{"id":171494,"date":"2022-07-18T12:00:13","date_gmt":"2022-07-18T09:00:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171494"},"modified":"2022-07-18T12:00:13","modified_gmt":"2022-07-18T09:00:13","slug":"ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/","title":{"rendered":"Ganacsatada Jaadka ee Dalka Kenya oo Caqabad cusub soo wajahday"},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171495\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/4aaf6380-05d3-11ed-93ba-314ede9cd985.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"649\" height=\"341\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/4aaf6380-05d3-11ed-93ba-314ede9cd985.jpg.webp 649w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/4aaf6380-05d3-11ed-93ba-314ede9cd985.jpg-300x158.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 649px) 100vw, 649px\" \/><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa dhawwaan magaalada Nairobi ku gaaray heshiis qodobo dhoor ah\u00a0 ka koobnaa, waxaana heshiiskaasi qeyb ka ahaa in dib loo furo suuqa ganacsiga jaadka Kenya laga keeno ee loo soo dhoofiyo Soomaaliya.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Heshiiskan waxaa soo dhaweeyay kuna farxay ganacsatada jaadka beerata ee dalka Kenya, waxaa sidoo kale soo dhaweeyay ganacsatada Soomaaliyeed ee jaadka ka keenta dalka Kenya iyo kuwa dalka gudihiisa ku iibiya.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Waxaa hadda soo baxaya caqabado cusub oo soo wajahay ganacsatada jaadka ee dalka Kenya, kuwaa oo markii hore sugi la\u2019aa in la fasaxo dhoofinta jaadka , balse waxaa hadda heesta caqabad cusub oo kaga timid dhinaca dowladooda.<\/p>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dowladda Kenya gaar ahaan hay\u2019adda beeraha iyo cunnada (Afa) ayaa soo saartay shuruudo cusub oo lagu xiray ganacsatada jaadka dalka Kenya, waxaana hay\u2019adda beeraha Kenya ka dooneysaa ganacsatada jaadka in ay qaataan shaktiyo cusub.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Guddoomiyaha Ururka Ganacsiga Qaadka Kimathi Munjuri ayaa warbaahinta u sheegay in Hay\u2019adda Beeraha iyo Cunnada (Afa) aysan wali shatiyada siinin ilaa 500 oo ah ganacsatada qaadka dhoofisa.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">\u201dSi degdeg ah ayaan ugu baahanahay shatiyada sababtoo ah ma rari karno qaadka anaga oo aan u hogaansamin shuruucda,\u201d ayuu yiri\u00a0 guddoomiyaha ururka ganacsatada jaadka ee dalka Kenya Munjuri.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Ganacsatada jaadka ee dalka Kenya ayaa waxaa looga baahan doonaa si jaadka ugu soo dhoofiyaan Soomaaliya in ay u hogaansamaan Shuruucda Dalagga (Qaadka) kaas oo Xeerarkiisa isabadal lagu sameeyay sannadkan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dowladda Kenya ayaana soo saartay xeer ciqaab ah oo dhigaya qof kasta oo dhoofiya qaadka bilaa shati in uu mutaysan doono xarig ilaa saddex sano ah ama ganaax lacag dhan 5 milyan oo shilinka Kenya ah.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa dhawwaan magaalada Nairobi ku gaaray heshiis qodobo dhoor ah\u00a0 ka koobnaa, waxaana heshiiskaasi qeyb ka ahaa in dib loo furo suuqa ganacsiga jaadka Kenya laga keeno ee loo soo dhoofiyo Soomaaliya. Heshiiskan waxaa soo dhaweeyay kuna farxay ganacsatada jaadka beerata ee dalka Kenya, waxaa sidoo kale soo dhaweeyay ganacsatada Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171495,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171494","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ganacsatada Jaadka ee Dalka Kenya oo Caqabad cusub soo wajahday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ganacsatada Jaadka ee Dalka Kenya oo Caqabad cusub soo wajahday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa dhawwaan magaalada Nairobi ku gaaray heshiis qodobo dhoor ah\u00a0 ka koobnaa, waxaana heshiiskaasi qeyb ka ahaa in dib loo furo suuqa ganacsiga jaadka Kenya laga keeno ee loo soo dhoofiyo Soomaaliya. Heshiiskan waxaa soo dhaweeyay kuna farxay ganacsatada jaadka beerata ee dalka Kenya, waxaa sidoo kale soo dhaweeyay ganacsatada Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-18T09:00:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/4aaf6380-05d3-11ed-93ba-314ede9cd985.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"649\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/\",\"name\":\"Ganacsatada Jaadka ee Dalka Kenya oo Caqabad cusub soo wajahday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/4aaf6380-05d3-11ed-93ba-314ede9cd985.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2022-07-18T09:00:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/4aaf6380-05d3-11ed-93ba-314ede9cd985.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/4aaf6380-05d3-11ed-93ba-314ede9cd985.jpg.webp\",\"width\":649,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ganacsatada Jaadka ee Dalka Kenya oo Caqabad cusub soo wajahday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ganacsatada Jaadka ee Dalka Kenya oo Caqabad cusub soo wajahday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ganacsatada Jaadka ee Dalka Kenya oo Caqabad cusub soo wajahday - Wardoon","og_description":"Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa dhawwaan magaalada Nairobi ku gaaray heshiis qodobo dhoor ah\u00a0 ka koobnaa, waxaana heshiiskaasi qeyb ka ahaa in dib loo furo suuqa ganacsiga jaadka Kenya laga keeno ee loo soo dhoofiyo Soomaaliya. Heshiiskan waxaa soo dhaweeyay kuna farxay ganacsatada jaadka beerata ee dalka Kenya, waxaa sidoo kale soo dhaweeyay ganacsatada Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-18T09:00:13+00:00","og_image":[{"width":649,"height":341,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/4aaf6380-05d3-11ed-93ba-314ede9cd985.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/","name":"Ganacsatada Jaadka ee Dalka Kenya oo Caqabad cusub soo wajahday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/4aaf6380-05d3-11ed-93ba-314ede9cd985.jpg.webp","datePublished":"2022-07-18T09:00:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/4aaf6380-05d3-11ed-93ba-314ede9cd985.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/4aaf6380-05d3-11ed-93ba-314ede9cd985.jpg.webp","width":649,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsatada-jaadka-ee-dalka-kenya-oo-caqabad-cusub-soo-wajahday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ganacsatada Jaadka ee Dalka Kenya oo Caqabad cusub soo wajahday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171494"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171496,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171494\/revisions\/171496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171495"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}