{"id":171038,"date":"2022-07-06T12:22:01","date_gmt":"2022-07-06T09:22:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171038"},"modified":"2022-07-06T12:22:01","modified_gmt":"2022-07-06T09:22:01","slug":"puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Puntland oo kudhegan Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171039\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1-768x511.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1-696x463.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/>Puntland ayaa ku eedeysay wasiirka\u00a0 Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya, Sheekh Cumar Cali Rooble inuu si cad u boobay qoondadii ay Puntland ku lahayd xajka sannadkan 2022.<\/p>\n<p>Wasiirka caddaalada Puntland, Cawil Sheikh Xaamid oo barlamaanka Puntland ay su\u2019aallo ka weydiiyeen arrimaha xajka, ayaa u sheegay in aysan sannadan jirin wax Puntland gacanta uu jira oo xajka ku saabsan.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu sheegay in wasiirka arrimaha diinta Soomaaliya uu xog ku qaatay qoondadii Xajka ee ay Puntland lahayd, isagoo intaa ku daray inuu wasiirku shirkaddahii la siiyay mashruuca xajka uu ka qaatay midkiiba $15,000 oo laaluush ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xaqiiqo ku haynaa in kambaniyada uu siisay xajka ay ahaayeen kuwo uu isagu sameystay. Wuu ku taxay, xoog baana dhacay. Waala qayliyay. Dowlad goboleedyadii oo dhan baa qayliyay, waxba lagama soo qaadin,\u201dayuu yiri wasiirka caddaalada Puntland.<\/p>\n<p>Cawil Sheikh Xaamid ayaa ku eedeyay xildhibaannada Puntland ee labada aqal ee barlamaanka inay wax ka qaban waayeen sidii ay Puntland ku heli lahayd xuquuqda ay ku leedahay dowladda federalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa ku eedeysay wasiirka\u00a0 Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya, Sheekh Cumar Cali Rooble inuu si cad u boobay qoondadii ay Puntland ku lahayd xajka sannadkan 2022. Wasiirka caddaalada Puntland, Cawil Sheikh Xaamid oo barlamaanka Puntland ay su\u2019aallo ka weydiiyeen arrimaha xajka, ayaa u sheegay in aysan sannadan jirin wax Puntland gacanta uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171039,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo kudhegan Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowladda Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo kudhegan Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowladda Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa ku eedeysay wasiirka\u00a0 Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya, Sheekh Cumar Cali Rooble inuu si cad u boobay qoondadii ay Puntland ku lahayd xajka sannadkan 2022. Wasiirka caddaalada Puntland, Cawil Sheikh Xaamid oo barlamaanka Puntland ay su\u2019aallo ka weydiiyeen arrimaha xajka, ayaa u sheegay in aysan sannadan jirin wax Puntland gacanta uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-06T09:22:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/\",\"name\":\"Puntland oo kudhegan Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowladda Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-06T09:22:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1.jpeg\",\"width\":960,\"height\":639},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo kudhegan Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowladda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo kudhegan Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowladda Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo kudhegan Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowladda Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa ku eedeysay wasiirka\u00a0 Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya, Sheekh Cumar Cali Rooble inuu si cad u boobay qoondadii ay Puntland ku lahayd xajka sannadkan 2022. Wasiirka caddaalada Puntland, Cawil Sheikh Xaamid oo barlamaanka Puntland ay su\u2019aallo ka weydiiyeen arrimaha xajka, ayaa u sheegay in aysan sannadan jirin wax Puntland gacanta uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-06T09:22:01+00:00","og_image":[{"width":960,"height":639,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/","name":"Puntland oo kudhegan Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowladda Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1.jpeg","datePublished":"2022-07-06T09:22:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/received_360610528522159-1.jpeg","width":960,"height":639},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kudhegan-wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo kudhegan Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowladda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171038"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171040,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171038\/revisions\/171040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171039"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}