{"id":170902,"date":"2022-07-03T15:31:54","date_gmt":"2022-07-03T12:31:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=170902"},"modified":"2022-07-03T15:40:21","modified_gmt":"2022-07-03T12:40:21","slug":"xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/","title":{"rendered":"Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170904\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo ku howlan dhismaha xukuumaddiisa ayaa maanta sameeyey magacaabis cusub.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Waaaraha ayaa magacaabay agaasimayaal gaaraya illaa seddex iyo afar la-taliyayaal, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay xafiiskiisa\u00a0 waxaana xubnaha la magacaabay ay ka yihiin:<\/p>\n<p>1- Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa loo magacaabay afhayeenka ra\u2019iisul wasaaraha iyo agaasimaha warbaahinta iyo xiriirka bulshada ee xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha. Farxaan ayaa ah suxufi rug caddaa ah, oo horey uga soo shaqeeyey BBC Somali.<\/p>\n<p>2- Cabdullaahi Shariif Cabdi ayaa loo magacaabay agaasimaha hab maamuuska xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha. Ninkaan dhalinyarada ah ayaa sidoo kale horey ula soo shaqeeyey ra\u2019iisul wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>3- Haashim Maxamed Cali ayaa loo magacaabay agaasimaha maamulka iyo maaliyadda ee xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha<\/p>\n<p>4- Cali Cabdi Waare ayaa loo magacaabay la-taliyaha arrimaha dib u heshiisiinta ee ra\u2019iisul wasaaraha<\/p>\n<p>5- Kamaal Guutaale ayaa loo magacaabay la taliyaha amniga ee ra\u2019iisul wasaaraha. Kamaal ayaa horey usoo noqday agaasimaha Villa Somalia ee muddo xileedkii koowaad ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>6- Dr. Axbdinuur Maxamed Cabdi ayaa loo magacaabay la taliyahasarre ee dhanka arrimaha siyaasadda iyo iskuduwaha barnaamijyada ee xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha<\/p>\n<p>7- Drs. Hodan Cusmaan ayaa loo magacaabay la-taliyaha ra\u2019iisul wasaaraha ee xiriirka caalamiga ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa goor sii horeysay magacaabay xoghayaha joogtada ah ee xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha, kaasi oo loo magacaabay Maxamed Abuukar Zubeyr oo horey usoo noqday agaasimaha guud ee wasaaradda dastuurka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu taliyaha amniga ee xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha u magacaabay Gaashaanle Dhexe Akram Maslax.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa kusoo aadeyso, iyada oo haatan ra\u2019iisul wasaaruhu wado wada-tashiyadii u dambeysay ee ku aadan magacaabidda golihiisa wasiirada cusub.<\/p>\n<p>Xamza oo todobaadkii hore codka kalsoonida ka helay baarlamaanka Soomaaliya ayaa ballan-qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo dalka samata bixin karta.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay isbeddel siyaasadeed, kadib doorashadii 15-kii bishii May, taas oo uu kusoo baxay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170903\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/A.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1054\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/A.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/A-300x154.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/A-1024x527.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/A-768x395.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/A-1536x791.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/A-696x358.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/A-1068x550.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/A-816x420.jpeg 816w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170906\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Wa.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"732\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Wa.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Wa-300x203.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Wa-1024x694.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Wa-768x521.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Wa-696x472.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Wa-1068x724.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Wa-620x420.jpeg 620w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo ku howlan dhismaha xukuumaddiisa ayaa maanta sameeyey magacaabis cusub. Ra\u2019iisul Waaaraha ayaa magacaabay agaasimayaal gaaraya illaa seddex iyo afar la-taliyayaal, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay xafiiskiisa\u00a0 waxaana xubnaha la magacaabay ay ka yihiin: 1- Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa loo magacaabay afhayeenka ra\u2019iisul wasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":170904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-170902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo ku howlan dhismaha xukuumaddiisa ayaa maanta sameeyey magacaabis cusub. Ra\u2019iisul Waaaraha ayaa magacaabay agaasimayaal gaaraya illaa seddex iyo afar la-taliyayaal, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay xafiiskiisa\u00a0 waxaana xubnaha la magacaabay ay ka yihiin: 1- Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa loo magacaabay afhayeenka ra\u2019iisul wasaaraha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-03T12:31:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-07-03T12:40:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/\",\"name\":\"Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-03T12:31:54+00:00\",\"dateModified\":\"2022-07-03T12:40:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo ku howlan dhismaha xukuumaddiisa ayaa maanta sameeyey magacaabis cusub. Ra\u2019iisul Waaaraha ayaa magacaabay agaasimayaal gaaraya illaa seddex iyo afar la-taliyayaal, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay xafiiskiisa\u00a0 waxaana xubnaha la magacaabay ay ka yihiin: 1- Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa loo magacaabay afhayeenka ra\u2019iisul wasaaraha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-03T12:31:54+00:00","article_modified_time":"2022-07-03T12:40:21+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/","name":"Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1.jpeg","datePublished":"2022-07-03T12:31:54+00:00","dateModified":"2022-07-03T12:40:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Capture-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-barre-oo-magacaabay-la-taliyeyaashiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170902"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=170902"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":170910,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/170902\/revisions\/170910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/170904"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=170902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=170902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=170902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}