{"id":171272,"date":"2022-07-12T11:20:39","date_gmt":"2022-07-12T08:20:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171272"},"modified":"2022-07-12T11:20:39","modified_gmt":"2022-07-12T08:20:39","slug":"daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo sheegay in dowladii Farmaajo dil u qorsheysay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171273\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01.png\" alt=\"\" width=\"1172\" height=\"794\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01.png 1172w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01-300x203.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01-1024x694.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01-768x520.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01-696x472.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01-1068x724.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01-620x420.png 620w\" sizes=\"(max-width: 1172px) 100vw, 1172px\" \/><\/p>\n<p>Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Somalia ayaa faah-faahin cusub ka bixiyey halkii ay ku dambeysay natiijada baarista weerarkii lagu qaaday hoygiisa dabayaaqadii sanadkii 2017-kii, kaas oo ay fuliyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda, gaar ahaan kuwii uu tababaray Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Cabdi Qaybdiid oo u warramay<em>\u00a0Shabelle TV<\/em>\u00a0ayaa shaaca ka qaaday in baarista la sameeyey natiijadeeda lagu ogaaday inay kiiskaasi ka dambeysay dowladdii Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cCidda soo weerartay waxa ay aheyd markii waxaa la oran karay ciidamo ay maamulaan Imaaraadka ay ahaayeen, laakiin baaristii dambe oo la sameeyey waxaa cadaatay in arrintaas dowladdii Soomaaliyeed ee jirtay in arinti ayadu abaabushay,\u201d ayuu yiri Qaybdiid.<\/p>\n<p>Senetorka ayaa sidoo kale sheegay in loo qorsheeyey dil, kadibna la qariyo meydkiisa isaga oo tilmaamay in ciidanka soo weeraray ay wateen Ambalaaskii lagu qaadi lahaa meydkiisa.<\/p>\n<p>\u201cCiidankaas waxay sameeyeen kanjeelka kore ayey soo jabiyeen, kadib Ambalaas ay wateen guriga soo geliyeen iyaga oo ujeedo marka aniga la\u2019ii dilo guriga Ambalaas aan cidina arag aniga laygu qaado ayey guriga u burburiyeen,\u201d ayuu markale wareysiga ku yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyey \u201cAniga markii la\u2019ii waayeyna hadda waxay noqotay inay lafahoodii la cararaan oo ay dib u noqdaan, illeen mishinka ay u socdeen ma aheyn guri jabin iyo albaab jabin qofbaa loo soo diray dilkiisa\u201d.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu soo hadal qaady askartii loo xiray falkaasi oo gaarayey illaa 40, isla-markaana ay ku jiraan saraakiil sar sare oo hoggaamineysay, balse waxa uu hoosta ka xariiqay in la qiyaanay, isla-markaana loo sheegay in qof argagixiso ah ay soo qabanayaan.<\/p>\n<p>\u201cXukunka markaas jiray 40-kii nin ee kiiskaas fulinaayey oo ciidanka dowladda Soomaalida ahaa, laakiin ay hayeen nimankaan ayaa la isticmaalay ayada oo la rabay Soomaalidu maamukeeda xukuumaddu iska durjiso ayaa waxay isticmaaleen nimankaan oo ay leeyihiin qof aragagixiso ah ayaa halkan ku jira waxaan rabnaa gacan naga siiya idinkaa ciidamo fiican oo diyaarsan haayee,\u201d ayuu markale yiri Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid).<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu shaaciyey in markii ay soo dhammaatay baarista ay isku dayeen xildhibaano ka tirsan labada aqal inay horgeeyaan baarlamaanka, si loo caddeeyo arrintaan, balse uu is hortaag ku sameeyey guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Mursal, waxaase uu tilmaamay inuu sugi doono cadaaladda iyo xilliga ay ku haboon tahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F1236595600414591%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Somalia ayaa faah-faahin cusub ka bixiyey halkii ay ku dambeysay natiijada baarista weerarkii lagu qaaday hoygiisa dabayaaqadii sanadkii 2017-kii, kaas oo ay fuliyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda, gaar ahaan kuwii uu tababaray Imaaraadka Carabta. Cabdi Qaybdiid oo u warramay\u00a0Shabelle TV\u00a0ayaa shaaca ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171273,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171272","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo sheegay in dowladii Farmaajo dil u qorsheysay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo sheegay in dowladii Farmaajo dil u qorsheysay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Somalia ayaa faah-faahin cusub ka bixiyey halkii ay ku dambeysay natiijada baarista weerarkii lagu qaaday hoygiisa dabayaaqadii sanadkii 2017-kii, kaas oo ay fuliyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda, gaar ahaan kuwii uu tababaray Imaaraadka Carabta. Cabdi Qaybdiid oo u warramay\u00a0Shabelle TV\u00a0ayaa shaaca ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-12T08:20:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1172\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"794\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo sheegay in dowladii Farmaajo dil u qorsheysay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01.png\",\"datePublished\":\"2022-07-12T08:20:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01.png\",\"width\":1172,\"height\":794},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo sheegay in dowladii Farmaajo dil u qorsheysay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo sheegay in dowladii Farmaajo dil u qorsheysay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo sheegay in dowladii Farmaajo dil u qorsheysay - Wardoon","og_description":"Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Somalia ayaa faah-faahin cusub ka bixiyey halkii ay ku dambeysay natiijada baarista weerarkii lagu qaaday hoygiisa dabayaaqadii sanadkii 2017-kii, kaas oo ay fuliyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda, gaar ahaan kuwii uu tababaray Imaaraadka Carabta. Cabdi Qaybdiid oo u warramay\u00a0Shabelle TV\u00a0ayaa shaaca ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-12T08:20:39+00:00","og_image":[{"width":1172,"height":794,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/","name":"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo sheegay in dowladii Farmaajo dil u qorsheysay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01.png","datePublished":"2022-07-12T08:20:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Screenshot-2022-07-12-at-09.20.01.png","width":1172,"height":794},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-sheegay-in-dowladii-farmaajo-dil-u-qorsheysay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo sheegay in dowladii Farmaajo dil u qorsheysay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171272"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171272"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171274,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171272\/revisions\/171274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171273"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}