo tuftay. Wiilkan dhalinyarada ah oo lagu magacaabi jiray C\/risaaq Cali ayaa la waayay talaadadii oo markii cid ugu wardanbeysay ku dabaalanayay xeebta Liido, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay ehelkiisa baadi goob ugu jireen, walow meydkiisa saaka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170820,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170819","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wiil Dhalinyara Ah Oo meedkiisa Laga Helay Xeebta Kawaan Bari - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wiil Dhalinyara Ah Oo meedkiisa Laga Helay Xeebta Kawaan Bari - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saaka xeebta Kawaan Bari ee degmada Kaaraan laga helay meydka Wiil dhalinyara ah, kaasoo bada ay soo tuftay. Wiilkan dhalinyarada ah oo lagu magacaabi jiray C\/risaaq Cali ayaa la waayay talaadadii oo markii cid ugu wardanbeysay ku dabaalanayay xeebta Liido, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay ehelkiisa baadi goob ugu jireen, walow meydkiisa saaka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-30T08:18:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/cali-caafi-218x150-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"218\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"150\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/\",\"name\":\"Wiil Dhalinyara Ah Oo meedkiisa Laga Helay Xeebta Kawaan Bari - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/cali-caafi-218x150-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-06-30T08:18:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/cali-caafi-218x150-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/cali-caafi-218x150-1.jpeg\",\"width\":218,\"height\":150},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wiil Dhalinyara Ah Oo meedkiisa Laga Helay Xeebta Kawaan Bari\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wiil Dhalinyara Ah Oo meedkiisa Laga Helay Xeebta Kawaan Bari - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wiil Dhalinyara Ah Oo meedkiisa Laga Helay Xeebta Kawaan Bari - Wardoon","og_description":"Waxaa saaka xeebta Kawaan Bari ee degmada Kaaraan laga helay meydka Wiil dhalinyara ah, kaasoo bada ay soo tuftay. Wiilkan dhalinyarada ah oo lagu magacaabi jiray C\/risaaq Cali ayaa la waayay talaadadii oo markii cid ugu wardanbeysay ku dabaalanayay xeebta Liido, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay ehelkiisa baadi goob ugu jireen, walow meydkiisa saaka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-06-30T08:18:23+00:00","og_image":[{"width":218,"height":150,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/cali-caafi-218x150-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/","name":"Wiil Dhalinyara Ah Oo meedkiisa Laga Helay Xeebta Kawaan Bari - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/cali-caafi-218x150-1.jpeg","datePublished":"2022-06-30T08:18:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/cali-caafi-218x150-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/cali-caafi-218x150-1.jpeg","width":218,"height":150},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-dhalinyara-ah-oo-meedkiisa-laga-helay-xeebta-kawaan-bari\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wiil Dhalinyara Ah Oo meedkiisa Laga Helay Xeebta Kawaan Bari"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170819"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170819"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170821,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170819\/revisions\/170821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170820"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}