{"id":171442,"date":"2022-07-16T15:41:57","date_gmt":"2022-07-16T12:41:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171442"},"modified":"2022-07-16T15:41:57","modified_gmt":"2022-07-16T12:41:57","slug":"golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/","title":{"rendered":"Golaha wasiirada cusub oo goordhaw lagu dhawaaqayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-170861\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/291491793_426515606181718_7935279012238805097_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/291491793_426515606181718_7935279012238805097_n.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/291491793_426515606181718_7935279012238805097_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/291491793_426515606181718_7935279012238805097_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/291491793_426515606181718_7935279012238805097_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/291491793_426515606181718_7935279012238805097_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in saacadaha soo socda laga yaabo in lagu dhawaaqo gollaha wasiirada xukuumada cusub uu Ra\u2019isul Wasaaraha ka yahay Mudane Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday wadatashiyo ku aadan magacaabista gollaha wasiirada iyo xubnaha la filayo in ay kasoo muuqdaan xukuumadda cusub ee la dhisayo.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay gollaha cusub ee wasiirada ayaa la filayaa in la gaarsiiyo ilaa 30-wasaaradood laguna soo daro wasaarado cusub, waxaana gollaha wasiirada kasoo muuqan doona qaar kamid ah wasiirada xukuumadii hore iyo kuwa cusub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh\u00a0 oo safar ugu maqnaa dalka Kenya ayaa lala sugayay magacaabista gollaha wasiirada, madaxweynaha ayaana maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana la filayaa in saacadaha soo socdo lagu dhawaaqo gollaha wasiirada.<\/p>\n<p>Inta badan waxaa diyaarsan oo Madaxweynaha ,Ra\u2019isul Wasaaraha iyo madax kalaba lsku\u00a0 waafaqeen xubnaha kasoo muuqan doona xukuumadda cusub, waxaana socda kaliya wadatashiyadii ugu dambeeyay ee ku dhawaaqista gollaha wasiirada.<\/p>\n<p>Wasiirada cusub waxaa kasoo muuqan doona siyaasiyiin katirsan kooxda Damul Jadiid , kuwaa oo horey wasiirro usoo noqday iyo siyaasiyiin kale oo qeyb weyn ku lahaa ololaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in saacadaha soo socda laga yaabo in lagu dhawaaqo gollaha wasiirada xukuumada cusub uu Ra\u2019isul Wasaaraha ka yahay Mudane Xamse Cabdi Barre. Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday wadatashiyo ku aadan magacaabista gollaha wasiirada iyo xubnaha la filayo in ay kasoo muuqdaan xukuumadda cusub ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171444,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha wasiirada cusub oo goordhaw lagu dhawaaqayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha wasiirada cusub oo goordhaw lagu dhawaaqayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in saacadaha soo socda laga yaabo in lagu dhawaaqo gollaha wasiirada xukuumada cusub uu Ra\u2019isul Wasaaraha ka yahay Mudane Xamse Cabdi Barre. Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday wadatashiyo ku aadan magacaabista gollaha wasiirada iyo xubnaha la filayo in ay kasoo muuqdaan xukuumadda cusub ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-16T12:41:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xamse-Cabdi-Barre.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/\",\"name\":\"Golaha wasiirada cusub oo goordhaw lagu dhawaaqayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xamse-Cabdi-Barre.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-16T12:41:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xamse-Cabdi-Barre.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xamse-Cabdi-Barre.jpeg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha wasiirada cusub oo goordhaw lagu dhawaaqayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha wasiirada cusub oo goordhaw lagu dhawaaqayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha wasiirada cusub oo goordhaw lagu dhawaaqayo - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in saacadaha soo socda laga yaabo in lagu dhawaaqo gollaha wasiirada xukuumada cusub uu Ra\u2019isul Wasaaraha ka yahay Mudane Xamse Cabdi Barre. Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday wadatashiyo ku aadan magacaabista gollaha wasiirada iyo xubnaha la filayo in ay kasoo muuqdaan xukuumadda cusub ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-16T12:41:57+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xamse-Cabdi-Barre.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/","name":"Golaha wasiirada cusub oo goordhaw lagu dhawaaqayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xamse-Cabdi-Barre.jpeg","datePublished":"2022-07-16T12:41:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xamse-Cabdi-Barre.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Xamse-Cabdi-Barre.jpeg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-cusub-oo-goordhaw-lagu-dhawaaqayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha wasiirada cusub oo goordhaw lagu dhawaaqayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171442"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171443,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171442\/revisions\/171443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171444"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}