{"id":170890,"date":"2022-07-03T10:56:50","date_gmt":"2022-07-03T07:56:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170890"},"modified":"2022-07-03T10:56:50","modified_gmt":"2022-07-03T07:56:50","slug":"maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/","title":{"rendered":"Maraykanku waxba kama beddelidoono siyaasaddiisa ku aadan Soomaaliya oo hal dal ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170891\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/202273637924097794049438.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"369\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/202273637924097794049438.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/202273637924097794049438-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Safiirka dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, Larry Andre ayaa meesha ka saaray damaca maamulka Somaliland ku doonayo in ay ku noqdaan dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale.<\/p>\n<p>Larry Andre ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Minneapolis ka sheegay in dowladda Mareykanka ay Soomaaliya ka aaminsan yahay hal ayna aqoonsan yihiin xuduudii la sameeyay xilligii xuriyadda.<\/p>\n<p>\u201cSiyaasaddeenu waa mid la mid ah 62-kii sannadood ee u dambeeyay, oo ah Soomaaliya taariikhi ah, xuduudaheeda taariikhiga ah, tan iyo markii ay isku biireen waxii loo aqoon jiray British Somaliland iyo Italian Somaliland oo ay hal dal wada dhisteen,\u201d ayuu yiri safiirka Maraykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjiraha ayaa sheegay in aqoonsiga wada-hadallada maqaamka madax-bannaanida Somaliland ay tahay mid ku xiran wadahadalada labada dhinac,waxa uuna xusay in Mareykanka uu wax ka bedeli doono siyaasaddiisa Soomaaliya oo hal ah haddii labada dhinac ay ku heshiiyaan in xaalad isbedel ah la sameeyo.<\/p>\n<p>Hadalka safiirka ayaa niyad jab ku abuuraya maamulka Somaliland, waxaana hadalkan kusoo aadayaa xilli Madaxweynaha maamulka Somaliland booqasho ku tagay Mareykanka ka codsaday in ay aqoonsadaan maamulkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, Larry Andre ayaa meesha ka saaray damaca maamulka Somaliland ku doonayo in ay ku noqdaan dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale. Larry Andre ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Minneapolis ka sheegay in dowladda Mareykanka ay Soomaaliya ka aaminsan yahay hal ayna aqoonsan yihiin xuduudii la sameeyay xilligii xuriyadda. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170892,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanku waxba kama beddelidoono siyaasaddiisa ku aadan Soomaaliya oo hal dal ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanku waxba kama beddelidoono siyaasaddiisa ku aadan Soomaaliya oo hal dal ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirka dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, Larry Andre ayaa meesha ka saaray damaca maamulka Somaliland ku doonayo in ay ku noqdaan dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale. Larry Andre ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Minneapolis ka sheegay in dowladda Mareykanka ay Soomaaliya ka aaminsan yahay hal ayna aqoonsan yihiin xuduudii la sameeyay xilligii xuriyadda. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-03T07:56:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/118064761_b41a4f63-9421-4a44-b4a3-ad6976bf27bc.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/\",\"name\":\"Maraykanku waxba kama beddelidoono siyaasaddiisa ku aadan Soomaaliya oo hal dal ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/118064761_b41a4f63-9421-4a44-b4a3-ad6976bf27bc.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-03T07:56:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/118064761_b41a4f63-9421-4a44-b4a3-ad6976bf27bc.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/118064761_b41a4f63-9421-4a44-b4a3-ad6976bf27bc.jpeg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanku waxba kama beddelidoono siyaasaddiisa ku aadan Soomaaliya oo hal dal ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanku waxba kama beddelidoono siyaasaddiisa ku aadan Soomaaliya oo hal dal ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanku waxba kama beddelidoono siyaasaddiisa ku aadan Soomaaliya oo hal dal ah - Wardoon","og_description":"Safiirka dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, Larry Andre ayaa meesha ka saaray damaca maamulka Somaliland ku doonayo in ay ku noqdaan dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale. Larry Andre ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Minneapolis ka sheegay in dowladda Mareykanka ay Soomaaliya ka aaminsan yahay hal ayna aqoonsan yihiin xuduudii la sameeyay xilligii xuriyadda. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-03T07:56:50+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/118064761_b41a4f63-9421-4a44-b4a3-ad6976bf27bc.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/","name":"Maraykanku waxba kama beddelidoono siyaasaddiisa ku aadan Soomaaliya oo hal dal ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/118064761_b41a4f63-9421-4a44-b4a3-ad6976bf27bc.jpeg","datePublished":"2022-07-03T07:56:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/118064761_b41a4f63-9421-4a44-b4a3-ad6976bf27bc.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/118064761_b41a4f63-9421-4a44-b4a3-ad6976bf27bc.jpeg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanku-waxba-kama-beddelidoono-siyaasaddiisa-ku-aadan-soomaaliya-oo-hal-dal-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanku waxba kama beddelidoono siyaasaddiisa ku aadan Soomaaliya oo hal dal ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170890"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170893,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170890\/revisions\/170893"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170892"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}