{"id":171253,"date":"2022-07-11T17:36:44","date_gmt":"2022-07-11T14:36:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171253"},"modified":"2022-07-11T17:37:31","modified_gmt":"2022-07-11T14:37:31","slug":"daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka dagaalkii maanta ka dhacday garoonka diyaarada Bosaso"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171255\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022711637931295398838003.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022711637931295398838003.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022711637931295398838003-300x166.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Punland ayaa ku eedeeysay dowladda federalka Soomaaliya inay diyaarad gargaar siday oo aan laga warqabin ka dejisay magaalada Bosaso.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, oo warbaahinta la hadlay, ayaa arrintaan ku tilmaamay gacan dhaaf sabab u ahaa shaqaaqo ka dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso.<\/p>\n<p>\u201cPuntland waxay diyaar u tahay in dowladda federalka iyo dowladdaha xubnaha ka ah, kawada shaqeeyaan sidii dadka abaarta hayso wax loogu qaban lahaa; laakiin muhiimada waxaa weeye in mar walba uu jiro xiriir, oo aysan dhicin gacan dhaaf iyo iska warqab la\u2019aan,\u201d ayuu yiri wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirku masoo hadal qaadin guddoomiye ku xigeenka 1aad ee barlamaanka oo laga celiyay garoonka diyaaradaha iyo khasaaraha ka dhashay shaqaaqada ka dhacday garoonka Bosaso.<\/p>\n<p>Ugu yaraan saddex askari oo katirsan ciidamada dagaalamay ayaa ku geeriyooday iska hor imaadka. Iyadoo uu hakad ku yimid shaqadii garoonka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100008257395526%2Fvideos%2F458988552268190%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Punland ayaa ku eedeeysay dowladda federalka Soomaaliya inay diyaarad gargaar siday oo aan laga warqabin ka dejisay magaalada Bosaso. Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, oo warbaahinta la hadlay, ayaa arrintaan ku tilmaamay gacan dhaaf sabab u ahaa shaqaaqo ka dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso. \u201cPuntland waxay diyaar u tahay in dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171256,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka dagaalkii maanta ka dhacday garoonka diyaarada Bosaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka dagaalkii maanta ka dhacday garoonka diyaarada Bosaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Punland ayaa ku eedeeysay dowladda federalka Soomaaliya inay diyaarad gargaar siday oo aan laga warqabin ka dejisay magaalada Bosaso. Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, oo warbaahinta la hadlay, ayaa arrintaan ku tilmaamay gacan dhaaf sabab u ahaa shaqaaqo ka dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso. \u201cPuntland waxay diyaar u tahay in dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-11T14:36:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-07-11T14:37:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-11-at-15.36.06.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1242\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1238\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/\",\"name\":\"DAAWO:-Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka dagaalkii maanta ka dhacday garoonka diyaarada Bosaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-11-at-15.36.06.png\",\"datePublished\":\"2022-07-11T14:36:44+00:00\",\"dateModified\":\"2022-07-11T14:37:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-11-at-15.36.06.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-11-at-15.36.06.png\",\"width\":1242,\"height\":1238},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka dagaalkii maanta ka dhacday garoonka diyaarada Bosaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka dagaalkii maanta ka dhacday garoonka diyaarada Bosaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka dagaalkii maanta ka dhacday garoonka diyaarada Bosaso - Wardoon","og_description":"&nbsp; Punland ayaa ku eedeeysay dowladda federalka Soomaaliya inay diyaarad gargaar siday oo aan laga warqabin ka dejisay magaalada Bosaso. Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, oo warbaahinta la hadlay, ayaa arrintaan ku tilmaamay gacan dhaaf sabab u ahaa shaqaaqo ka dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso. \u201cPuntland waxay diyaar u tahay in dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-11T14:36:44+00:00","article_modified_time":"2022-07-11T14:37:31+00:00","og_image":[{"width":1242,"height":1238,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-11-at-15.36.06.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/","name":"DAAWO:-Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka dagaalkii maanta ka dhacday garoonka diyaarada Bosaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-11-at-15.36.06.png","datePublished":"2022-07-11T14:36:44+00:00","dateModified":"2022-07-11T14:37:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-11-at-15.36.06.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-11-at-15.36.06.png","width":1242,"height":1238},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ku-eedeysay-dowladda-federalka-dagaalkii-maanta-ka-dhacday-garoonka-diyaarada-bosaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka dagaalkii maanta ka dhacday garoonka diyaarada Bosaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171253"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171257,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171253\/revisions\/171257"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171256"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}