{"id":171521,"date":"2022-07-19T11:26:30","date_gmt":"2022-07-19T08:26:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171521"},"modified":"2022-07-19T11:41:12","modified_gmt":"2022-07-19T08:41:12","slug":"ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/","title":{"rendered":"Ninkii dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida Galmudug iyo Walaashiis oo lasooqabtay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"390\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215-300x177.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ay xalay ka sameeyeen duleedka magaalada Caabudwaaq oo ku taalla waqooyga gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Howlgalka oo ahaa mid bartilmaameed ah ayaa waxaa lagu soo qabtay askarigii ka dambeeyey dilka taliye ku xigeenkii Nabad Sugidda Galmudug, Marxuum Faarax Cumar Geelle iyo Walaashiis Xaawo Cumar Geelle oo maalin kahor lagu toogtay magaaladaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo is-kaashanaya ayaa ugu dambeyn askarigaan kasoo qabtay deegaanka Ceel-gargaar oo hoostaga Caabudwaaq.<\/p>\n<p>Saraakiisha ammaanka ayaa warbaahinta usoo bandhigau ninkan ayaa ballan-qaaday in la horgeyn doono cadaaladda, si looga qaado talaabo sharciga waafaqsan.<\/p>\n<p>Soo qabashada ninkan ayaa ka dambeysay, kadib amar kasoo baxay madaxda sare ee Galmudug oo laamaha ammaana faray inay gacanta kusoo dhigaan eedeysanaha.<\/p>\n<p>Falka naxtinta leh ee ka dhacay Caabudwaaq ayaa sababay hadal heyn xoogan iyo shaki maadaama hal goob lagu dilay taliye ku xigeenkii NISA ee Galmudug iyo walaashiis.<\/p>\n<p>Caabudwaaq ayaa waxaa inta badan ka dhaca dilal qorsheysan, kuwaas oo qaarkood ay geystaan maleeshiyaad beeleed ku sugan magaalada iyo nawaaxigeeda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOOYAALT%2Fvideos%2F782916042884573%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"390\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215-300x177.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171523\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207206033.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"428\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207206033.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207206033-300x178.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207206033-696x414.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207206033-707x420.webp 707w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171524\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207209541.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"428\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207209541.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207209541-300x178.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207209541-696x414.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207209541-707x420.webp 707w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171525\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207213822.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207213822.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207213822-300x179.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207213822-696x416.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/FB_IMG_1658207213822-703x420.webp 703w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ay xalay ka sameeyeen duleedka magaalada Caabudwaaq oo ku taalla waqooyga gobolka Galgaduud. Howlgalka oo ahaa mid bartilmaameed ah ayaa waxaa lagu soo qabtay askarigii ka dambeeyey dilka taliye ku xigeenkii Nabad Sugidda Galmudug, Marxuum Faarax Cumar Geelle iyo Walaashiis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171522,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171521","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida Galmudug iyo Walaashiis oo lasooqabtay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida Galmudug iyo Walaashiis oo lasooqabtay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ay xalay ka sameeyeen duleedka magaalada Caabudwaaq oo ku taalla waqooyga gobolka Galgaduud. Howlgalka oo ahaa mid bartilmaameed ah ayaa waxaa lagu soo qabtay askarigii ka dambeeyey dilka taliye ku xigeenkii Nabad Sugidda Galmudug, Marxuum Faarax Cumar Geelle iyo Walaashiis [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-19T08:26:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-07-19T08:41:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"390\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/\",\"name\":\"Ninkii dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida Galmudug iyo Walaashiis oo lasooqabtay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-19T08:26:30+00:00\",\"dateModified\":\"2022-07-19T08:41:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg\",\"width\":660,\"height\":390},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida Galmudug iyo Walaashiis oo lasooqabtay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida Galmudug iyo Walaashiis oo lasooqabtay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida Galmudug iyo Walaashiis oo lasooqabtay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ay xalay ka sameeyeen duleedka magaalada Caabudwaaq oo ku taalla waqooyga gobolka Galgaduud. Howlgalka oo ahaa mid bartilmaameed ah ayaa waxaa lagu soo qabtay askarigii ka dambeeyey dilka taliye ku xigeenkii Nabad Sugidda Galmudug, Marxuum Faarax Cumar Geelle iyo Walaashiis [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-19T08:26:30+00:00","article_modified_time":"2022-07-19T08:41:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":390,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/","name":"Ninkii dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida Galmudug iyo Walaashiis oo lasooqabtay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg","datePublished":"2022-07-19T08:26:30+00:00","dateModified":"2022-07-19T08:41:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022719637937996143884215.jpeg","width":660,"height":390},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliye-ku-xigeenkii-nabadsugida-galmudug-iyo-walaashiis-oo-lasooqabtaysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida Galmudug iyo Walaashiis oo lasooqabtay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171521"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171521"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171532,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171521\/revisions\/171532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171522"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}