{"id":171439,"date":"2022-07-16T11:06:29","date_gmt":"2022-07-16T08:06:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171439"},"modified":"2022-07-16T11:06:29","modified_gmt":"2022-07-16T08:06:29","slug":"sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Sheekh Cabdi Faniinte oo Xalay lagu dilay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171440\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"436\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858-300x198.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858-636x420.jpeg 636w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Xalay fiidnimadii hore Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho ku dilay Nabaadoon caan ka ahaa Muqdisho oo lagu magacaabi jiray Sheekh Cabdi Faniinte.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ku sugan deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen in marxuunka dhintay ay dalbeyda hubeysneyd la dhaceen qeybaha sare ee jirkiisa rasaas farabadan xili uu ku sugnaa meel aanan ka fogeyn gurigiisa.<\/p>\n<p>Dableyda geystay dilka Nabadoon Sheekh Cabdi Faniinte ayaa si deg deg ah uga baxsatay goobta ay ku dileen marxuumka, waxaana daqiiqado kadib goobta gaaray ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya oo halkaasi baaritaano ka sameeyay, hayeeshee cidna maysan usoo qaban falkaasi.<\/p>\n<p>Habeen hore ayay aheyd markii degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir dil noocaan oo kale ah loogu geystay ganacsade caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Sheekh Salaad Ciise, waxaana ganacsadaha habeen hore la dilay iyo Nabadoonka xalay la dilay ay kasoo wada jeedaan hal beel, lamana oga sababta ka dambeysa dilalka loo geystay.<\/p>\n<p>Amaanka magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe ahaa mid si weyn faraha uga sii baxaayay, kadib dilalka iyo dhaca loo geysanayo shacabka oo kusoo kordhayay degmooyinka magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Xalay fiidnimadii hore Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho ku dilay Nabaadoon caan ka ahaa Muqdisho oo lagu magacaabi jiray Sheekh Cabdi Faniinte. Goobjoogayaal ku sugan deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen in marxuunka dhintay ay dalbeyda hubeysneyd la dhaceen qeybaha sare ee jirkiisa rasaas farabadan xili [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171440,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171439","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Cabdi Faniinte oo Xalay lagu dilay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Cabdi Faniinte oo Xalay lagu dilay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Xalay fiidnimadii hore Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho ku dilay Nabaadoon caan ka ahaa Muqdisho oo lagu magacaabi jiray Sheekh Cabdi Faniinte. Goobjoogayaal ku sugan deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen in marxuunka dhintay ay dalbeyda hubeysneyd la dhaceen qeybaha sare ee jirkiisa rasaas farabadan xili [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-16T08:06:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"436\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/\",\"name\":\"Sheekh Cabdi Faniinte oo Xalay lagu dilay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-16T08:06:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858.jpeg\",\"width\":660,\"height\":436},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Cabdi Faniinte oo Xalay lagu dilay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Cabdi Faniinte oo Xalay lagu dilay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Cabdi Faniinte oo Xalay lagu dilay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Xalay fiidnimadii hore Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho ku dilay Nabaadoon caan ka ahaa Muqdisho oo lagu magacaabi jiray Sheekh Cabdi Faniinte. Goobjoogayaal ku sugan deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen in marxuunka dhintay ay dalbeyda hubeysneyd la dhaceen qeybaha sare ee jirkiisa rasaas farabadan xili [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-16T08:06:29+00:00","og_image":[{"width":660,"height":436,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/","name":"Sheekh Cabdi Faniinte oo Xalay lagu dilay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858.jpeg","datePublished":"2022-07-16T08:06:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022716637935353622865858.jpeg","width":660,"height":436},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cabdi-faniinte-oo-xalay-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Cabdi Faniinte oo Xalay lagu dilay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171439"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171439"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171439\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171441,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171439\/revisions\/171441"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171440"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}