{"id":170873,"date":"2022-07-02T11:12:42","date_gmt":"2022-07-02T08:12:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170873"},"modified":"2022-07-02T11:12:42","modified_gmt":"2022-07-02T08:12:42","slug":"hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/","title":{"rendered":"Hoggaamiyaha Taalibaan oo\u00a0 lagu arkay tegay Kabul"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170874\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban.jpeg\" alt=\"\" width=\"813\" height=\"558\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban.jpeg 813w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban-300x206.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban-768x527.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban-218x150.jpeg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban-696x478.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban-612x420.jpeg 612w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban-100x70.jpeg 100w\" sizes=\"(max-width: 813px) 100vw, 813px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee ururka Taliban ayaa booqashadiisii ugu horraysay ku tagay magaalada Kabul ee caasimadda u ah waddanka Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiisha Taliban.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Mullah Hibatullah Akhundzada ayaa lagu soo warramay in uu khudbad ka jeediyay kulan ay ku sugnaayeen qiyaastii 3,000 oo aqoonyahanno diimeed ah, kuwaasoo isugu yimid si ay uga wadahadlaan arrimaha ku saabsan \u201cmidnimada qaran\u201d.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Ma jirin wariye madax bannaan oo loo oggolaaday in uu ka qayb galo kulankan, oo ka dhacay meel amnigeeda si wayn loo sugayay. Cod laga soo duubay khudbaddii hoggaamiyaha ayaa la baahiyay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Hase yeeshee lama arkin wax muuqaal ama sawir ah oo laga soo qaaday Mullah Haibatullah. Dad codkoodu aad u sarreeyo ayaa si farxad leh u qayliyay kaddib markii lagu dhawaaqay in uu goobta joogo Mullah Haibatullah, uuna hadli doono.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dadka u kuur gala arrimaha Taliban iyo kuwa dhaliila ayaa in muddo ah sheegayay in Mullah Haibatullah uu geeriyooday sannado badan ka hor, Balse ilo wareedyo kala duwan ayaa horay BBC-da ugu sheegay in hoggaamiyahan uu nool yahay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Khudbadda uu hadda ka jeediyay Kabul ayuu dagaalyahannada Taliban ugu mahad celiyay tallaabadii ay Afghanistan ku qabsadeen sanadkii lasoo dhaafay.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Waxa uu sheegay in \u201cguushaas aysan ahayn mid ku eg Afghanistan oo kaliya balse sidoo kale u riyaaqeen Muslimiinta guud ahaan caalamka\u201d.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Sidoo kale waxa u muuqday inuu ka hadlayo dhaleeceynta sii socota ee beesha caalamku ay Taliban ugu jeedinayaan sida ay dumarka ula dhaqmaan, gaar ahaan sharciyada dhawaan lasoo rogay ee uu ka mid yahay midka dumarka khasabka uga dhigaya inay indho-shareerka xirtaan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">\u201cAlle ayaa mahad leh, hadda waxaan nahay waddan xor ah. [Shisheeyaha] waa in uuasan amar na siinin, nidaamkan annaga ayaa iska leh annaga ayaana go\u2019aannadiisa gaarayna,\u201d ayuu yiri, sida ay tebisay Wakaaladda Wararka ee Bakhtar, oo ku hadasha afka xukuumadda Taliban.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">\u201cWaxaan xiriir dhinacyo kala duwan leh la leenahay Alle, ma aqbali karno awaamiirta kuwa kale ee Alle uusan jeclayn.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Ilaa hadda, kulanka ay aqoonyahannada diimeed ee Taliban isugu imaadeen loogama hadlin mowduuca ku saabsan waxbarashada gabdhaha. Dugsiyada sare ee gabdhaha ayaa wali xiran meelo badan oo ka mid ah dalkaas. Dumarka looma oggolaanin in ay kulankan ka qayb galaan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha kale ee ugu sarreeya Taliban ayaa goor sii horraysay yiri: \u201cDumarku waa hooyooyinkeenna, walaalaheen, aad baah u xushmaynaa, haddii wiilashoodu ay kulanka joogaan taas micnaheeda waa in iyaguna ay sidaas ku joogaan, waana qaabkaas sida ay uga qayb galeen shirka.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Ururrada iyo shakhsiyaaska u dooda xuquuqda dumarka Afghanistan ayaa arrintaas uga jawaabay si caro leh.\u00a0 Dhowr ka mid ah dadkaas oo isugu jira rag iyo dumar ayaa BBC-da u sheegay in kulankaas \u201cuusan ahayn mid lagu matalo haweenka\u201d, balse uu yahay isku day ay Taliban ku sharciyeysanayaan xeerarkooda.<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><strong>BBC<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee ururka Taliban ayaa booqashadiisii ugu horraysay ku tagay magaalada Kabul ee caasimadda u ah waddanka Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiisha Taliban. Mullah Hibatullah Akhundzada ayaa lagu soo warramay in uu khudbad ka jeediyay kulan ay ku sugnaayeen qiyaastii 3,000 oo aqoonyahanno diimeed ah, kuwaasoo isugu yimid si ay uga wadahadlaan arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170873","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hoggaamiyaha Taalibaan oo\u00a0 lagu arkay tegay Kabul - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hoggaamiyaha Taalibaan oo\u00a0 lagu arkay tegay Kabul - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee ururka Taliban ayaa booqashadiisii ugu horraysay ku tagay magaalada Kabul ee caasimadda u ah waddanka Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiisha Taliban. Mullah Hibatullah Akhundzada ayaa lagu soo warramay in uu khudbad ka jeediyay kulan ay ku sugnaayeen qiyaastii 3,000 oo aqoonyahanno diimeed ah, kuwaasoo isugu yimid si ay uga wadahadlaan arrimaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-02T08:12:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"813\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"558\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/\",\"name\":\"Hoggaamiyaha Taalibaan oo\u00a0 lagu arkay tegay Kabul - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-02T08:12:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban.jpeg\",\"width\":813,\"height\":558},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hoggaamiyaha Taalibaan oo\u00a0 lagu arkay tegay Kabul\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hoggaamiyaha Taalibaan oo\u00a0 lagu arkay tegay Kabul - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hoggaamiyaha Taalibaan oo\u00a0 lagu arkay tegay Kabul - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee ururka Taliban ayaa booqashadiisii ugu horraysay ku tagay magaalada Kabul ee caasimadda u ah waddanka Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiisha Taliban. Mullah Hibatullah Akhundzada ayaa lagu soo warramay in uu khudbad ka jeediyay kulan ay ku sugnaayeen qiyaastii 3,000 oo aqoonyahanno diimeed ah, kuwaasoo isugu yimid si ay uga wadahadlaan arrimaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-02T08:12:42+00:00","og_image":[{"width":813,"height":558,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/","name":"Hoggaamiyaha Taalibaan oo\u00a0 lagu arkay tegay Kabul - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban.jpeg","datePublished":"2022-07-02T08:12:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/zabiullah-mujahid-portavoz-taliban.jpeg","width":813,"height":558},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoggaamiyaha-taalibaan-oo-lagu-arkay-tegay-kabul\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hoggaamiyaha Taalibaan oo\u00a0 lagu arkay tegay Kabul"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170873"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170873"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170875,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170873\/revisions\/170875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170874"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}