{"id":171445,"date":"2022-07-17T11:15:48","date_gmt":"2022-07-17T08:15:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171445"},"modified":"2022-07-17T11:15:48","modified_gmt":"2022-07-17T08:15:48","slug":"madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/","title":{"rendered":"Madixii hay&#8217;adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka oo la dilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171446\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"460\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488-300x209.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488-603x420.jpeg 603w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488-100x70.jpeg 100w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya Waqooyiga Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay halkaasi ku geeriyooday Madaxii hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federalka\u00a0 u fadhiyay magaalada Gaalkacyo Cilmi Cali Guuleed .<\/p>\n<p>Kooxo hubeesan ayaa habeen hore rasaas ku furay Cilmi Cali Guuleed xilli uu ku sugnaa waqooyiga Gaalkacyo, waxaana rasaas madaxa kaga dhacday saacadihii lasoo dhaafay xaaladiisa lagula tacaalayay isbitaal kuyaalla Gaalkacyo uu xalay ku geeriyooday.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaan wali si rasmi ah uga hadlin weerarkan lagu dilay Madaxii hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federalka u fadhiyay magaalada Gaalkacyo Cilmi Cali Guuleed .<\/p>\n<p>Magaalada Gaalkacyo ayaana la filayaa in aas loogu sameeyo Cilmi Cali Guuleed , waxaana aaska masuulkan lagu wadaa in ay kasoo qeyb galaan masuuliyiin katirsan maamulka Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p>Dilka masuulkan ayaa kusoo aadaya xilli maalmo kahor xabsi kuyaalla magaalada Gaalkacyo ka baxsadeen rag loo heestay in ay katirsanaayeen Al Shabaab, kuwaa oo horey xukun dil ah ugu riday maxkamada ciidamada Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Waqooyiga Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay halkaasi ku geeriyooday Madaxii hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federalka\u00a0 u fadhiyay magaalada Gaalkacyo Cilmi Cali Guuleed . Kooxo hubeesan ayaa habeen hore rasaas ku furay Cilmi Cali Guuleed xilli uu ku sugnaa waqooyiga Gaalkacyo, waxaana rasaas madaxa kaga dhacday saacadihii lasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171446,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madixii hay&#039;adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka oo la dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madixii hay&#039;adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka oo la dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya Waqooyiga Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay halkaasi ku geeriyooday Madaxii hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federalka\u00a0 u fadhiyay magaalada Gaalkacyo Cilmi Cali Guuleed . Kooxo hubeesan ayaa habeen hore rasaas ku furay Cilmi Cali Guuleed xilli uu ku sugnaa waqooyiga Gaalkacyo, waxaana rasaas madaxa kaga dhacday saacadihii lasoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-17T08:15:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/\",\"name\":\"Madixii hay'adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka oo la dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-17T08:15:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488.jpeg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madixii hay&#8217;adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka oo la dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madixii hay'adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka oo la dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madixii hay'adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka oo la dilay - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya Waqooyiga Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay halkaasi ku geeriyooday Madaxii hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federalka\u00a0 u fadhiyay magaalada Gaalkacyo Cilmi Cali Guuleed . Kooxo hubeesan ayaa habeen hore rasaas ku furay Cilmi Cali Guuleed xilli uu ku sugnaa waqooyiga Gaalkacyo, waxaana rasaas madaxa kaga dhacday saacadihii lasoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-17T08:15:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/","name":"Madixii hay'adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka oo la dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488.jpeg","datePublished":"2022-07-17T08:15:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022717637936178569011488.jpeg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dowladda-federalka-oo-la-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madixii hay&#8217;adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka oo la dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171445"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171445"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171447,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171445\/revisions\/171447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171446"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}