{"id":171086,"date":"2022-07-07T11:30:45","date_gmt":"2022-07-07T08:30:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171086"},"modified":"2022-07-07T11:30:45","modified_gmt":"2022-07-07T08:30:45","slug":"soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/","title":{"rendered":"Soomaaliya Iyo Turkiga maanta kala saxixanay heshiis caalami ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171076\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan.webp 1392w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada Turkiga ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Turkiga ay garab istaag iyo taageero buuxa u muujisay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, xilli ay la daala-dhacayeen xaalad adag, iyaga oo u soo gurmaday waqtigii ay ugu baahida badnaayeen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan uga mahadcelinyaa Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan casuumaaddii uu ii fidiyey, kulankii aan wada qaadannay waxa uu ahaa mid miro-dhal ah, kaas oo aan diiradda ku saarnay xoojinta xiriirka iskaashi iyo danaha labada dal. Waxaan si gaar ah isu dul taagnay kaalinta Turkiga ee gurmadka abaaraha, horumarinta adeegyada aas-aasiga ah ee caafimaadka iyo waxbarashada.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyanha Jamhuuriyaddu waxa uu la wadaagay dhiggiisa Turkiga kalgacalka ay shacabka Soomaaliyeed u qabaan dowladda iyo walalohooda Turkiga iyo waliba abaalka ay uga hayaan taageeradooda hagar la\u2019aanta ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, dowladda Turkiga waxa ay ballan qaaday in dhawaan safaaradda Soomaaliya ee Ankara ay degi doonto guri ay iyadu leedahay, xilli markii hore ay ku jirtay mid kiro ah.\u00a0 Sidoo kale, labada dowladood waxa ay dhawaan kala saxiixan doonaan heshiisyo ganacsi halka la sii xoojin doono iskaashiga dhinaca amniga ee labada dal.<\/p>\n<p>Madaxweyen Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga ay door muhiim ah ka qaadato xoojinta amniga, tababarridda, tayeynta ciidanka Soomaaliyeed iyo la dagaalanka argagixisada.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa uga mahadceliyey madaxweynaha iyo wafdigiisa aqbalaadda casuumaadii uu u fidiyey, waxa uuna hoosta ka xarriiqay in dowladdiisa ay door weyn ka qaadan doonto gurmadka abaaraha, dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha, xoojinta heshiisyada ganacsiga iyo maalgashiga ka dhaxeeya labada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada Turkiga ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Turkiga ay garab istaag iyo taageero buuxa u muujisay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, xilli ay la daala-dhacayeen xaalad adag, iyaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171076,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya Iyo Turkiga maanta kala saxixanay heshiis caalami ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya Iyo Turkiga maanta kala saxixanay heshiis caalami ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada Turkiga ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Turkiga ay garab istaag iyo taageero buuxa u muujisay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, xilli ay la daala-dhacayeen xaalad adag, iyaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-07T08:30:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"927\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/\",\"name\":\"Soomaaliya Iyo Turkiga maanta kala saxixanay heshiis caalami ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan.webp\",\"datePublished\":\"2022-07-07T08:30:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan.webp\",\"width\":1392,\"height\":927},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya Iyo Turkiga maanta kala saxixanay heshiis caalami ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya Iyo Turkiga maanta kala saxixanay heshiis caalami ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya Iyo Turkiga maanta kala saxixanay heshiis caalami ah - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada Turkiga ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Turkiga ay garab istaag iyo taageero buuxa u muujisay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, xilli ay la daala-dhacayeen xaalad adag, iyaga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-07T08:30:45+00:00","og_image":[{"width":1392,"height":927,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/","name":"Soomaaliya Iyo Turkiga maanta kala saxixanay heshiis caalami ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan.webp","datePublished":"2022-07-07T08:30:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xasan-Erdogan.webp","width":1392,"height":927},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-maanta-kala-saxixanay-heshiis-caalami-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya Iyo Turkiga maanta kala saxixanay heshiis caalami ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171086"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171086"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171087,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171086\/revisions\/171087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171076"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}