{"id":170876,"date":"2022-07-02T11:16:36","date_gmt":"2022-07-02T08:16:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170876"},"modified":"2022-07-02T11:16:36","modified_gmt":"2022-07-02T08:16:36","slug":"daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Fahad Yaasiin waa kansarka dowladii Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170877\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54.png\" alt=\"\" width=\"1196\" height=\"658\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54.png 1196w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54-300x165.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54-1024x563.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54-768x423.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54-696x383.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54-1068x588.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54-763x420.png 763w\" sizes=\"(max-width: 1196px) 100vw, 1196px\" \/><\/p>\n<p>Cali Xaashi Cumar oo ahaa madaxii amniga gobolka Gedo, xilligii Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray qeylo dhaan ku socota dowladda federaalka, isagoo ka deyriyey xaaladda ka jirta gobolkaas.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in gobolku uu si gelayo go\u2019aan nololeed oo aad u adag, isagoo fariimo u kala diray dhinacyo kala duwan oo ku lug-leh xaaladda cakiran ee gobolkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale Cali Xaashi ayaa aad u dhaliilay siyaasadii uu Farmaajo ku maamuli jiray gobolkaas, isagoo shaaca ka qaaday in xubnaha masuuliyiinta looga dhigay gobolkaas ay dhamaantood askar yihiin.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Xasan Sheekh waxaan u sheegayaa reer Gedo baahi badan ayey qabaan, madaxda dowladda federaalka ku metesha gobolkaas ma tegi karaan, wax aka hor taagana waa ciidamadii dowladda,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wuxuu soo jeediyey in dowladda madaxweyne Xasan Sheekh ay guddi deg deg ah u magacowdo arrinta gobolka Gedo, isagoo codsaday in gobolkaas aan lagu sii fiirsan xaaladda quusta ah eek a jirta.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in xildhibaanka metela Gedo uusan tegi karin degmo ka tirsan gobolkaas, iyadoo waxa u diidaya ay yihiin ciidamadii dowladda, taas oo xaalad jaho wareer ah ku abuurtay dadka reer Gedo.<\/p>\n<p>v<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F778711450155538%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali Xaashi Cumar oo ahaa madaxii amniga gobolka Gedo, xilligii Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray qeylo dhaan ku socota dowladda federaalka, isagoo ka deyriyey xaaladda ka jirta gobolkaas. Wuxuu sheegay in gobolku uu si gelayo go\u2019aan nololeed oo aad u adag, isagoo fariimo u kala diray dhinacyo kala duwan oo ku lug-leh xaaladda cakiran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170877,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Fahad Yaasiin waa kansarka dowladii Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Fahad Yaasiin waa kansarka dowladii Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cali Xaashi Cumar oo ahaa madaxii amniga gobolka Gedo, xilligii Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray qeylo dhaan ku socota dowladda federaalka, isagoo ka deyriyey xaaladda ka jirta gobolkaas. Wuxuu sheegay in gobolku uu si gelayo go\u2019aan nololeed oo aad u adag, isagoo fariimo u kala diray dhinacyo kala duwan oo ku lug-leh xaaladda cakiran [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-02T08:16:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1196\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"658\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Fahad Yaasiin waa kansarka dowladii Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54.png\",\"datePublished\":\"2022-07-02T08:16:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54.png\",\"width\":1196,\"height\":658},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Fahad Yaasiin waa kansarka dowladii Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Fahad Yaasiin waa kansarka dowladii Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Fahad Yaasiin waa kansarka dowladii Farmaajo - Wardoon","og_description":"Cali Xaashi Cumar oo ahaa madaxii amniga gobolka Gedo, xilligii Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray qeylo dhaan ku socota dowladda federaalka, isagoo ka deyriyey xaaladda ka jirta gobolkaas. Wuxuu sheegay in gobolku uu si gelayo go\u2019aan nololeed oo aad u adag, isagoo fariimo u kala diray dhinacyo kala duwan oo ku lug-leh xaaladda cakiran [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-02T08:16:36+00:00","og_image":[{"width":1196,"height":658,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/","name":"DAAWO:-Fahad Yaasiin waa kansarka dowladii Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54.png","datePublished":"2022-07-02T08:16:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-02-at-09.14.54.png","width":1196,"height":658},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fahad-yaasiin-waa-kansarka-dowladii-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Fahad Yaasiin waa kansarka dowladii Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170876"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170876"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170878,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170876\/revisions\/170878"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170877"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}